Search found 31 matches

by Col.Shabel
Sat Oct 20, 2007 10:56 am
Forum: General - General Discussions
Topic: Geedi to Abgal: Massacre dabayaco from Bari
Replies: 2
Views: 290

Geedi to Abgal: Massacre dabayaco from Bari

''Ra’isul-wasaare Geeddi:- “Waxaan Ummadda ku nool magaalladda Muqdishu ugu baaqayaa inay iska celiyaan dadka magaca Dowladda huwan ee doonaya inay ku bara-kiciyaan..”

http://www.somaliweyn.com/pages/news/Oc ... Oct20.html


:lol: :lol:
by Col.Shabel
Sat Oct 20, 2007 10:42 am
Forum: General - General Discussions
Topic: General Caydiid viz a viz General Bare
Replies: 32
Views: 4790

Re: General Caydiid viz a viz General Bare

War Gen.Aideed,

ceebta ka daa ilmahaan oo taarikhda wax ka aqoon.

Walle Siad Barre ilaa Kenya baa daba joognay :lol:

[quote="Gen.Aideed"]

Aideed's forces chased him across the border after repulsing an attempt by his forces to retake the capital

The USC, led by Gen. Aideed, captured several ...
by Col.Shabel
Fri Oct 19, 2007 2:04 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Askartii Koofiya Casta back in Xamar!
Replies: 2
Views: 431

Askartii Koofiya Casta back in Xamar!

Ciidamada Puntland ee Xamar jooga oo Sameystay astaan gaar ah oo ay isku gartan Kadib markii ay shaki culus ka qaadeen Ciidamada DFS ee Muqdisho ka soo jeeda( Aqri Warbixi dheer oo ku saabsan)


19 Oct 2007 Muqdisho - Tani waa calaamad muujineysa heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka Madaxweynaha ...
by Col.Shabel
Sun Oct 14, 2007 7:29 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Habar gidir iyo Abgaal
Replies: 74
Views: 8918

Re: Habar gidir iyo Abgaal

Luq,

Ee ani xataa so ma dhihin rag oo NSS-tii iyo Red Berets oo ku haray magaalada oo dharka iska dhigay baa qas ka bilaaway Xamar sii Hawiye u jabo... :lol:

War twisted calqi xume,

Abgaal door fiican buu ka qaatay dagaalkii Afweyne laku riday....USC-da ba Abgaal baa Rome ku soo dhisay, oo yuu ...
by Col.Shabel
Sun Oct 14, 2007 7:04 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Habar gidir iyo Abgaal
Replies: 74
Views: 8918

Re: Habar gidir iyo Abgaal

Sacad oo Red Beret ah oo Abgaal xasuuqayo :o

Kaalay marduufkaan ila cun...ileen caawa qosol baad iga keentay :lol:
by Col.Shabel
Sun Oct 14, 2007 6:57 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Habar gidir iyo Abgaal
Replies: 74
Views: 8918

Re: Habar gidir iyo Abgaal

Luq,

91kii ka bacdii Xamar waxaa ka dhacay falal burcadnimo iyo dilal oo la ogeen qofka ka dambeeyo....waxaa mar dhow la ogaaday in askar ka haray Siyad Barre iyo NSS-tii ka dambeeyeen falalkaas...waxaa arrintaas qirtay Mareexan oo aqaan :lol: :lol:



Sacad oo Red Beret ah :lol: :lol:


War wuxu ...
by Col.Shabel
Sun Oct 14, 2007 6:50 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Habar gidir iyo Abgaal
Replies: 74
Views: 8918

Re: Habar gidir iyo Abgaal

Twisted logic caqli xumaa.

Wsnt Dr.Bood leader of USC?

Wst Abgaal the biggest financiar of USC?

