The Body Of A Young Boy Shot By The Punthiopians At Balcad!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Biif Baaf
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 463
Joined: Thu Oct 12, 2006 10:42 pm

The Body Of A Young Boy Shot By The Punthiopians At Balcad!

Post by Biif Baaf »

Wiil meyd ah oo saaka la soo dhigay Ex-Comtrol Balcad ee Magaalada Muqdisho.

17.07.2007 11:36

Saaka Aroornimadii ayaa waxaa wiil meyd ah oo ay xalay toogteen ciidamada gumeysiga itoobiya la soo dhigay agagaarka isgoyska Ex-Comtrol Balcad ee Magaalada Muqdisho.

Qof goob jooge ah oo halkaasi ka soo shaqa tagay ayaa Beerdhiga u sheegay in Wiilkan meydka ah ee saaka lagu arkay isgoyska Ex-Comtrol Balcad ay da’diisa ku qiyaaseen 25-30sano jir.

Meydka wiilkan oo ay ciidamada gumeysiga itoobiya toogteen xalay ayaan la garanayn sababta dhabta ah ee ay ugu geysteen dilka toogashada ah.

Meydka wiilkan ayaa waxaa goobtii la soo dhigay ka qaaday dadkii u soo shaqo tagay Ex-Control Balcad ee Magaalada Muqdisho.

Ex-Control Balcad ayaa inta badan waxa la soo dhigaa xiliyadii habeenada dad shacab ah oo si xun loo dilay kuwaas oo inta badan ay geystaan ciidamada gumeysiga itoobiya ee ku sugan Warshada Baastada Ex-Control Balcad ee Magaalada Muqdisho.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”