We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Thursday, October 19, 2000 - 03:40 am Waxaan ahay wiil somaaliyeed oo dabeecad wanaagsan oo ah nooca ay gabdhaha jecelyihiin lakii waxa aan raa dinayo ma'aha qurux oo kaliya ee waa iimaan caqli iyo diin hadaad intaas haysi oo aad dadkaaga isaga dhexjirtid (xoogaa iska qurxoontahay) banaan iskeen oo ila hadal waxaan jiraa 26 dhirirkeeygu waa 5.9 ama 178ft murqo kuusana waa leeyahay oo masaajo u baahan xbad yar oo aadan barkin u baahaneeyn waxaad igala soo xirii kartaa cinwaankan kaftanka@netscape.com
|
| | Friday, October 20, 2000 - 06:47 am to public: oo ma intaa ayaa ku dhamaatey is tilmaantaa, adigu sidee ku tahay xaga diinta ama wax barshada gabar´sidee ahna ayaad raadineysaa?
|
| | Friday, October 20, 2000 - 10:39 am To leilaa waleesheeda qaaliga ah waan ku salaamay hadaan kaaga jawaabo su'aashaada waxaan rabaa gabar iimaan leh diinta taqaan oo xoogaa iska qurxoon aanan buurnayn''''aanan waxana baratay aanan ka yareen 22-24 una dhaxeeysa da'daaz sheeko fiican aan saaxiib noqon karno waddda sheekeeysan karno schoolna jecel nadaafad badan aniga @ waxan ahay sidan nin diintiis yaqaan isla markaasna yaqaan dhaqanka westernka (laakiin kuma dhaqmo)dabeecad macaan high school dhameeyey Collegena waxyar baa iiga haray oo goor hore ayaan dhameeyn lahaa ee something came up''''' waxaan u maleeynayaa in aan su'aalahaaga kaaga jawaabay waxii su aal ah aad qabto waan kaaga jawaabayaa please ask I'll be happey to answer jaaw walaashiis.
|
| | Saturday, October 21, 2000 - 04:15 am WOOOOOOOOOOOOOOOOOOW, GOOD MANTA DHAN WAX AQRIS LEEN KU JIRAY FINELY I SAW THIS AND I REALY LOVED THE WAY U TALK ,,,,KEEP IT UP LOL,,,, KEEP ON LOOKIN ,,,,,I PROMISE U WILL FIND THE RIGHT WOMEN SOON,, FINGER CROSS,,,, LOL LOL
|
| | Monday, October 23, 2000 - 05:49 am magacayga waa indhajacayl waxaan raaadinayaa gabar dabeecad iyo aragwanaagsanlaeh oo 20ilaa 26 jir ah oona dagan aniga run ahaantii waxaan ahay inan iska dagan oo shaqysta nadaganwadanka holand walaalahayga qaaliga ahow xaalku halkaaas ayuu marayaa sababtoo ah waqtixaadirkan la joogo aduunku wuuu isbadalay oo waxaa batay isfuritaankii iyoaamin daradii marka qof saafi ah oolahelo way yartahay oomaalimta ugu horaysa afmacaan ayaa la iskula hadlayaa lakiin markii la isguursado meeshii ay qofwalba ujoogtay ayay kabilaabanaysaa oo la is caaynayaa taasna mafiicna by mister indho jacayl I wish you all the best
|
| | Tuesday, October 24, 2000 - 02:57 am asalamu alekum dhamaan Puplic walaal markaan aqristay realy aad ana u qoslay funy aa tahay wxaan kuu rajeynaa in aad hesho qofka aad raadineyso....
|
| | Tuesday, October 24, 2000 - 06:56 am To muxubo Walaal aniga waan kaa qoslinayaa oo inta aad ila joogto boorin ma'noqonaysid laakiin hadii ilko oo beena kuugu jiraan agteeyda ha'imaan oo waad ceeboobaysaa sida aad u qosleeyso ayeey kaa soo dhacayaan ceeyrtana waad ogtahay beryahaan waa laysku booday oo ilko dambo dad uma'gadayso inaa meelaha karadsato xoolo la'khalay sida aragi iwm marka waa ku kaas warkaaga hala helo hadaad nuurayso banaanka iskee hay oomin hee jaw.
|
| | Tuesday, October 31, 2000 - 09:05 am public. walaahi saan u qoslaayey waa saxday dadka dhan way ila yaabeen. Man,waxaan maanta dhan aqrinaayey tane way ii dhimaneed yaah. gacanaa kuu taagay adiga saaxiib. keep up the good work. Naag adigana kaa qosliso waa helesaan, hadaa ilkaha kadhamaysana, dhibmalahan adigaa cuntada u calalinaaya. maalin wanaagsan. Lol Lol. :-) by
|
| | Wednesday, November 01, 2000 - 04:51 am To SisBMA Walaashiis macaan waa ku salaamay maxaa dhacay hee adiga isma sharxin hee koleey kab-matihid waa ku ogahee(kab-matihid=ma'foolxumid) isi sheeg hee yaaqeey ha' fiigin kan kaftanleewaayee si fiican ayaa laguu soo dhaweeynaa walaashiis waa ku kaas warkaaga ha lamaqlo jaaw beelo
|
| | Wednesday, November 01, 2000 - 09:38 am Public, Malaysku ciyaaraa saaxiib, aniga maku jiri nooh, Ilakahayga nusaa lafo iyo qoryo ah nooh marka ilka la'aan maka bixi kari aniga. LOL:-) Maalin wanaagsan, sisBMA
|
| | Wednesday, November 15, 2000 - 03:06 am Yaa ar intee jirta nolasheeda adoo kalaan raadinaayee lakiin waxaan ka baqayaa in aad igu noqoto shafdooro wiiloow emailkaaga fiiri wax aad layaabto ayaad arki doontaa inta si fiican uguma hadlikaro qolka nagali
|
| | Tuesday, November 21, 2000 - 02:41 am U'r soooooooooooo fuuuuuuuuNNy U should have U own comdey stand up U are talent. please keep making us laughter thank U
|
| | Wednesday, November 22, 2000 - 05:17 am ha h ah ayaan u funy u guys look like good couple lol Public i'm sure u funy guy and u said u have nice body sure u will find nice sis.
|
| | Wednesday, November 22, 2000 - 06:26 am To Ilhan Walaashiis ma'ogid miyaa qosolka in uu caafimaad yahay oo yahay daawada ugu fiican oo lacag la'aanta ah da'na ciyoow kuma koreeyso hadad qosol badantahay''mid macno leh''marka walaashiis adiga ma'isku dhaceeysid miyaa? mise misaajada ayaa ka cabsatay 'taa waalagaadeeynayaa haka baqin hadii aad tahay qof isku dhaceeyso oo dhalaaleeyso ii sheeg waqtiga aad seexato??????si aan ana u seexdo inta ay magaalada mugdi noqon raalina iga ahoow English iskuma fiicnin waxaana u maleeynayaa hadaanan qaldamin in aan joogo somaliNet =somali waa ku kaasaa warkaaga hala helo hana kuu macaanaato kaftankana waa furanyahay haduusan ahayn mid qofka hoos u dhigaya love pablic
|
| | Monday, December 11, 2000 - 03:19 am waxaan ahay gabadh somaliyed oo degan wadanka Denmark waxana jiraa 21sano waxaana weli radinayaa inaan helo wiilkii ilahay i qoray inan calaf isku yelano waqti uma hayo radintaa maxa yelay wax ayan bartaa sidas daraded ayaan internetka nasibkey ka radsanayaa ilahay hadu ka dhigo. waan la socdaa inay adagtaa inuu qofkaa runtaa kugu shego adigo aqoon ama arag lakin aminantaa aya wax walba ka ficaan sidaas daraded aniga waxay ila tahay walaal hadad radineysid gabadh somaliyeed oo aad la shekeysatid diyar ayaan ku hay. sidas iyo barasho wanagsan emailkay waa af7876@ehs.dk
|