Bayaan ay soo dhigeen barta Internet-ka kooxda Shabaab ayay ku sheegteen in ay dileen generalka horkacaya ciidamada Ethiopian-ka ee ku sugan gudaha dalka Somaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Bayaankaasi ayaa kooxdaasi waxaa ay ku sheegtay in duqeyn ay u geystay bilihii hore xarunta madaxtooyo Villa Somaliya uu dhawac kasoo gaaray Generalkaasi isla markaana dhaawac ahaan loogu qaaday dalkiisa.
Warka kasoo baxay kooxda ayaa intaasi ku daray in General Gabre uu maalmo dhaw u geeriyooday dhaawacaasi kasoo gaaray hoobiye ay ku garaaceen xarunta Villa Somaliya.
Ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijin karaya sheegashada kooxdaasi ee dilka General Gabre,ilaa iminkana wax hadal ah kama soo bixin dhinaca dowladda Ethiopia.
BREAKING NEWS General Gabre oo la sheegay in lagu dilay Muqd
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Naaima
- SomaliNet Super

- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: BREAKING NEWS General Gabre oo la sheegay in lagu dilay Muqd
Salam alaikum
you forgot to post the link walal
you forgot to post the link walal
Re: BREAKING NEWS General Gabre oo la sheegay in lagu dilay Muqd
Hope it is true and if he's not dead there will be more chances to kill him
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: BREAKING NEWS General Gabre oo la sheegay in lagu dilay Muqd
ANOTHER CALAACAL HAWIYE

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: BREAKING NEWS General Gabre oo la sheegay in lagu dilay Muqd
COSTA adeerkaa GABRE inshalah xitaa haddii maanta aan la dilin mar uun waan dili doonaa.
waa la hubaa taas inshalah. kooxda burcada jawaasiista dawlad ku sheega abdulaahi biijo iyo duliga geedi meel dheer gaari maayaan.
miinooyinkii aan ku qarxin laheeyn waa diyaaar.
waa la hubaa taas inshalah. kooxda burcada jawaasiista dawlad ku sheega abdulaahi biijo iyo duliga geedi meel dheer gaari maayaan.
miinooyinkii aan ku qarxin laheeyn waa diyaaar.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 692 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 36 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 3 Replies
- 1005 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 0 Replies
- 518 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 1 Replies
- 1120 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 10 Replies
- 1294 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 1073 Views
-
Last post by Jaamacbuuhoodle
-
- 1 Replies
- 1348 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 533 Views
-
Last post by Hiiraan boy