ETHIOPIAN ARMY IN SOMALILAND

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

ETHIOPIAN ARMY IN SOMALILAND

Post by COSTA »

http://www.sooyaal.com/?w=show&id=2462



Qoraallo hore ayaanu ku muujinay damaca dawladda Embigati iyo Ehopia
ay dagaalka ugu jiraan inay ku mideeyaan Somalia iyo Somaliland.Hadaba
Zanawi iyo ina Yusuf-yey waxay cadeeyeen inaanay shacabka iyo dawladda
Somaliland midna kala tashanin ee ay fara gelin ciidan oo toos ah ku
hantiyaan dalka Somaliland. Waa hab aan ka duwanayn kii ay ku qabteen
Somaliya.

Ciidamada dhulka ee Ethopia ayaa si sharci darro ah u soo galay dhinaca
galbeedka ee xiga xuduudka Jabuuti iyo Somaliland,waxaanay socdeen
ilaa xeebta waqooyi ee gobolka Awdal. Dayaaradaha loo yaqaano Mig ee
ciidamada cirka ee Ethopia ayaa ka soo kacay saldhigga Goday siday
doonaana u mushaaxay hawada dalka Somaliland, gaar ahaan gobolka
Awdal. Dad badan oo shacabka iyo dawladda Somaliland ayaa xaqiijinaya
inay indhaha saareen labada ciidan ee aan halkan ku xusay. Mar aan la
xidhiidhay saraakiil ka tirsan maamulka gobolka kilin5-aad waxay ii
cadeeyeen inay jirto fara gelinta ciidan ee Ethopia kula kacday Somaliland.

Hore waxaynu u ogayn xidhiidhkii saaxiibtinimo ee ay Somaliland iyo Ethopia
oo ay xididka u adkeeyeen halgamayaashii SNM heer wanaagsan oo wakiilo
lays dhaafsado inuu gaadhay. Maxaa ka daba yimi! Waxa weji kale u yeelay
xaaladahii siyaasadeed ee gobolka geeska dhowaan ka soo ifbaxay.
Ethopia oo shacabkeedu kala badh muslimiin ah ayaa ka baqay kacdoonka
maxaakiimta islaamka ee Somaliya. Maraykanka oo isaguna hormood ka ah
dagaalka bedelay dagaalkii qaboobaa ee lagula jiro aduunka muslimiinta ah
oo ay u arkeen inay noqon karaan quwad u dhiganta ta reer galbeedka ayay
is-kaashadeen Ethopia. Cidda ay u arkayeen inay danahooda food-saar uga
dhigtaan waa dawladda Embigati oo itaal u wayday inay hanato Somaliya.

Sadexdaa is-xulufaystay ayay ka go´antahay laba,isku marna la fuliyo.
Waa ta hore eh dawladda Embigati in loo qabto Somaliya oo ay ku jirto
Somaliland,waa ta labaade in kacdoonkii maxaakiimta islaamiga laga cidhib
tiro Somaliya oo ay ku jirto Somaliland ahna danta Ethopia iyo maraykan.
Dabaylahaa siyaasadeed ee ka soo ifbaxay geeska afrika ayaa gundhig u
ah inay saxiibtinimadii Ethopia iyo Somaliland isbedel ku yimaado.
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Post by smooth »

They always been there anything new?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

I THINK THEIR SUCCESSION TIME IS OVER Laughing
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Post by smooth »

You know whats really hypocritical the fact that they fought side by side with the dofaars against the ICU and now they getting bit in the arse and wail

"this is why we never wanted somaliweyn"

on top of that luugoye boasting there EGO even further
Nagin
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1283
Joined: Sat Jul 29, 2006 11:29 pm
Location: QabriDahar F*** da rest....

Post by Nagin »

Laughing Laughing
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Post by Cawar »

[quote="smooth"]You know whats really hypocritical the fact that they fought side by side with the dofaars against the ICU and now they getting bit in the arse and wail

"this is why we never wanted somaliweyn"

on top of that luugoye boasting there EGO even further[/quote]

Your realizing that just now huh?? well not bad..better late than never.. Very Happy
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Post by HELWAA »

[quote="COSTA"]I THINK THEIR SUCCESSION TIME IS OVER Laughing[/quote]


why are you obsessed with qaldaan topics....reer xamar boy? Confused Rolling Eyes
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Post by smooth »

Caddey

Things need regurgitating for some of these landers, as much as i deeply support there separatist dream of Somalia it just sickens me when they Justify there separatist dream because of the Amxaar occupants your uncles invited whom they open heartedly supported
Last edited by smooth on Tue Jan 09, 2007 11:25 am, edited 1 time in total.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Laughing , Cawar shaqsiyan anigu waan ka soo hor jeeda wixii gardheer ah, laakiin nin kale oo somaali ah walley iga tahay inaanan usoo kaxaysanayn nin shisheeye ah . Middda labaada na , assuming sheekadani waa run , dee ARMY iyoo Mig waa kala labo. Laughing
Dayuurad Ethiopia leedahay oo soo dul marta dhulkeena , wey dhici karta , taasna waa loo shegaya xabashida , laakiin Xamar dhexdeeda ayaa gabdhihiini lagu wasaya ee maxaad inoo sheegeysan anaga?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Ina Baxar"]:lol: , Cawar shaqsiyaan anigu waan ka soo hor jeeda wixii gardheer ah, laakiin nin kale oo somaali ah walley iga tahay inaanan usoo kaxaysanayn nin shisheeye ah . Middda labaada na , assuming sheekadani waa run , dee ARMY iyoo Mig waa kala labo. Laughing
Dayuurad Ethiopia leedahay oo soo dul marta dhulkeena , wey dhici karta , taasna waa loo shegaya xabashida , laakiin Xamar dhexdeeda ayaa gabdhihiini lagu wasaya ee maxaad inoo sheegeysan anaga? Laughing[/quote]

Diyaaradaha dul maray somaliland may ahayn Ethiopia waxay ahaayen Diyaarado American ah oo jooga djibouti.......

There is not ethiopian army in somaliland and they will never be tigre army in somaliland..........
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”