Ciidamada faraha badan ee daadsan Waddooyinka Caasimadda Soomaaliya ayaa laga keenay qayli dhaan Caalami ah kadib markii dadweynaha Magaalada Muqdisho ku sheegeen ciidamadaas kuwa caadi ka dhigtay inay dadka dhacaan iyagoo lebisan dharka Ciidamada.
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa qaati ka taagan hab dhaqanka Ciidamadaas, waxaana dhacday dhawr Jeer in Ciidamada Dowladda ay gudaha u galaan qaar ka mid ah bakhaarada qaaska loo leeyahay iyagoo la baxay Lacago.
Ciidamada kale oo jooga Waddooyinka Magaalada ayaa waxay baartaan baabuurta dadweynaha marka ay arkaan waxyaabo muhiim ah.
Maamulka Gobolka Banaadirn ayaa la codsaday inuu wax ka qabto Ciidamada fara badan ee daadsan Waddooyinka Caasimadda kuwaas oo dhac iyo dhibaato ku haaya Bulshada.
Qayli dhaan laga keenay Ciidamada faraha badan ee daadsan Ca
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 487 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 1 Replies
- 581 Views
-
Last post by ahmed yey
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 1 Replies
- 477 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 18 Replies
- 1706 Views
-
Last post by Nomand
-
- 2 Replies
- 699 Views
-
Last post by quark
-
- 1 Replies
- 684 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 13 Replies
- 1087 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 3 Replies
- 457 Views
-
Last post by MrPrestige