[quote="eternauta"][quote="DR-YALAXOOW"]first question we should be asking ourselfs is what is Caliphate??
did caliphate ever existed before in the history of islam?
if its yes when and where??
Caliphate???? maxaa laga wadaa??
yaa ka jawaabi kara???[/quote]
http://en.wikipedia.org/wiki/Caliphate[/quote]
fiiri sxb CALIPHATE maaha wax DIIN AH. kaliya waa wax yimid rasuulka SCW ka dib.
rashiidiyiintii AYAA UGU horeeyey waxay ahaayeen QABIIL
SIDOO kale caliphate CABAASIYIINTII. ha u maleeyn waqtiyadaa ay islaamka maamulayeen CALIPHATE inay wax waliba ahaayeen(fiican) osmaaniyiintiii markii ay maamulayeen islaamka DADKA MADOOW SUUQYADA carabaha ilaa beershiyada ilaa TURKIYA ayaa lagu iibin jirey. suuqyada ayaa si xur ah dadka madoow ADOONSI loogu iibin jirey.
xitaaa madoow islaam ah.(aayada AWMAA.MALAKAT AY MAANUKUM ayaa loo daliishan jirey, inaad suuqa tagto ayaad 4 gabdhood madmadoow soo iibsaneysa ka dibna iska fuul fuuleysaa,
waqtigii CALIPHATE XUMAANTAAS FOOSHA XUN ayaa jiri jirtey.
marka WAHAABIYADA sxb dadka caqliga ayey ka xadaan wax aan DIIN AHEEYN sida SHARIA+CALIPHATE ayey umadda islaamka ku dhameeyeen, dawladihii wadamada islaamkana DACIIF UGA DHIGEEN una jabiyeeen isreal. iyagoo qalalaase ka rida wamada islamka sida ALGEERIA. MASAR. JORDAN si qas looga abuuro.markaad wahaabiyada weydiisidna waxay ku dhahayaan waxaan u dagaalameynaa. CALIPHATE+SHARIA. in la abuuro,
caliphate maaha DIIN. sharia maaha diin. sharia waa sharci. ama LAW wadan walibana dunida LAW waa lee yahay. xukun TALIPHANA oo dadka oo dhan 99% shaqo la,aan ka dhiga. wadanka ay qabsadana dadka ku nool.