Horjoogayaal ciidan oo loo taxaabay xabsiga Mag. B/weyne
Click here to find shabelle news in english
B/weyne 22, May.07 ( Sh.M.Network) Qaar ka mid ah horjoogayaasha ciidamadi shalay xirtey buundooyinka muhiim ka ahaa ee magaalada B/weyne ayaa xabsiga loo taxaabay.
Saraakiisha ciidamada dowladda KMG ah ee magaalada B/weyne waxa ay shalay gelinkii dambe xabsiga dhigeen ilaa 7 horjoogayaasha ciidamadii shalay gadoodsanaa ee shalay xirtey buundooyinka istaraatiijiga ah ee gudaha magaalada B/weyne.
Ciidamadaan xirtey buunooyinka ayaa ku doodayay in aysan helin wax mushaaraad ah, sidaasina ay ku kaliftay in ay sameeyaan si walba oo ay xuquuqdooda ku heli karaan.
Abaanduulaha ciidamada Militariga gobolka Hiiraan C/risaaq Sheikh Ibraahin ayaa sheegay in talaabada ay ku kacayaan ciidamada la soo afjari doono maalmaha soo socda, isla markaana maamulka gobolka iyo taliska ciidamada ay go'aan ka qaateen arinkaasi.
Qaar ka mid ah ganacsatada ayaa waxa ay sheegeen in arimahaan oo soo noqnoqday ay halis ku tahay howlahooda ganacsi, waxaana ay ka codsadeen maamulka gobolka Hiiraan in ay wax ka qabtaan arintaan.
Click here to find shabelle news in english
Cumar Kiyoow
Shabelle Media Network Hiiraan
E-mail us: info@shabelle.net
Horjoogayaal ciidan oo loo taxaabay xabsiga Mag. B/weyne
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 112 Replies
- 10495 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 1 Replies
- 462 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 2 Replies
- 442 Views
-
Last post by Xingalol
-
- 0 Replies
- 347 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by TheblueNwhite