Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by Warsame101 »

Magaalada Kismaayo, waa magaalo xeebeed dhacda dhanka koonfureed ee caasimada Soomaaliya (Muqdisho) una jirta 500km, waxayna leedahey Deked weyn oo ay ku soo xiran karaan noocyada gaadiidka badda oo dhan, sidoo kale magaalada waxaa ku Xeeran Dhul Beereed aad u baaxad weyn oo qeybaha kala duwan ee dalaga lagu beeri karo, xilligii xukuumadii hore ee Soomaaliya waxaa ka howl gali jirey magaalada Kismaayo dhowr warshadood oo waa weyn.

Ilaha Dhaqaale ee Kismaayo.

Dekeda Kismaayo.

Dekeda Kismaayo waxa ay ka mid tahey Dekedaha ugu waaweyn dalka ee lagu xisaabtamo. Waxa ayna laf dhabar u tahey dhaqaalaha guud ee soo gala magaalada Kismaayo iyo gobolada kale ee ku xeeran. Waxaana Dekeda ka soo dega agab kala duwan sida: Raashinka Daruuriga ah, Qalabka Dhismaha, Shidaalka, Gaadiidka iyo Bagaashka qeybihiisa kala duwan.


Gaadiidka Dekeda ka howl gala:


Gaadiidka Dekedu waa labo qeybood, kuwo ku soo xirta oo shixnado kala duwan keena iyo kuwo ka daabula agabkii kala duwanaa ee Dekeda lagu dejiyey.

A. Maraakiibta.


Cel celis ahaan Dekeda Kismaayo waxa bishii ku soo xirta ilaa 4 Markab kuwaas oo qeybaha kala duwan ee badeecooyinka Dekeda keena sida aanu ka soo xiganey ilo xog ogaal u ah howlaha Dekeda Kismaayo.

Maraakiibta Dekeda ku soo xirta canshuur ahaan waxaa midkiiba laga qaadaa lacag dhan $80,000 taas oo ka dhigeysa dhaqaalaha guud ee bishiiba ka soo xarooda cannshuuraadka maraakiibta laga qaado lacag dhan $320,000.

B. Doomaha.

Sidoo kale Doomaha shixnadaha kala duwan keena ee ku soo xirta Dekeda Kismaayo ayaa lagu qiyaasaa bishiiba 16 Doomood, kuwaas oo middiiba laga qaado lacag canshuur ahaan dhan $40,000. taas oo sidoo kale ka dhigeysa dhaqaalaha canshuur ahaan uga soo xarooda bishiiba Doomaha Dekeda Kismaayo ku xoo xirta lacag dhan $640,000.

Dhaqaalaha kala duwan ee ka soo xarooda Dekeda Kismaayo ayaa ah mid lagu maareeyo howlaha Dekeda, sida Mushaharaadka Shaqaalaha iyo wax yaabaha kale ee daruuriga u ah howlaha Dekeda.

Waxaa xusid mudan in Maraakiibta iyo Doomaha shixnadaha keena Dekeda Kismaayo markey sii shiraacanayaan dib loogu raro Dhuxusha, Sisinta, Kaluunka iyo Biraha baaliyoobey, agabkaas oo ay u dhoofiyaan wadama khaliijka oo inta badan ay ka yimaadaan markooda hore.

C. Gaadiidka Dekeda Shixnadaha ka Daabula.

Gaadiidka kala duwan ee Dekeda weyn ee magaalada Kismaayo ka soo daabula shixnadahii lagu dejiyey ayaa tiro ahaan u dhexeeya 500-600 gaadhi, kuwaas oo shixnadaha ay ka soo qaadaan Dekeda u qaada gobolada ku xeeran magaala Kismaayo iyo dhanka Dalka keyna.

Shaqaalaha Dekeda.

Shaqaalaha guud ee ka shaqeeya Dekeda Kismaayo ayaa lagu qiyaasaa 2500, kuwaas oo isugu jira maamulka Dekeda, kuwa nadaafada qaabilsan, muruq maalka ka shaqeeya Dekeda oo ah shaqaalaha ugu badan ee ka shaqeeya Dekeda iyo ciidamo qaabilsan sugida amaanka guud ee Dekeda.

Beeraha.

Dhaqaalaha Kismaayo ayaa sidoo kale waxa uu ku tiirsan yahey dalaga ka soo go'a Beeraha ku xeeran magaalada.
Waxyaabaha ugu badan ee ka soo go'a Beeraha xilligan ayaa waxa ka mid ah Qudaarta iyo Galeyda oo ka mid ah raashinka daruuriga ah ee reer Kismaayo sida aadka ah ay u quutaan.

Qiimaha Xoolaha Nool.

No Nooca Xoolaha H.1aad H.2aad H.3aad
1 Geela $718 $414 $276
2 Lo'da $276 $193 $110
3 Adhiga $60 $46 $35
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by Warsame101 »

Monthly, at least $1 million revenue is collected from the port alone never. However, only 10% is put back in to the community whilst the rest is pocketed.

