Dabdhilid footsoldiers dying like flies in Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Dabdhilid footsoldiers dying like flies in Mogadishu

Post by adanboy »

What else should we do with them when they are like humanshield for the occupying Tigrey force?Nacalad baa ku taala ,laaya dhamaantood Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Taliyaha waaxda howlgallada ee ciidanka booliiska ee DFKMG Col Yuusuf DHuumaal oo u waramayey warbaahinada xorta ah ayaa sheegay in askar badan lagu laayey howlgallo ay ciidamada booliisku ka fuliyeen qaybo ka mid ah magaalada muqdisho

Col Dhuumaal ayaa ka qayb qaatay howlgallo waxa aya ugu yeereen burcad sifayn oo ay ciidanka booliisku beryahanba ka wadeen caasimadda. Taliyuhu waxaa uu sheegay in ay ku waayeen askar badan, sababtoo ah ayuu yiri iyagoo si taxadar darro ah u dhex socday suuqaqa waaeyen iyo goobaha ay howlgallada ka fuliyeen.

Dhuumaal waxaa uu uga digay ciidanka booliiska inay feejignaan ku dhexmaraan goobaha ay dadwaynuhu marayaan, mar walba haddii ay howlgal ku jiraan iyo haddii kaleba.

Col Dhuumaal ayaa kal hore waxaa uu ra'iisul wasaare Geeddi u magacabaay taliyaha ciidanka Booliiska ee gobolka Gedo, ka dibna C/laahi Yusuf ayaa u magacaabay taliyaha howlgallada ee ciidanka Booliiska ee DFKMG ah.

Waxaa kaloo lagu soo waramayaa in ciidamo badan lagu daadiyey suuqaqa waawayn ee magaalada Muqdisho iyadoo ay ganacsatada ay la soo wajahday cabsi hantidoda ay iyagoo u wareegay suuqaq kale sida Madiina iyo Kaaraan oo ay bidayaan inay ka nabadgelyo roon yihiin suuqa Bakaaraaha oo ay ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa DFKMG ay fariisimo ka samaysteen, maalin walbana howlgallo wax yeela gaysta ay ka fuliyaan.

Magaalada Muqdisho ayaa goobaha ugu nabadgleyada xun caalamka. Shirkii dib u heshiisiinta qaranka ee ka furmay Muqdisho ayaa dib loo dhigay nabadgelyo xumo awgeed.


Abu-raas
Nairobi
Gedoweb Online
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”