Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Talaado, July 10, 2007(BARAXLEY MEDIA):Guddoomiyaha Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed oo ka hadlayay gunaanadka Shir ay Beelaha Hawiye ku lahaayeen Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Caasimadda Dalka Soomaaliya ay ka dhaceen dunuub la galo kuwii ugu fool xumaa, isagoo intaasna ku daray in ay dadkii deganaa isaga carareen marka laga reebo Beelaha Hawiye.

“Caasimadda Soomaaliya, waa la isku laayay, dunuub tii ugu xumeyd ayaa lagu galay, Umaddii Soomaaliyeed ee ku wada nooleyd ayaa maalin cad ka carartay, waxaa ku soo haray Hawiye iyo dad yar oo karti muujiyay” ayuu yiri Cali Mahdi Maxamed oo sheegay in haatan wixii ka dambeeya loo baahan yahay in Hawiye uu baadi-doono Dadkii uga cararay magaalada Muqdisho.

“Waa in aad muujisaan in aad qalad gasheen, waa in aad muujisaan in aad ka qoomameyneysaan wixii dhacay, waa in aad muujisaan in aad diyaar u tihiin in aad Umadda Soomaaliyeed ku soo dhaweysaan Caasimadda Soomaaliya oo aad 100km uga hortagtaan marka ay Xamar iimaanayaan, waxaa la idinka rabaa marka ay Soomaali Caasimadda isugu timaado in aan la dhihin shirweynaha Qaran ayay marti u yihiin, halkaas ayayna ku baxeysaa, kuna baa’eysaa cuqdadii Umadda Soomaaliyeed kala gashay”ayuu yiri Cali Mahdi Maxamed oo ugu baaqay Beelaha Hawiye in ay ka qoomameeyaan qaladaadkii ay galeen, kana towbad keenaan.

Cali Mahdi Maxamed waxaa uu sheegay in magaca Hawiye marka la soo hadal qaado isla markiiba la xuusanayo dad wax burburiya oo aan wax dhiseynin, balse haatan wixii ka dambeeya Hawiye looga fadhiyo in uu noqdo mid wax dhisa.

“Hawiyow waxaad ogaatiin, waxaa tihin Umad Soomaaliyeed, xuquuqda ka maqan Umadda Soomaaliyeed oo kale ayaana idinka maqan, hayeeshee xuquuqdaas kuma imaaneyso qori caaraddiis, waxayna ku imaan kartaa sida Xaqa ah ee Illaahey Umaddiisa u jideeyay”ayuu yiri Cali Mahdi Maxamed.

Wuxuu sheegay Cali Mahdi Maxamed in ay Soomaali hal Qoys tahay, “labo qoys oo Soomaali la yiraahdo ma jirto waxyaabaha la leeyahay waa Hawiye, waa Daarood, waa Digil waa Mirifle, waa Dir, waa saas waxba kama jiraan, Odaygi Soomaaliyeed hal ayuu ahaa, hal Soomaali ayaana jirta, haddii aan baadi doonno wax aan jirin Qaran Soomaaliyeed ma imaanayo”ayuu yiri Cali Mahdi Maxamed.

“ Dowladnimo iyo Midnimo lagu gaari maayo nin miskiin ah oo Ilmahiisa u shaqo tegay in inta laga daba tago xabad lagu dhufto, lagu gaari maayo in nin Masjid ka soo baxay oo kobahiisa gashanayo oo Bastoolad madaxa looga dhufto, lagu gaari maayo in inta Baabuur Miino laga soo buuxiyo dad masaakiin ah lagu qarxiyo ayuu yiri Cali Mahdi Maxamed oo sheegay in Wada-jir lagu gaari karo Dowladnimada

Baraxley.com
E-mail: Baraxley@gmail.com
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by neocon_2007 »

Truth up
DEMOLITION MAN
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 918
Joined: Sat Jan 22, 2005 3:20 pm
Location: Jowhar city X TNG HQ

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by DEMOLITION MAN »

He lying man Xamar is Marexan city Laughing
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by paidmonk »

He lying man Xamar is Marexan city Laughing
-------------------------------

That's what Sadaam waqnts to hear. Wink

Go ahead, Mujahid Sadaam, continue with the Jubbaland fantasy... up
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Dameer Stick,

go listen to Aabo Afbiijo for orders

Laughing Laughing Laughing
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Karbaash_killa »

