Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan doonaya inaan isbarano gabadh DA DEEDU u dhaxeeso 19 -24 oo isku kalsoon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hype

Wednesday, April 11, 2001 - 06:31 pm
salaan........

aniga oo magacayga la yidhaahdo hype oo ku nool
wadanka stateka waxaan jeclaaday inaan isbarano
hablaheena quruxda badan midkamida ...
aniga da daydu waa 25 wax barashadii ayaan
wataa waana shaqeeyaa .......
hadaan faah faahin kale sii sheego waxaan ogahay
inay aflagaado bilaab mayso ....waxaan jecleestay
markaa inaan emailkayga idiin reebo idinkoo raali ah....gabartii doonaysa igala soo xiriir
emailkaygu waa
wguled@hotmail.com ama hypeee@yahoo.com


barasho wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamso

Wednesday, April 11, 2001 - 06:39 pm
to.hype
ma xuma aboow barashada ee su'aal intee dagantahay stateka waa weenyahee