Laascaanood la dhaaf.. Garoowe iyo Boosaasaay iskeen sii...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Laascaanood la dhaaf.. Garoowe iyo Boosaasaay iskeen sii...

Post by Adan_1 »

LAASCAANOOD LA DHAAF

Sida uu hada khadka telefonka Lind line ka ah ee magaalada laascaanood noogu xaqiijiyey wariyaha Shabakada Afnugaal ee Laascaanood Axmed Cabdi laahi ayaa kusoo waramaya in ciidamada Somaliland ay dhaafeen magaalada laascaanood iyagoo sii haya wadada laamiga ah ee dhanka garowe uga baxda laascaanood ...............


Sidoo kale waxaa uu wariye Axmed cabdi laahi xaqiijiyey in maagaalada ay hada u gacan gashay ciidamada Somaliland , waxaa kaloo uu intaasi ku daray in magaalada gudaheeda aysan ku jirin ciidamada Somaliland ee ka yimid dhanka waqooyiga balse ay hada magaalada gudaheeda ku jiraan ciidamo beeleedyada taageersan Somaliland halka ciidamadii Somaliland ee adhi-cadeeye fadhi jiray ee saaka soo galay laascaanood ay toos uqaadeen wadada laamiga ah ee garoowe aada iyagoo ku daba jira ciidamada puntland oo saaka dib ugurasho sameeyey.

Waxaa jirta gawaadhi lakala qabsaday ,dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalada walooow aan la xaqiijin karin qiimaynta dhabta ah ee khasaaraha xaalada oo wali adag.

Wariya Axmed Cabdi laahi oo hada ku sugan meel wax yar u jirta kaantaroolka bariga ee magaalada ayaa intaasi ku daray in hada uu dagaalku ka socdo agagaarka buundada maraaga leh oo 7 km dhanka garoowe ka xigta magaalada Laascaanood

Waxaa iyana hawada ka maqan ka telefoonada gacanta ee Mobile ka marka laga reebo kuwa guryaha la dhigto

Ha Mogaan warar xaqiiqda ku sulaysan ee Afnugaal iyo saacadaha soo socsa

Axmed Cabdi laahi

Afnugaal.com Laascaanood Somalia
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Laascaanood la dhaaf.. Garoowe iyo Boosaasaay iskeen sii...

Post by Phd in naago kudis »

garowe or bust :lol:
User avatar
Sangub
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 447
Joined: Sat Jun 30, 2007 7:18 pm
Location: Cell #128, OG-Block, Djibouti City transfer Department

Re: Laascaanood la dhaaf.. Garoowe iyo Boosaasaay iskeen sii...

Post by Sangub »

So Somaliland can't capture Buhoodle, which is deep in their own territory, but they're dreaming about Garoowe already.

I'm lost and Ogadeen at the same time, someone help. :?
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Laascaanood la dhaaf.. Garoowe iyo Boosaasaay iskeen sii...

Post by Somali2003 »

:lol: :lol:
SLEW_DEM
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1223
Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND

Re: Laascaanood la dhaaf.. Garoowe iyo Boosaasaay iskeen sii...

Post by SLEW_DEM »

[quote="Sangub"]So Somaliland can't capture Buhoodle, which is deep in their own territory, but they're dreaming about Garoowe already.[/quote]

*
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Good point they dont seem to get.


This is what happens when Somaliland claim they are the Clan militia of a few Farah Garaad sub sub clans. :lol:
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Laascaanood la dhaaf.. Garoowe iyo Boosaasaay iskeen sii...

Post by XidigtaJSL »

JSL troops are only 15 Kilometers outside of Garowe

Run Majeerteenia run :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”