The only ones that are taxed in Kismaayo are the docked ships and the planes at the airport. The businesses do not pay any tax and since there is no administration apart from the clan-based one, it is difficult to collect taxes outside Kismaayo.

cawaaqibxumo
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by Murax »

What a waste :lol:



To be honest it seems for the last 20 years the only thing Marexaan want is to inay maanta dhan meel fadhistaan 'hebel baan ka adkaanay, hebelna waan ka raaynay'. Its the 21st century, kinda sad.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by Warsame101 »

Murax wrote:What a waste :lol:



To be honest it seems for the last 20 years the only thing Marexaan want is to inay maanta dhan meel fadhistaan 'hebel baan ka adkaanay, hebelna waan ka raaynay'. Its the 21st century, kinda sad.
They have indheergarads but do not follow them otherwise they wouldn't have tried to block the initiative of the MPS.

During the JVA, at least there were little to no mutiny/roadblocks, soldiers were paid. Kismaayo university was built, destroyed roads were fixed, government properties were refurbished, the hopital was completely run by Somalis and received their funding from the taxes, disputes between clans were resolved swiftly, blood money was always paid by Barre. And all this on port revenue. When there was a conflict between Reer Siyaad and Reer Xasan, Barre reconciled them and paid their blood money. Similiary for the Garre-Cali Dheere war.
dulgaduud123
Posts: 31
Joined: Fri Aug 01, 2008 5:29 pm

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by dulgaduud123 »

woooooooow thats alot of money involved people who pockets that amount of money are criminal geneus

no wonder why people dont like them people like barre hiirale and so forth

i jus bought large amount of land and everytime my workers try to round the land with briks gaajo people come around and steal it at night

no real goverment to prevent this becouse they are tuugin themself :down: :down:
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

Rer Dalal are tuugo
dulgaduud123
Posts: 31
Joined: Fri Aug 01, 2008 5:29 pm

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by dulgaduud123 »

what have you got against rer dalal man keep rer dalal out of your stinking khaad chewin mouth

man why you so qabilist subxanalah alah ka baq

how come you never post anything sensible

how old are u

what ever your age may be i have myself concluded your mentality is of a 14 year old

:| :somaliland: :somaliland: :somaliland:
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

dulgaduud123 wrote:what have you got against rer dalal man keep rer dalal out of your stinking khaad chewin mouth

man why you so qabilist subxanalah alah ka baq

how come you never post anything sensible

how old are u

what ever your age may be i have myself concluded your mentality is of a 14 year old

:| :somaliland: :somaliland: :somaliland:
^^ why are U posting somaliland flag. are U also focking half IIdor?
dulgaduud123
Posts: 31
Joined: Fri Aug 01, 2008 5:29 pm

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by dulgaduud123 »

no im not half iidor not that it concerns u

can you asnwer the questions i state above

:arrow: :arrow: :arrow:



is there anyone in this gedo forum who work with http://www.gedonet.com ???
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

dulgaduud123 wrote:no im not half iidor not that it concerns u

can you asnwer the questions i state above

:arrow: :arrow: :arrow:



is there anyone in this gedo forum who work with http://www.gedonet.com ???
^^ are U Rer Dalal iska dhal?

and why U wanna know who work with gedonet?
dulgaduud123
Posts: 31
Joined: Fri Aug 01, 2008 5:29 pm

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by dulgaduud123 »

http://www.runcartoon.com/JAN_30_2008.htm

loooooooooooooooooooooooooool

this is saw trrue
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by QansaGabeyle »

It is succks to be you Dhulgaduud. Hopefully you have a house in Cabduwaaq too.

Anyway they should use that money to pave the roads in Gedo and Abudwaaq. Wallahi fock those that ran Kismaayo and I hope they get kicked out. Not a penny from that money is invested in Gedo. :twisted:
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by Warsame101 »

A large hospital was going to be built in Ceelwaaq after the peace pact was finalized but then the ICU disrupted the peace.

But Gedo would benefit more if a joint administration is created between the three regions (regional state). Gedo has now an administration, what is left is joining it with the other regions.
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by QansaGabeyle »

Warsame101 wrote:A large hospital was going to be built in Ceelwaaq after the peace pact was finalized but then the ICU disrupted the peace.

But Gedo would benefit more if a joint administration is created between the three regions (regional state). Gedo has now an administration, what is left is joining it with the other regions.
Saaxib what will prevent these so called politicians from continuing to pocket the money? My cousin who is not even involved in this Kismaayo leadership thing used to make crazy pocket money from it. This needs to stop and the money should go to some things like projects to help the orphans, to fund school projects, hospitals, business centers etc. in all the region including all of jubboyinka and Gedo.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Xaalada Dhaqaale ee Magaalada Kismaayo

Post by Warsame101 »

The thing is,at the moment the only revenue comes only from the port and the airport. Majority is pocketed and the rest is used for minor things.

Why do you there were hundreds of isbaaros a couple of months back? The soldiers were not paid and once they setup roadblocks and close the port, the only revenue is turned into no revenue.

There are 800 soldiers for the port alone, how foolish would it be not to pay their salaray and expect to receive money.

There are little to no NGOs in Kismaayo and this is due the insecurity. When Axmed Warsame and co came to Kismaayo to build a regional state, it was to remove the power from these pocketing elders who are only contend with port money.

Because once a fair administration is built, there will be accountability and once there is accountability, no shaqsi will try continue this thievery.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”