Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAXAAN AHAY WIIL XISHOOD BADAN''''''''''
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqoow

Friday, April 13, 2001 - 08:38 am
Waan idiin salaamay dhamaan waxaa ahay wiil 19,jir ah waxaana jeclahay in,aan isbarano gabar wanaagsan laakin waxaan ka,baqaa sidan ugu sheegi lahaa waxaa xitaa mar,mar ku,fekiraa sidan yeeli lahaa xitaa markeey xaaskeeyga noqoto hadaba abaayo hadaan is,fahmeeno oo,aad tahay qof ila fahmeeyso fadlan ila soo xiriir MAHADSANID