laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray
Lasqoray ma mafrashbaa?
Moderator: Moderators
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Lasqoray ma mafrashbaa?
The_Emperior5 wrote:
laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray

laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray
- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Lasqoray ma mafrashbaa?
maya eeh waa tuna store
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Lasqoray ma mafrashbaa?
Necon
who running Mafrashka laasqoeray
who running Mafrashka laasqoeray
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Lasqoray ma mafrashbaa?
Goljano Lion wrote:The_Emperior5 wrote:
laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray![]()
![]()
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Lasqoray ma mafrashbaa?
Dirta waqoyi are no more in charge
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Lasqoray ma mafrashbaa?
mafrashkii laasqaray hada waxaa ku qayilayaa reer Puntland, markay ka baxaana waxaa ku qayili doona reer somaliland Bizaar bizaarsheekh-Farax-zero wrote:Dirta waqoyi are no more in charge
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Lasqoray ma mafrashbaa?
lama ba garranyo ciidii imika ku qayiilassa magaalada lasqoray Nimankii somaliland xalay way iska kacaeen waxa laga yabaa ina jimca danbe hadana la soo fadhisto ila akhriso maqaalkan
Warar iskhilaafsan oo kasoo baxaya magaalada Laasqoray oo gacan ku hanteeda kala sheeganaya.
Warkii 13-Jul-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Iyadoo maalmihii u danbeeyay ay gacan ku haynta magaalada Laasqoray ee ku taal xeebta Badda cas ay la wareegeen ciidamada maamulka Somaliland iyadoo uusan halkaasi horay uga jirin maamul adag oo ka tirsan labada maamul ee iskuhaya gacan ku haynta magaaladaasi.
Magaalada Laasqoray oo ay gudaha ugaleen ciidamada Somaliland ayaa ay masuuliyiinta Somaliland sheegeen inay la wareegeen gacan ku haynta magaalaasi ayaa haddana waxaa soo baxaya warar ka dhan ah wararkaasi kuwaas oo sheegaya in ciidamada Somaliland ay isaga baxeen deegaankaasi.
Ciidamada maamulka Puuntland ayaa waxa ay wararku sheegayaan in ay deegaankaasi soo gadheen meel 15km ujirta magaalada Laasqoray inkastoo iilaa hadda aysan jirin cid rasmi ahaan u cadayn karta xaalada deegaankaasi iyo ciiidamada ku sugan deegaankaasi.
Masuuliyiinta labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ayaa waxa ay kala sheeganayaan in ay joogaan magaalada Laasqoray iyadoo dhinac kastaaba uu ku adkaysanayo inuu ku sugan yahay gudaha magaalada ayna ka joogaan ciidamo ka socda maamulkiisa.
Hadaba magaalalada Laasqoray oo kub taal Barriga Sanaag ayaa waxa ay muhiimad wayn ulee dahay labada maamul waana magaalo istiraatiji ahaan ay labada maamul si wayn diirada u saarayaan iyadoo sidoo kalena tahay magaalo leh dekad lagan hirgalin karo maamulka sanaag barri.
Afnugaal News Desk
info@afnugaal.com

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 62 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 8 Replies
- 2703 Views
-
Last post by Borne2Lead
-
- 10 Replies
- 1063 Views
-
Last post by ToTTy_GyaL_
-
- 12 Replies
- 1426 Views
-
Last post by udun
-
- 8 Replies
- 1116 Views
-
Last post by Xingalol
-
- 41 Replies
- 4114 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 33 Replies
- 3041 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 13 Replies
- 1593 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 17 Replies
- 1641 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 1102 Views
-
Last post by abdisamad3