17 Warsangeli oo Cerigabo is walwaalay, oo Jeelka Lago riday

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

17 Warsangeli oo Cerigabo is walwaalay, oo Jeelka Lago riday

Post by LiQaaye_TDH »

Ceerigaabo:- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa maalmahan danbe waxa ka socday qul qulatooyin u dhexeeya Booliska Magaalada Ceerigaabo ee ka amar qaata Maamulka isku magcaabey Somaliland iyo shacabka Warsangeli, Dagaal kaaso oo sida la sheegay ka bilawday Gawaadhi Maamulkaasu Cashuur aan lagu lahayn waydiiyay, waxaana jeelka ay u taxaabeen ilaa 7 Ruux oo isugi jira Haween iyo Caruur oo sida la sheegey guryahooda kala soo baxay.

Warbixin uu hada na soo gaadhsiiyay Wariye ka tirsan Shabakada LaasqorayNet oo jooga Ceerigaabo ayaa soo sheegay inay Boolisku 10-Ruux oo kale jeelka u taxaabeen iyagoo Haween iyo Caruura ka la soo baxay Guryahoodii iyagoo aan waxba galabsan, wariyuhu waxa kale oo intaas ku darayaa in Beeshii shalay ninka laga dhawaacay ay hub farabadan la soo galeen Magaalada Ceerigaabo oo ay is uruursanayaa iyagoo wada sida warbixinta ku cad Xaalada Dagaal.

Waxa iyana jirta inay magaalada Carmale ee iyana katiran Gobolka Sanaag ay ka soo baxeen Gurmad Ciidan oo xoogle iyagoo ku soo jeeda Magaalada Ceerigaabo, sida la sheegayna ay rabaan inay lasoo baxaan ilaa 17- Ruux oo kaga jira Jeelka Magaalada Ceerigaabo.

Xaalada ayaa u muuqata mid aad u xun iyadoo magaalada Ceerigaabo na ay aad u kac santahay oo ay Dad ku kala shaki sanyihiin oo ay dad ka rayidka ha iyo Booliska Magaaladuba ay sitaan Qoryo oo ay hubaysan yihiin Xaalka ayaa haatan u muuqda inay is hayaan shacab iyo Maamu isku sheeg.
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: 17 Warsangeli oo Cerigabo is walwaalay, oo Jeelka Lago riday

Post by zackabdul »

It's a matter of time before MJs take that city. Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: 17 Warsangeli oo Cerigabo is walwaalay, oo Jeelka Lago riday

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Walle Warsangeli waa Bakhtii
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”