WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by DawladSade »

AXMAARADII ARE REALLY TAKIN OVER XAMAR Shocked Shocked Shocked

Dagaalo xoogan oo salaadii subax ka dib ka bilowday Muqdisho

Click here to find this article in english

Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo xoogan oo la isku adeegsanayo madaafiic iyo hub culculus ayaa saakay waabarigii salaadii subax ka dib waxa ay ka qarxeen qeybo ka mid ah caasimadda Somalia, iyadoo dagaaladaasi ay soo qaadeen ciidamada Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda.

Hugunka madaafiicda iyo rasaasta culus ayaa laga maqlayaa agagaarka wasaaradii hore ee G/dhigga iyo xaafadaha shirkole, iyadoo halkaasi ay soo galeen kumanaan ciidamo Ethiopian ah oo wata taankiyo fara badan, waxaana ay jiireen maleeshiyooyinkii ka soo horjeeday ee ku sugnaa halkaasi sida uu shabelle u sheegay Wariye Madax banaan oo la yiraahdo Max'ed Bashiir oo ku sugan halkaasi, indhihiisana ku arkayay xoogagga Ethiopian ka.

Ciidamadan Ethiopianka ah oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 2 kun oo aysan la socon wax Somali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay isku sii balaarinayaan xaafadaha shirkole, iyagoo halkaasi kala kulmaya iska caabin aad u xoogan, waxaan rasaaas culus wali ay ka dhaceysaa deegaanka Shirkole.

Sidoo kale dagaalo xoogan ayaa waxa ay ka qarxeen saakay wadada Xamar bile, halkaasi oo laga maqlayo rasaas xoogan iyo madaafiic ay is weydaarsanayaan ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda.

Sida uu ku soo waramayo Wariye C/raxmaan Alcadaala oo ka mid ah shabakada warbaahinta shabelle, ciidamo Ethiopian ah oo aad u xoogan ayaa waxa ay la wareegeen wadada Xero Jarmalka iyo warshadii Caafi, ciidamadaasi oo wata taankiyo ayaa waxa jareen wadada isku xirta Towfiiq iyo Suuqa Bakaaraha, mana jiro wax gaadiid Bl ah oo wadadaasi ka shaqeynaya.

Dagaaladaan oo ilaa iyo wali soconaya ayaan la ogeyn qasaarahooda, iyadoo laga cabsi qabo in ay wada saameeyaan caasimadda Somalia.

Hub wali aan horey loo maqlin ayaa saakay la isku adeegsanayaa dagaalada ka soconaya caasimadda Somalia, iyadoo dadkii ka barakacay Muqdisho ee ku soo laabtay ay saakay xir xiranayaan alaabahoodii.

Dagaalkaan bilowday saakay ayaa jabiyay xabad joojintii horey uga jirtey caasimadda oo ay gaareen odayaasha Beelaha Hawiye iyo Saraakiisha ciidamada Ethiopia.

Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net

Click here to find Shabelle news in english
User avatar
The-Screw
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19924
Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
Location: Somewhere in the PNW

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by The-Screw »

"Click here to find this article in english"



post the english version dude!
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by sadeboi »

Waryaa screw isku xishood nin weyn baad tahay, af-Somalineh coga waad taqan.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by DawladSade »

war hawiye waa inaan u gurmano hadaan beesha SADE nahay Shocked Shocked
User avatar
The-Screw
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19924
Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
Location: Somewhere in the PNW

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by The-Screw »

in english i can read the entire article in 2 mins, af somali will slow me down, time is money!
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by ciyaal_warta »

dowladsade sxb tan somali waligeed wey xasuusan doontaa sheekade qabiil wey ka weyntahay walaahi xabashida aarsi ayey u socdaan hada ayaan xamar wacaye woo ii gali waayey sxbow reerkeena waxey deganyahiin madaxtooyada hoosteeda wardhiigley hoose weliba isgoyska floronca aka isgosyka xararyaale ilaahey umada somaliyeen ha badbaadiyo..amiin
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by DawladSade »

ciyaal warta sxb i just heard alot of mareexaan nationalists are sneaking in to xamar to backup the resistance, let xamar become their big grave inshallah!
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by smooth »

Dagaalka ka socda magaalada Muqdisho oo cirka isku sii shareeray, kaddib markii ay soo xoogaysteen xoogagga wax iska caabinta, wuxuuna dagaalku noqday mid saameeyay dhamaan inta badan magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkan saakay ka socda Muqdisho ka qaybqaatay Hilikobtar aan la garanayn halka ay ka soo duushay.

