Search found 211 matches
- Tue Nov 15, 2011 5:03 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Salam S.net
- Replies: 12
- Views: 758
Re: Salam S.net
wey hagaagi doonaan mar dhow
- Mon Sep 19, 2011 1:34 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: UAE as an Example for Somalia
- Replies: 53
- Views: 2370
Re: UAE as an Example for Somalia
UAE iyo soomaali iskuma dhawa dhankaa waa wadan yar oo reera aanana cadawad ka dhaxeyn eey dagan yihiin , dhankeena waa meel xaaladu eey aad u adag tahay ,
ptland hadey heshiiyaan ayaga galmudug iyo ximin iyo xeeb . eeyna sameystaan gaashaanbuur saliida wey ka faaideysankaraan .
balse 3 daa ma ...
ptland hadey heshiiyaan ayaga galmudug iyo ximin iyo xeeb . eeyna sameystaan gaashaanbuur saliida wey ka faaideysankaraan .
balse 3 daa ma ...
- Mon Sep 19, 2011 1:18 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Isaaq leadership in the Shabaab
- Replies: 15
- Views: 1638
Re: Isaaq leadership in the Shabaab
alshabab waqooyi haka yimaad ama koonfur wa isku fikir wax kala duwanaansha ah ma leh , ninkii dhibka dhaafi wayana waa in leyska qabtaa ,mana ahan iyo qabaailada soomaaliyeed laysku diro , xitaa haduu ina godana yahay isaaq miyeey jecelyihiin ayagu ,iyagaaba kaa neceb marka micno sidaa ubuuran ...
- Thu Jul 14, 2011 2:58 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Snet Donation Drive
- Replies: 52
- Views: 2863
Re: Snet Donation Drive
qofkastoo caqligiisu wanaagsanyahay wuu ogyahay in alshabab iyo fikiradooda eey hada aaminsanyihiin iney tahay qalad xitaa adigan baa og , lakin waxaa laga yaabaa inaad isleedahay amni beey keeneen gobolada qaar ,balse waxaad iska indha tireysaa mabaadi'da alshabab ee ah qof kastoo kasoo horjeesta ...
- Thu Jul 14, 2011 2:43 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Snet Donation Drive
- Replies: 52
- Views: 2863
Re: Snet Donation Drive
but I give them credit when they bring peace and order where they take,which the TFG is unable to do with all the help of the world.
unlike you who is supporting TFG because of your red lip uncle Sheekh Shariif who is the president, and you will do 180 turn as soon as he is sacked, like you use to ...
unlike you who is supporting TFG because of your red lip uncle Sheekh Shariif who is the president, and you will do 180 turn as soon as he is sacked, like you use to ...
- Thu Jul 14, 2011 1:19 am
- Forum: Politics - General Discussions
- Topic: Shariif Sakiin the Merciful
- Replies: 3
- Views: 675
Re: Shariif Sakiin the Merciful
sakiin waa nin qariban , in jagadaas qof kalo daacad ah loo hela mooyaane dhibkiisa ma joojinaayo .
horta xiligiisa imisaa ka dhiman .
horta xiligiisa imisaa ka dhiman .
- Thu Jul 14, 2011 1:13 am
- Forum: Politics - General Discussions
- Topic: Has new Somali PM Abdiweli Gaas reported to Meles Zenawi yet
- Replies: 1
- Views: 431
Re: Has new Somali PM Abdiweli Gaas reported to Meles Zenawi
waxbaa yara qaldan meesha xawaarihii eey shaqada ugudanayeen xiligii farmaajo wuu yaraaday , malez amxaarkaas hadaan war ka sugno waligeen ma hormareyno maadaama uu yahay nin dhibaatada soomaali eey dan ugu jirto siduu isaga aamin sanyahay , waana caqli yarida madaxda afrika ,waa leysku dirayaa ...
- Thu Jul 14, 2011 12:28 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Snet Donation Drive
- Replies: 52
- Views: 2863
Re: Snet Donation Drive
alshabab hadaad wax udirto si umada loogu sii wado dhibka ,dagaalkana uu usii socdo cuqubadeeda aduunkaadba ku arki doontaa . sadaqadaada baxso adoo ka ilaalinayo iney faraha ugasho qof si xun u isticmaalo rabo ama dhib ugeysan rabo dad dhibaateysan , wuxuu rabo haba ahaadee .
hana udhiibin ...
hana udhiibin ...
- Thu Jul 14, 2011 12:15 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Snet Donation Drive
- Replies: 52
- Views: 2863
Re: Snet Donation Drive
walaalha muslimiinta ama kuwaan muslimiinta ahayn ee u naxay bini aadamnimada ha ugargaaraan walaalahooda hana sadaqeystaan wexey heli karaan . lakin waxaa fiican maamulka snet ama qof wanaag lagu ogyahay loo diro inta lacag ee la bixiyay , kadibna uu guud ahaan lacagta soo qoro isagoon sheegeyn ...
- Tue Jun 21, 2011 1:39 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Sharif Hassan throws a temper tantrum at naming of PM
- Replies: 40
- Views: 2214
Re: Sharif Hassan throws a temper tantrum at naming of PM
siyaad bare AUN hadaan inta kale iska dhaafno afsoomali ayuu si fiican u yaqiinay ,italiano wu ku hadli jiray nin go,aan leh buu ahaa laakin ninkan xitaa luqadiisa soomalida qaar ma fahmi karaan luqada reerkiisa un buu yaqaan .
- Tue Jun 21, 2011 1:32 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Mudane Farmaajo Going Home To New York
- Replies: 42
- Views: 3346
Re: Mudane Farmaajo Going Home To New York
farmaajo wuxuu dareensiiyay soomalida in dhibka uusan ahayn ciidanka iyo shacabka ee uu yahay madax isku sheega meesha fadhido een rabin daganaanshaha soomaliya , dagaalkana faaido ugu jirto , wuxuu tusay in effort yar lagu sixi karo wax weyn , iyo in alshabaab eeysan eheyn bir ,but eey yihiin baraf ...
- Tue Jun 21, 2011 1:10 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Sharif Hassan throws a temper tantrum at naming of PM
- Replies: 40
- Views: 2214
Re: Sharif Hassan throws a temper tantrum at naming of PM
sharif skiin in uu barnaamij intaa la eg ciyaari karo ilamaba ahan ee yaa wato ninkaan oo ku hoos dhuumanaya .
qofaan basic waxbarashada heysan aanan aqoon English ,arabic xitaa afsoomaali fiican oo ku hadlayo afka reerihiisa bas sidee ayuu barnaamij noocaan ah u wadi karaa ,sidey ila tahay dad ayaa ...
qofaan basic waxbarashada heysan aanan aqoon English ,arabic xitaa afsoomaali fiican oo ku hadlayo afka reerihiisa bas sidee ayuu barnaamij noocaan ah u wadi karaa ,sidey ila tahay dad ayaa ...
- Tue Jun 21, 2011 12:48 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Mudane Farmaajo Going Home To New York
- Replies: 42
- Views: 3346
Re: Mudane Farmaajo Going Home To New York
sorry 4 de 2 posting
- Tue Jun 21, 2011 12:46 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Mudane Farmaajo Going Home To New York
- Replies: 42
- Views: 3346
Re: Mudane Farmaajo Going Home To New York
esecial jop!! I dont understand that , they forced him to resign and now they are saying he accepted to stay in moqdisho .Voltage wrote:He is not going back bro. He said he is staying in Mogadishu and Sheikh Sharif said he has accepted to do a special job for the TFG.
what is the reason behind this ?

what is the reason behind that?