Laa Xawla Walaa Quwatta Illaa Billaah

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Laa Xawla Walaa Quwatta Illaa Billaah

Post by Sir-Luggoyo »

Meydka nin rayid ah oo shalay ku geeriyooday shaqaaqo ka dhacday xaafada Xoosh ee degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay labo ka mid ah ciidamada DF ayaa lagu soo waramayaa in xalay qeybo ka mid ah jirkiisa ay eeyo iyo mukulaalo halkaasi ku cuneen, ka dib markii ciidamada Dowladda federaalka ee ku sugan saldhiga Galbeed ay is hor taageen in la aaso, taasoo keentay in xalay uu ku baryo goobtii uu ku geeriyooday maalintii shalay.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in meydka ninkaasi saaka lagu soo toosay iyadoo qeybo ka mid ah jirkiisa ay maqan yihiin isla markaana calooshiisa ay cunayaan raxan mukulaao iy eeyo ah, waxayna intaa ku dareen in xubno ka tirsan jirkiisa laga soo ururiyey meelo ku dhow halka uu meydka ninkaasi yaallo, kuwaasoo hase ahaatee laga cunay hillibkii, waxaana sida la sheegay goobtaasi ka muuqday muuqaal aad u fool xun.

Ciidamada DF ee jooga saldhiga Galbeed ayaa dusha ka ilaalinayey meydkaasi, iyagoo diidanaa in la qaado oo la aaso, ayaa ugu hanjabay ninkii u dhowaada iney isna dul saari doonaan oo ay dili doonaan, lamana oga illaa hadda sababaha keenay arintaasi hase ahaatee qaar ka mid ah ciidamadaas meydka ninkaasi ku sheegay inuu ka mid ahaa kooxo iyagu halkaasi ku soo weeraray maalintii shalay oo labo askarina uga dilay, inkastoo ay arintaasi si weyn u beeniyeen dadka deegaanka oo sheegay in ninkaasi ay iyagu garanayaan oo uusan ka mid aheyn kooxihii ciidamada weerarka ku soo qaaday.

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Duh
Posts: 242
Joined: Wed May 30, 2001 7:00 pm
Location: 24 th street and portland avenue, somali mall
Contact:

Re: Laa Xawla Walaa Quwatta Illaa Billaah

Post by Duh »

Sir Lug@loooooooooooooooool


Ok i tried desperately to read the article- is it talking about eating dogs and cat and human flesh?? Looooooooooooooooooooool
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Laa Xawla Walaa Quwatta Illaa Billaah

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="Duh"]Sir Lug@loooooooooooooooool


Ok i tried desperately to read the article- is it talking about eating dogs and cat and human flesh?? Looooooooooooooooooooool[/quote]



Ooops!! sorry Basra Caddeey, I did meant to translate for you but never thought such article would trigger your interest...........anyhow, it's about a dead man in Mogadishu, of course, whom the government militia refused his kins to bury him and dogs and cats fed on his carcass. You know, not just Islam but humanity has abandoned Mogadishu residents
Duh
Posts: 242
Joined: Wed May 30, 2001 7:00 pm
Location: 24 th street and portland avenue, somali mall
Contact:

Re: Laa Xawla Walaa Quwatta Illaa Billaah

Post by Duh »

[quote="Sir-Luggoyo"][quote="Duh"]Sir Lug@loooooooooooooooool


Ok i tried desperately to read the article- is it talking about eating dogs and cat and human flesh?? Looooooooooooooooooooool[/quote]



Ooops!! sorry Basra Caddeey, I did meant to translate for you but never thought such article would trigger your interest...........anyhow, it's about a dead man in Mogadishu, of course, whom the government militia refused his kins to bury him and dogs and cats fed on his carcass. You know, not just Islam but humanity has abandoned Mogadishu residents[/quote]



Sir Lug

This decayed dead body is an emblematic symbol of the decayed morality of the once highly dignified, moral race of the muslim world, Somalis.its a sad business but not a surprise, especially in xamar! lol
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”