Baaq nabadeed oo laga soo saaray Columbus, Ohio

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Baaq nabadeed oo laga soo saaray Columbus, Ohio

Post by Samatr »

Baaq nabadeed oo laga soo saaray Columbus, Ohio Print E-mail
Written by Hormoodnews
Monday, 19 February 2007

ImageBaaq nabadeed oo ka yimid Columbus Ohio.Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin,kana tirsan jaaliyada reer Somaliland ee degan Columbus, Ohio,waxaanu baaq nabadeed oo deg-dega udiraynaa beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu ka dhex taagan tahay, deegaanka daroor ee kilalka shanaad ee itoobiya.
Waxaanu aad uga damqanay dhiiga sokeeye ee daadanaya,oo ah kugu dhimay oo kaa dhimay,kii dhintaana waa aniga. Waxaanu ku talinaynaa in xabada shuruud la'aan lagu joojiyo. Arrintana xalkeeda si deg-dega loo galo.

1-Caaqil Cabdiraxmaan Xassan Xaaji.
2-Suldaan Xassan Cabdi Maxamuud.
3-Caaqil Xassan Maxamed Jaambiir.
4-Xildhibaan Dayr Qawdhan Xassan.
5-Cabdirisaaq Qawdhan Xassan.
6-Khadar Axmed Batuun.
7-Cali Yuusuf Qaalib.
8-Cabdisalaan Ismaaciil Cilmi.
9-Mujaahid Cabdi Adan Dheere.
10-Jaamac Cali Faarax (Jaamac Quraab)
11-Jaamac Xassan Warfaa (Shariif)
12-Oday Ibraahin Raage Maxamed.
13-Kornayl Ismaaciil Siciid Caraale.
14-Abshir Garow Xaashi.
15-Asad Axmed.
16-Khadar Ismaaciil Cilmi.
17-Eng-Axmed Nuur Muuse Xassan.
18-Yuusuf Cawaale Caateeye.
19-Eng-Axmed Maxamuud Yuusuf.
20-Eng-Maxamuud Cali Shinbir.
21-Cumar Galool.
22-Guuleed Ismaaciil Cilmi.
23-Eng-Amiin Daahir Caynaashe.
24-Axmed Maxamuud Liibaan.
25-Axmed Xassan Bucul.
26-Axmed Buux Samatar.
27-Yuusuf Dirir (Jibaaxe)
28-Sheekh Xusseen Axmed Guun.
29-Ismaaciil Walalac.
30-Maxamuud Saleebaan Cige.
31-Mustafe Ibraahin Raage.
32-Faysal Cabdalle Xaashi.
33-Cali Maxamed Jaamac.
34-Cabdiraxmaan Ibraahim Raage.
35-Dr' Mustafe Xariir Cabdi.
36-Warsame Jaamac Maxamed Qaalib.
37-Khadar Qorane.
38-Cabdiraxiim Ibraahim Cabdi
39-Cabdikariim Xidig Dacar.
40-Cabdisamad Xassan Ibraahim.

http://hormoodnews.com/index.php?option ... 27&lang=en
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”