Ahlu Sunna Wal Jameeca Clerics Condemn UIC

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Ahlu Sunna Wal Jameeca Clerics Condemn UIC

Post by AbdiWahab252 »

The traditional clerical leadership of Somalia, Ahlu Sunna Wal Jameeca, have condemned the fighting and especially the UIC's radicalism and fatalism

For more info: http://ahlusunna.org/

Waa in la joojiyaa dagaallada dhiiggu ku daadanayaan, lana qaataa dib uhishiisiinta ay ku baaqeen culammaaÂ’udiinka soomaaliyeed sidaas waxaa yiri caalimka weyn e sida aadka ah looga yaqaano geeska afrika iyo waddamada carabta.

Sheikh maxamuud sheikh xasan oo wareysi siinayey qaar ka mid ah idaacadaha muqdisho ka jira kuna hadlayey magaca culammaaÂ’udiinka soomaaliyeed ayaa sheegay in aan la taageerin dagaallada ka socda soomaaliya oo uu sheegay in labada kooxood ee isaga soo horjeeda dagaallada ay kala adeegsanayaan dad ajnabi ah.

Sheekhu wuxuu sheegay inaan diin lagu dagaallamayn ee dhiigga umadda loo daadinayo xukun jacayl, taasoo cid waliba ay heli karto waxay doonayso ee Ilaahay u qadaro iyagooo aan daadin dhiigga ummadda.



Sheekha oo la wqeydiiyey in ciidama Ithobiya ka dagaallamayaan gudaha soomaaliya ayaa yiri ilaa goormaa la lahaa ciidamaa soo galay maxaa faaÂ’iido laga hayaa, mar horaan caddaynay sida looga badbaadi karo labada dhinac inay adeegsadaan ciidama ajnabi ah.

Culammada soomaaliyeed horey ayey ugu baaqeen in ay sameynayaan dib u hishiisin laakin kooxaha maxkamadaha iyo dawlada ku meelgaarka, laakiin kooxaha maxkamadaha ayaa yiri see loola hishiinayaa kooxo mujrimiin ah oo ay uga jeedaaan dawladda ku meel gaarka oo horey usaama binlaadin amar ugu siiyey maxkamadaha inay laayaan dawladda iyo madaxweyne c/laahi yusuf oo usaama sheegay inay gaalo yihiin.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”