Odayaasha dhaqanka ee Beesha Sade oo la wareegay Kismayo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Odayaasha dhaqanka ee Beesha Sade oo la wareegay Kismayo

Post by CoolPoisons »

Odayaasha golaha dhaqanka ee Beesha Sade oo la wareegay Maamulka magaalada kismaayo.
Kismaayo, Sabti, 22 December - 2007 [Radio Simba]

Odayaasha dhaqanka ee Beesha Sade ayaa la wareegay maamulka iyo arrimaha siyaasadda ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/Hoose.

Odayaashani golaha dhaqanka ee Beesha Sade ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in ay si KMG ah ula wareegeen maamulka guddigii siyaasadda ee beeshaasi ee Kismaayo, ee uu hogaaminayay C/rasaaq Faarax Taano.

Arrintani ayaa waxaa ay timid ka dib markii guddigii siyaasadda lagu eedeeyay wax isdaba marin, iyo in aysan si wanaagsan u gudan waayeen waxyaabihii looga baahnaa.

Suldaanka Beesha Sade, Suldaan Max'ed Bashiir Madoobe Yarow ayaa Idaacadda Simba u sheegay in maamulkaasi ay gacanta ku heyn doonaan, tani iyo inta xal laga helayo, sida uu yiri.

Arrintani ayaa waxaa ay kusoo beegmeysaa xilli dhowaan kooxo hubeysan ay la wareegeen Dekadda Magaalada Kismaayo, iyagoo ka careysan mushaar la'aan.
User avatar
Kramer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
Contact:

Re: Odayaasha dhaqanka ee Beesha Sade oo la wareegay Kismayo

Post by Kramer »

I heard about "Odayaasha dhaqanka ee Beesha Hawiye" alot --but never heard of this Odayaasha beesha dhaqanka sade!
lool!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”