how sweet,.the wild dogs in the city are having their bakhti limbs for lunch..
Khasaare dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray labada cadow miino lagula qarxiyay Towfiiq.
Isniin 4 Safar 1429 = 11/02/2008
Miino nooca dhulka lagu aaso ayay saaka Mujaahidiintu ku qarxiyeen meel ay ku xoonsanaayeen koox isugu jirtay Tigree iyo ciidanka Ridada ee agagaarka Miisaanka dhuxusha,deegaanka Towfiiq ee degmada Yaaqshid.
Waxaana wararka ku helnay in 8 kamid ah cadowga oo 4 Tigree ah iyo 4 kale oo ciidanka Ridada ah ay halkaasi ku halaagsameen kadib markii goobtii miinada lagu aasay ay ku dul istaageen.
Sidoo kale waxa jiray dhaawacyo kala duwan halkaasina kasoo gaaray tiro kamid ah ciidamadaasi,maadaama ay si aad ah dhamaan isugu dhawaayeen markii Mujaahidka uu miinada la kicinayay.
Cadowga Tigreega ayaa rasaas aan loo meel dayayn iska furay markii khasaarihiisa uu arkay halka ciidanki Ridada ay iska kala carareen,waxaana la sheegay in ciidanka Tigreega ay ka joogsadeen iminka howlgallo ay damacsanaayeen.
IED blows 8 Tigray/TFG footsoldiers to death in Mogadishu...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1150 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 0 Replies
- 281 Views
-
Last post by adanboy
-
- 25 Replies
- 2323 Views
-
Last post by FreedomOfSpeech-
-
- 37 Replies
- 2430 Views
-
Last post by Calibesteen
-
- 24 Replies
- 5062 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 463 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 11 Replies
- 672 Views
-
Last post by EASTSIDE-05
-
- 6 Replies
- 1016 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 0 Replies
- 656 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 391 Views
-
Last post by Daanyeer