>xxxx
Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE

RECENTLY WATCHED VIDEOS

10 minute refresh
Bada Cas- C/nasir N. Macalin Classic Somali Song-Hees

Title: Bada Cas- C/nasir N. Macalin Classic Somali Song-Hees
Description: http://rapidshare.com/files/71165532/Various_-_08_-_8-BADA_CAS.mp3 I'll try uploading more somali songs Cabdi Nasir Macalin - Bada Cas Dhul biyuhu maraanoo Xareeduna baliga taal Wacan bay ku dhalatiyo Dhul barwaaqo ah ood garan Bidhaanteedaan waayoon Baadi doon ku waashee Bariga ay ku nooshaa Shinbir buuba igu tidhi Bararkeeda oon barkadiyo Basharkeeda ayaan u bogaya Bishan dhexdeeda oon helaan Boqal aan soomaan balan ku qaadee Bilaash laguma dhaartee. Buurahan Jecleeystiyo Bartii muuqa dheerayd Badhtankeediyo Baladwayney ku nooshee Boqolka soo baxaayaay Shan iyo Tobnaadeey Baahida aan kuu qabo Barniyeey Bidhaan Aragaa ha iga tagin. Labbad Bootin Dheer Bureeqa oo Baalasheedii Fidisoo In ay buubto biloowdoo Bilcin nadii ka boodaay Barigii aan is baranaan Wadnaha boog ku yeeshee Beerkii bay damqadayoo Boqoduhu kuu basaasee Badda casbaan ku gaynayaa Biyo Janaan kusiinayaa Bogeeyga waan ku saarayaa Badbaado ood aragtiyo Barwaaqo oo aan gaadhnaan Bilaahi kuugu marayaa. Buuraha aan jecleeystiyo Bartii muuqa dheereeyd Badhtankeediyo Baladweeyneey ku nooshee Boqolka soo baxayaay Shan iyo tobnaadeey Baahida aan kuu qabo Barniyeey Bidhaan araga ha iga tagin
Author: keysecade
Tags: baada, c/nasir, cas, classic, eastafrica, hees, heeso, muqdisho, Somali, Somalia, song, studio, xamar, xeraale
Duration: 385 seconds
View count: 21486
Rating: 5.00 (12 ratings)
Flash: http://www.youtube.com/v/_ExYTrJHhRk&f=gdata_videos
Watch page: http://www.youtube.com/watch?v=_ExYTrJHhRk

Related:

Top rated videos by user:

Qab + iil = Qabiil by RAAGE YAMYAM

Minneapolis Attorney as Future Somalia President?

somalia iyo Qabiil

Somali Dance ( I Miss Xamar)

New York Times Video Report on ONLF - Ogaden Somali Fighters

Unreported World Somalia 1

RF Online Event Chip War (3/3)
:::::: ::NEXT