What did hussein asy about him... as a reply... Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Jubbaland will better then Punaniland

Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by neocon_2007 »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Jubbaland will better then Punaniland

Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

You want Xamar to be under JVA administration Laughing Laughing Laughing Laughing
DEMOLITION MAN
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 918
Joined: Sat Jan 22, 2005 3:20 pm
Location: Jowhar city X TNG HQ

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by DEMOLITION MAN »

you'll b surprised to know who lay down the rules in Moga
but i cant say the same about ya people in kismayo Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Ina Caydiid 's Reply to Cali Mahdi

Xuseen Caydiid oo sheegay in Cali Mahdi yahay gacan ku dhiigle Maxkamad suge ah,hadana abaabulayo colaad sokeeye.
Posted July 10th, 2007 by Baraxley

Talaado, July 10, 2007(BARAXLEY MEDIA): Xuseen Maxamed Caydiid oo ka mida hogaamiyaasha sare ee Isbahaysi jabhadeedka Casmara ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Cali Mahdi Maxamed Soomaali ka sugayso inuu dib u heshiisiin u qabto .

Xuseen Caydiid oo u waramayay Waagacusub isagoo jooga Dalka Emirate-ka wuxuu Cali Mahdi Maxamed ku tilmaamay hogaamiye kooxeed Maxkamad suge ah oo xasuuqay boqolaal qoys oo qaarkood agoon yihiin kuwa kalana ay magaciisa dhibsanayaan.

“ Sidee macquul ku tahay in Cali Mahdi ku gudoomiyo shir dib u heshiisiin Qaran ,miyuusan ahayn ninkii Hawiye u kala saaray Habargidir iyo Abgaal ee xasuuqa ugu ba’an ka gaystay Muqdisho,hadii taasi sax tahay waa in beesha Caalamka Charles Taylor iyo hogaamiye kooxeedyada kale ee xasuuqa gaystay ka sii daayaan xabsiyada waayoo gacan ku dhiigle shir dib u heshiisiin ma hogaamiyo ,looma igmado” sidaa waxaa yiri Xuseen Caydiid.

Mr Caydiid wuxuu Cali Mahdi ku eedeeyay in isaga iyo hogaamiyaal kale ka shaqeeynayaan sidii colaad looga dhex qarxi lahaa beelaha Habargidir iyo Abgaal,wuxuuna ugu baaqay shacabka labadaas beelood inay fiira gaara u yeeshaan waxa uu ku tilmaamay qiyaanada Hotel lafwayn.

Xuseen Maxamed Caydiid oo ah Ra’isulwasaare ku xigeenka XFKMG ah ee Soomaaliya wuxuu tibaaxay inuusan isaga iyo madaxda kale ee ay isku siyaasada yihiin sina uga qaybgaleeyn shirka Muqdisho ee lagu wado inuu qabsoomo todobaad kadib.

Baraxley.com
E-mail: Baraxley@gmail.com
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Sadaam_Mariixmaan »

[quote="DEMOLITION MAN"]you'll b surprised to know who lay down the rules in Moga
but i cant say the same about ya people in kismayo Laughing[/quote]


Dameer Stick, Shabellah Hoose and Shabellaha Dhexe is mines two mothafocka


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Sadaam_Mariixmaan »

[quote="neocon_2007"][quote="Sadaam_Mariixmaan"]Jubbaland will better then Punaniland

Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

You want Xamar to be under JVA administration Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]


no
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by Karbaash_killa »

Demolition... stop petending you know sh!t ..who lays down rules?

and i seriously hope you dont mean M.dheere whos been installed in xamar by Ethiopians after hiding in jowhar for over a decade!
DEMOLITION MAN
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 918
Joined: Sat Jan 22, 2005 3:20 pm
Location: Jowhar city X TNG HQ

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by DEMOLITION MAN »

MAAN shut da fackk up aint arguing with ya sorry azz !!

what u care about xamar anyway dont u have enough trouble in kismayo Laughing
User avatar
ORGEONES
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1198
Joined: Mon Feb 26, 2007 2:57 pm
Location: Loading....................

Re: Cali Mahdi saying Xamar is a Abgaal City

Post by ORGEONES »

Xamar is HG city, the donkey lovers got whooped
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”