Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

WE ARE WORKING ON THE NEWS SECTION
 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

Geedi oo sheegay in magaalada oo dhan ay dowlada federaalka gacanta ku heyso
Thu. April 26, 2007 07:20 am.- By Abdiaziz Mohamed Warsame. -

(SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed Prof: Cali Maxamed Geedi ayaa ka Hadley manta mar kale dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho.

Ra’iisal wasaare Geedi ayaa sheegay in dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ay gacanta ku wada heyso guud ahaan magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay ra’iisal wasaaraha dagaalo ay la galeen ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa dowlada Itoobiya kooxo uu ku sheegay in ay argagixiso yihiin ay guulo ka gareen.

Hadalkan ka soo yeeray ra’iisal wasaaraha ayaa ku soo beegmey manta iyada oo dowlada federaalka ay guulo ka sheegatay dagaaladii ka soconayay magaalada Muqdisho. Ilaa iyo hadda ma jirto wax hadal oo ka soo baxay dhinacyadii dagaalka kala soo horjeeday dowlada.

News Category: Soomaaliya
Latest Headlines


ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(11) NORTH AMERICA(41)
::: CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 2,118,994 posts, 153,459 topics and 79,404 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.