Usugaa diiday!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
Usugaa diiday!!
odoy abgaal ah 70 jir ah baa waxaa la yiri wuxuu qabay islaan weeyn oo uu in badan qabay, ciyaal badane u dhashay marka odogiibaa waxaa uu islaantii weeyneed oo uu in mudo ahba qabay la guursaday gabar yar oo dhowr iyo toban jir ah, islaantii maseertay oo xanaaqday waayeel maseerayna waad garaneysaan meel la geeyo baa la waay, markii danbe odogiibaa waxaa u tegay niman odoyaal ah oo weeydiiyey, war oday xaayoow islaantii xaawo aheeed oo intaa oo dhan aad isla soo wada nooleedeen weey kaa dacwooneeysaa oo maxaa sidan ugu gashay maxaa dhacay oo aad ku nacday.. oday xaayoow wuxuu ku jawaabay xaawo waa naag fiican dhibna iima geeysan laakiin intuu hoostiisa fiiriyey buu wuxuu yiri usagiiyaa diiiiiiiiiiiiday
if know what i mean kkkkkkk yacni weey duqoowday g---na diiday lolzzzzzz
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 616 Views
-
Last post by afisoone
-
- 2 Replies
- 920 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 3 Replies
- 831 Views
-
Last post by zingii
-
- 8 Replies
- 913 Views
-
Last post by Yohannes
-
- 1 Replies
- 385 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 0 Replies
- 545 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 109 Replies
- 9705 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 23 Replies
- 2560 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 7 Replies
- 1054 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 2 Replies
- 720 Views
-
Last post by THE_TRUTH1