Abgal halgankii Aweyne lagu riday wey ka qeybkaleen....ee adiga wax aad ogtahay baa iska yar. Waxaad tahay cunug yar oo taarikhda wax ka aqoon..dadkii 91 Hawiye u soo halgamay..aa maanta dhahday ...
by Col.Shabel
Sun Oct 14, 2007 6:18 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Habar gidir iyo Abgaal
Replies: 74
Views: 8918

Re: Habar gidir iyo Abgaal

(((Whether it was Sacad wearing Red Beret uniforms and xasuuqing Abgals in Xamar in the late '80s (fact) to make it look like it was Marehan')))

:lol: :lol:

Haaheey, isku dirkii baa la bilaaway....Sacad oo Red Berets ah :lol: :lol:

Maxaa kaloo cusub?
by Col.Shabel
Sun Oct 14, 2007 5:43 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Somalia=Muqdisho
Replies: 7
Views: 1385

Re: Somalia=Muqdisho

City:

http://www.liiraan.com/ddd.jpg
http://www.magaalo.com/files/muqdisho.jpg
http://upload.moldova.org/politicom/undifined/Mogadishu_Somalia.jpg
http://somalitalk.com/2004/sawiro/bb10.jpg
http://somalitalk.com/2004/sawiro/bb14.jpg
http://family.webshots.com/photo/1052363376039979677HWaobc
http ...
by Col.Shabel
Sun Oct 14, 2007 5:31 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Somalia=Muqdisho
Replies: 7
Views: 1385

Somalia=Muqdisho

Walle qofkii dhahay Somalia waa Muqdisho run buu sheegay.

Haddii aad fiirisid xaalada Somalia...waxaa haboon inaad fiirisid xaalada Xamar ileen Xamar wacey ku tuseesaa Somalia oo dhan waxa ka dhacayo.

Tusaale ahaan.

Since 1991,

-Somalia dagaal sokeeye baa ka dhacay..........Xamar waa magaalada ...
by Col.Shabel
Wed Oct 10, 2007 5:38 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya
Replies: 73
Views: 3653

Re: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya

((You guys are sleeping under trees))

War yaa ula jeeda under trees?

Insha allah mujahideenta wey guuleysan doonan.


Ogaden iyo Ceyr waa labada lug eey Somaliweyn maanta ku taagantahay.


Insha allah, Amxaarada Somalia waa ku jebin doona...maanta ilaa 100 ba ku baqtiyeen Baidoba....maalinkastena ...
by Col.Shabel
Wed Oct 10, 2007 5:19 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya
Replies: 73
Views: 3653

Re: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya

War meesha nacnacda ka daaya.....Topic-ka waa Sheekh Xasan Daahir Aweys.


Wixi dhexmaray Daarod iyo Hawiye waa la wada ogyahay...cuqdada iska daaye ee ka tashada mustaqbalkiina.


Ilkoyarda baa ugu cuqdad badan horta Daaroodka oo dhan....ileen waxa u maleyay Majerteen lee kaliya....

21kii sano ...
by Col.Shabel
Wed Oct 10, 2007 4:41 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya
Replies: 73
Views: 3653

Re: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya

Already happened :lol: Haddana Cabdullahi yusuf baa naf ka raadsatay? Nin maqaarsaar ah?

Anyways topic waa: Daahir Aweeys halyeyga Soomalia....taarikhdiisa iyo Al Itixaad ba la soo bandhiga

--
NY Times

August 10, 1996

Ethiopian Army Attacks 3 Towns in Border Region of Somalia

By JAMES C ...
by Col.Shabel
Wed Oct 10, 2007 4:38 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya
Replies: 73
Views: 3653

Re: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya

Halyeyga Soomaliya:

Sheikh Hassan Dahir Aweys was born in the Galgaduud region of Somalia between 1935
and 1943. He is a member of the Ayr sub-clan of the Habargadir group of the Hawiye
clan. Although not the most powerful sub-clan in Somalia, Ayr is reportedly one of the
most powerful clans in ...
by Col.Shabel
Wed Oct 10, 2007 3:50 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya
Replies: 73
Views: 3653

Re: Sheekh Xasan Daahir Aweys: Halyeyga Soomaliya

:lol: :lol: :lol:

Qaar wexey yiraahdaan Cabdullahi yusuf baa heshiis la galey Caydiid ileen ma rabin Siad Barre inuu xugunka ku soo noqto.....qaar kale-na waxey aaminsanyihiin in Cumar Jess la jiray Ceydiid...qaar kalena waxey dhahaan Morgan baa qalad sameeyay :lol:


At the end:

Xawaadle aa ...

Go to advanced search