War Deg Deg ah"Dagaal xoogan oo ka dhacay Jannay Cabdalle.
(WYNET)Kismaayo:-War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa wuxuu sheegayaa in dagaal xoogani uu ka ka dhacay meesha lagu magacaabo Jannay Cabdalle oo dhanka afmadow ka xigta magaalada Kismaayo,isla markaana u jirta qiyaastii 40Km.
Warkan ayaa wuxuu intaas ku darayaa in Malayshiyada gacanta ku haysa Kismaayo ay weerar ku qaadeen Ciidamadii uu hogaaminayey Col.Afguduud ee dhawaan uu dagaalku ku dhex maray Kismaayo gudaheeda.
Ilo goob joog ah ayaa waxay Shabakada Waayaha.net u xaqiijiyeen in dagaalku uu ahaa mid culus,isla markaana isbitaalka guud ee magaalada lasoo gaarsiiyey dhaawac iyo dhimasho fara badan.
Wararka dagaalka oo faah faahsan Dhawaan ayey Shabakada Waayaha.net idiin soo gudbin doontaa idanka alle ee haka fogaan.
BREAKING NEWS CLANWAR IN Jannay Cabdalle
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Posts: 88
- Joined: Mon Apr 23, 2007 4:02 am
- Location: geela ayaan la joogaa dhulkana waa keymo badan dhexdood
Re: BREAKING NEWS CLANWAR IN Jannay Cabdalle
war waxaan maxay ahaayeen nagadaaya labadan reer hasoo kala baxaane majerteen marehaan aderayaloow hakala baxaan kii guuleysta waan taageerayaa aniga
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS CLANWAR IN Jannay Cabdalle
fake news
i cant find elsewhere same news
i cant find elsewhere same news
- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: BREAKING NEWS CLANWAR IN Jannay Cabdalle
coz you are dumber than muse Sude trying to be a warord again
stop posting every shiit you see in fadhi kudirir websides
stop posting every shiit you see in fadhi kudirir websides
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 474 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 90 Replies
- 60786 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 5742 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 21 Replies
- 9863 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 3566 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 951 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 7 Replies
- 1060 Views
-
Last post by kkk47
-
- 4 Replies
- 481 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 14 Replies
- 3439 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier