Ardayda Wax Ka Barata Wadanka Suudaan, Kana Soo Jeeda G/G/Gaduud/GEDO Iyo Jubbooyinka Oo Hambalyo U Diray Maamulka Cusub Ee Gobalka Gedo
May 02,2008
by Khartuum-GEDO-NN
Hambalyo ku socota maamulka cusub ee dhawaan laga doortay gobolka Gedo Annagoo ah ardaydda wax ka barta jaamacaddaha dalka Sudan kana soo jeedo gobaladda jubooyinka,Galgaduud, Gedo ama Jubbaland State, waxaan soo dhaweynaynaa, aadna ugu faraxsanahay maamulka cusub ee ka hirgalay Gobalka gedo gobalka gedo oo in muddo ah soo jiitamayey ka taagnaa maamulka u sameeynta Gobalkaas Waxaynu halkaan hambalyo u diraynaa gudoomiyaha cusub ee Gobalka gedo Mudane Xuseen Sh. Ismaaciil (Farey) iyo ku xigeenaddiisa gudoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Cabdi Kaliil iyo ku xigeenka 2aad, Mudane Maxamed Xuseen Buraale (John).
Waxaan sidoo kale u hambalyaynaa mudanihii hore ee ahaa gudoomiyhii Gobalka Gedo oo mar labaad u tartamayey gudoomiyaha gobalka gedo iyo Mudane Jamaal Hassan Sareey oo ahaa musharaxa sadaxaad ee doorashadda Mudane Aden Ibraahim Aw-xirsi (cirro)) iyo sidoo kale ku xigenadiisi mudaddii ay xilka hayeen. Waxii ay ka qabteen Gobalkaas ha ahaato xag waliba iyo sida ay uga qayb qaateen doorashadda dimuqaraadiga ah iyo waliba sida ay ugu qanceen natiijadda ka soo baxday doorashadda ay ka qayb qaateen.
Waxaan kale soo dhaweynaynaa dhamaan qaybihii kale duwanaa ee isku xil qaamay in gobalkooda ugu hirgalo maamul wanaagsan, Waxaynu halkaan sidoo kale ugu hambalynaynaa Xubnahii ka socdey Baarlamaanka DKMG ah ee Soomaliyarimaha faderalka ee dowladda kaalinta libaax oo ay ka gaysateen maamulka u sameynta gobolkaas. Sidoo kale odayaasha beesha SADE iyo oday
Ayanle Cali Hiirad Khartoum _Sudan
http://www.gedonet.com/index.php?news=2943
Ardayda Sudan kana Soo Jeeda G/G/Gaduud/GEDO Iyo Jubbooyinka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 481 Views
-
Last post by Voltage
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 451 Views
-
Last post by zingii
-
- 11 Replies
- 1033 Views
-
Last post by mahdi01
-
- 1 Replies
- 27 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 4 Replies
- 782 Views
-
Last post by Voltage
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by CoolPoisons