Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : F@CK QABIIL ------- F@CK REEL HEBEL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YGD

Tuesday, April 10, 2001 - 04:48 am
TO: ALL SOMALI BROTHERS AND SISTERS

War maxuu ahaayay qabiil kaan baas ee soomaalida maskaxda ka qab saday? Waagii hore dadaka waaweeyn ayya qabiilka lagu yiqiin laakiin maanta dhalinyaradii soomaliyeed oodhan waa uu saaeeyay meel kasto hajoogaanee. walaalaheeyga soomali yeedoow ga fogaada qabiil ka iyo reer hebel kaan baas ee isku daya in aad aduun kale lasocotaan. Intaas waxeey aheey talo walaaltinimo.Hadi aad haayso fikradaas mid kaduwan ee looga hortagi karo THIS FUCKIN QABIIL AND RER HEBEL waad soo qori kartiin.Waxaan idin ka rajeey nayaa in aad soo gudbintoon taan talooyinkiina wan wanaagsan tasoo caawindoonto dhalinyarada iyo dadka waaweeyn ee maskax ciyaaleedka leh.

PEACE.....................