Dagaalka qaybihiisa ugu kulul wuxuu ka dhacay wadada Shiirkole ilaa Carafaat, iyadoo diyaaraduhuna ay duqayn uga gaysteen agagaarka Shiirkole oo ciidamada Tigreegu looga gubay labo taangi iyo gaadiid kale. Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ayaa la sheegayaa in la kala gooyay oo qaybina ay ku laabatay dhismihii wasaaradda Gaashaandhiga, halka qaybta kalena ay isku ururiyeen garoonkii Istaadiyo Muqdisho. Iska horimaadyada labada dhinac waxaa wehliya duqaynta cirka iyo dhulka ah ee lagu hayo goobo badan oo magaalada ka mid ah, oo aan bartilmaameed lahayn. Meelaha ay qabsadeen waxaa ka mid ah Isgoyska Cali-Kamiin, Istaadiyum Muqdisho iyo isgoyska Towfiiq. Waxase lasoo sheegaya in hada laga saaray inta badan goobahaas. Ciidanka Itoobiyaanka ah ayaa waxa ay si aad ah u isticmaalayeen wadada dheer ee Warshadaha. Ciidamada iska caabinta ayaa waxa ay hadda xireen wadadda dheer ee Warshadaha, Dadkii ku dhaawacmay dagalka ayaan wali lagaynin Isbitaalada magaalada Muqdisho sababo laxiriira ayadoo aan la heyn meel lamarsiiyo dadka oo wali lagu hayo guryahooda. Dadka dhaawaca ah oo aan arkay ayaa tiradooda gaaraysaa 6, oo ku dhaawacmay madaafiicda habowga ah, oo ay iswaydaarsanayaan ciidamada Itoobiya iyo kuwa wax iska caaabinta magaalada Muqdisho
--------------------------------------------

They have been pushed back to Wasaarada Gashandiga, tommorow they will be removed from those places to, UHC are in full control of all the Major roads, the Suprise attacks waged by these cowards was repelled
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by S-D-M »

Helicopteraha waxeey kasoo dulayaan bad. waxaana leh marekanka.

I heard about 6 of them are taking part in the fighting
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by Ugaas Diini »

Only good things can come out of this war.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by Koronto91 »

[quote="Ugaas Diini"]Only good things can come out of this war.[/quote]

Explain.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by DawladSade »

[quote="Ugaas Diini"]Only good things can come out of this war.[/quote]


magaca Ugaas Diini dhig NAJISYAHO NAJISKU DHALAY..

war Mareexaan raganimo leh baa la arki jiree wa maxay waxa hada socda??? war Hawiye iyo Cayr iyo Habar Gidir hadaan la dagaalayno maa anagu la dagaalno oo magaalo madaxda ka fujino lakin maanta Axmaaraan kaba qaado u ahay oo cadow ii laynayso oo libin u heleyso miyaad la fadhidaa sida Dhabayacada??? nacalaa waxaa tahay cun
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by Koronto91 »

Dawlad,

What many fail to understand is that regardless of our internal conflicts, we are all one people & should never take joy in the suffering of our Muslim brethren. War Soomaaliya iska daayee Iraq markaan arku xasuuqa ka socda, caloosha baa i huri.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by COSTA »

[quote="Ugaas Diini"]Only good things can come out of this war.[/quote]


Damn right

This Eeelaay his big brain Laughing
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: WORSE FIGHTING GOING ON, AXMAARO REALLY TAKE OVER XAMAR!!!

Post by Advocatar »

I kinda agree with costa and ugaas on this one............even though it's doesnt seem right, think about it, all the people who held somalia hostage for the past 16 years are involved in this war, so bothsides ha iswasaan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”