Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
Shirweynihii Labaad ee Xisbiga Kulmiye oo galay maalintiisii 3-aad ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee Xisbiga hogaamin doono Shanta Sano ee soo socootga.
Waxa isu soo taagay Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Md. Xaaji Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo keliya waxaana uu kasbaday, isla-markaana gacanta u taagay ergay dhan 497 ka mid ahaa 503 ergay oo madasha shirka ka soo xaadiray.
Gudoomiye ku-xigeenka 1- waxa hantay Muuse Biixi Cabdi oo helay 330 ergay codkood, halka Ibraahim Cabdilaahi Xuseen Dhego-wayne oo jagadaas kula loolamayay ka helay 182 cod.
Gudoomiye ku-xigeenka 2-aadS ee Xisbiga waxa ku guulaystay Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo helay codka ergay gaadhaysa 455 cod, halka Cali Cabdi Cilmo oo jagadaas kula loolamayay uu ka helaly Todoba Cod.
Gudoomiye ku-xigeenka Saddexaad waxa ku guulaystay Cabdiraxmaan maxamed Talyanle oo helay codka ergay gaadhaysa 451 cod, yuusuf Bashiir oo jagadaas kula tartamayay ayaa isna helay 20 cod.
Gudoomiye ku-xigeenka Afraad waxa ku guulaystay Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ka dib markii uu helay codka ergay gaadhaysa 480 cod, halka Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo jagadaas kula tartamayay uu ka helay 34 cod.
Xoghayaha Guud ee Xisbiga isaga waxa ku tartamayay Lambarkii ugu badnaa tartamayaasha oo ahaa Saddex xubnood, kuwaasoo kala ahaa Keyse Xasan Cige, Sahra Maxamuud Xuseen iyo Cumar Maxamed Xasan.
Waxa xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye ku guulaystay Kayse Xasan Cige. 277, Waxaana aad ugu dhawaaday Sahra Maxamuud Xuseen oo heshay 236 cod, Cumar Maxamed Xasan-na waxa uu helay Hal cod oo keliya.
Waxa isu soo taagay Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Md. Xaaji Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo keliya waxaana uu kasbaday, isla-markaana gacanta u taagay ergay dhan 497 ka mid ahaa 503 ergay oo madasha shirka ka soo xaadiray.
Gudoomiye ku-xigeenka 1- waxa hantay Muuse Biixi Cabdi oo helay 330 ergay codkood, halka Ibraahim Cabdilaahi Xuseen Dhego-wayne oo jagadaas kula loolamayay ka helay 182 cod.
Gudoomiye ku-xigeenka 2-aadS ee Xisbiga waxa ku guulaystay Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo helay codka ergay gaadhaysa 455 cod, halka Cali Cabdi Cilmo oo jagadaas kula loolamayay uu ka helaly Todoba Cod.
Gudoomiye ku-xigeenka Saddexaad waxa ku guulaystay Cabdiraxmaan maxamed Talyanle oo helay codka ergay gaadhaysa 451 cod, yuusuf Bashiir oo jagadaas kula tartamayay ayaa isna helay 20 cod.
Gudoomiye ku-xigeenka Afraad waxa ku guulaystay Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ka dib markii uu helay codka ergay gaadhaysa 480 cod, halka Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo jagadaas kula tartamayay uu ka helay 34 cod.
Xoghayaha Guud ee Xisbiga isaga waxa ku tartamayay Lambarkii ugu badnaa tartamayaasha oo ahaa Saddex xubnood, kuwaasoo kala ahaa Keyse Xasan Cige, Sahra Maxamuud Xuseen iyo Cumar Maxamed Xasan.
Waxa xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye ku guulaystay Kayse Xasan Cige. 277, Waxaana aad ugu dhawaaday Sahra Maxamuud Xuseen oo heshay 236 cod, Cumar Maxamed Xasan-na waxa uu helay Hal cod oo keliya.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
sorry Habar Awal 
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
dident i tell you kuxigeenka silanyo is gonne be muse bixi six month ago
waan la hadla muse bixi mar mar
this was the plan silanyo and bixi made a deal that he will be kuxigeen
haadiikala silanyo bay ka tuurii lahayeen meesha

waan la hadla muse bixi mar mar
this was the plan silanyo and bixi made a deal that he will be kuxigeen
haadiikala silanyo bay ka tuurii lahayeen meesha
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
the word Mujaahid is lossing it's value faster than US dollar these day 
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
Muse bixi cabdi fought against the faqash jabarti who where gaalo
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
[quote="Xaaji_Xundjuf"]Muse bixi cabdi fought against the faqash jabarti who where gaalo[/quote]
ofcourse every iidoor is Mujaahid.
ofcourse every iidoor is Mujaahid.
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
Waaa maxay waryaa waxani doorosho meena dhaceen gacan isutaagani maxa tahay
mida kale habar awal are the biggest clan in somaliland maxaad ka sheegi sxb
we kan kick ur ass
mida kale habar awal are the biggest clan in somaliland maxaad ka sheegi sxb
we kan kick ur ass
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
Waaa maxay waryaa waxani doorosho meena dhaceen gacan isutaagani maxa tahay
mida kale habar awal are the biggest clan in somaliland maxaad ka sheegi sxb
we kan kick ur ass
mida kale habar awal are the biggest clan in somaliland maxaad ka sheegi sxb
we kan kick ur ass
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
Xaji Xunjuf.... Lets make this clear, Dr Axmed could never compete with Mujaahid Silaanyo and we all know that, Silaanyo got 497 votes out of 503
what the fuk, is Dr Axmed hussein suppose to get 6 votes?
Mujaahid Muse Biixi i like that Giza wallahi, He is Raggedi Rag Rag Dhalay Ilahay Ha Daayo, we need some one like him in Hargeisa, His the Man That Controls Hargeisa Today in 2008....
Mujaahid Silaanyo and Mujaahid Muse Bixi the power of Somaliland is up for the election in Somaliland 2008
Mujaahid Muse Biixi i like that Giza wallahi, He is Raggedi Rag Rag Dhalay Ilahay Ha Daayo, we need some one like him in Hargeisa, His the Man That Controls Hargeisa Today in 2008....
Mujaahid Silaanyo and Mujaahid Muse Bixi the power of Somaliland is up for the election in Somaliland 2008
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Mujaahid, Axmed Maxmed Maxmoud (Silaanyo) 5 more Years
Dr xuseen was there only to push ina nix forward as second man
now we we guarend our posts suberiyada in udub as well as kulmiye
In udub nin ciise muse baa tagaan
In kulmiye waxa tagan sacadmuse ba tagaan
Ethiopiana maaanta waxa taggay cadde muse

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1268 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 6 Replies
- 1074 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 8 Replies
- 504 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 1 Replies
- 626 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 5 Replies
- 1013 Views
-
Last post by Ismail_Boss
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by yawle
-
- 22 Replies
- 1440 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 17 Replies
- 132 Views
-
Last post by Voltage
-
- 10 Replies
- 831 Views
-
Last post by kenyati