Rape Allegations By Ethiopian Troops In Somalia Increases!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Rape Allegations By Ethiopian Troops In Somalia Increases!

Post by muslim-man »

Kufsigii ay Ciidanka Itoobiya u Geysanayeen gabdhaha Soomaaliyeed oo sii socda...

Dhanka kale Hay'adaha reer Galbeedka ee ku sugan Bariga Kenya ayaa waxaa wararku sheegeen in ay soo gaarayaan warar isasoo taraya oo tibaaxaya kufsi ay Ciidamada Xabashida ee soo galay Soomaaliya u geysteen gabdho Soomaaliyeed. Mid ka mid ah warbixinadaasi waxay sheegtay in dad soo gaarey Dhoobley ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ay kufsi u geysteen gabdho Soomaaliyeed. Waxaana warbixintu sheegtay in nacaybka u dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiy auusan ahayn mid qarsoon.

Ilaa hadda wax war ah oo arrintaas ku saabsan lagama maqal DFKMG, in kasta oo Dadka Soomaaliyeed ay rumaysan yihiin in arrintaan adduunka oo dhammi ka hadlayo aysan madaxda DFKMG ahi ka hadli doonin.

Toddobaadkii hore ayey ahayd markii ay soo baxday warbixintii in shan ka tirsan ciidamada Itoobiya ay kufsadeen qof dumar ah oo Soomaaliyeed... EEG WARBIXINTII HORE.

http://www.somalitalk.com/2007/jan/18jan017.html

On January 14th, 5 Ethiopian Troops Rape a Somali woman Near the Somali-Kenyan border according to fleeing refugees:

http://www.somalitalk.com/2007/jan/14jan077.html
PragmaticGal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1835
Joined: Mon May 07, 2001 7:00 pm

Post by PragmaticGal »

"Rape Allegations By Ethiopian Troops In Somalia Increases!"

That's shocking.
User avatar
original gangsta
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 729
Joined: Fri May 27, 2005 4:29 am
Location: Holland,Uk
Contact:

Post by original gangsta »

What did u expect The somalians womans/girls are all hoe's there!

they smell different ceeb there and they all want to taste them!

and if they got cought having sex with etiopian they say they got raped!

but f.uck that i knew for many years that somalians females are all hoe's!

Look how the be called in uk by jamaicans : cheap and clean!

disgusting! Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”