airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by DR-YALAXOOW »

Image
[URL=http://server6.theimagehosting.com/imag ... 62.b0d.jpg]Image

1:-first hoobiyayaasha al shabaab ay ku tuuraan airaborka waxaa cadaatey almost 0% hoobiyayaashii ay airaboorka u wadeen inay la heleen. almost 99% hoobiyayaashii al shabaab ay u wadeen gaalada UGAANDESKA IYO ETHIOPIANKA waxay ku dhufteen shacab masaakiin ah oo SOOMAAN.

2:-ethiopian+ugaadnees

gaaladaas AIDISKA qabta ee ethiopianka iyo ugaadeeska iyaguna cadawnimo awgeed MADAAFIIC aan loo meel dayin ayey ku garaaceen xaafadaha dadka shacabka dego. halkaasoo dad baddan ay ku shahiideen.


HADABA YAA DANBIGA LEH XASUUQA DADKA.

ALSHABAAB+GAALADA UGAANDEESKA+AIDISLE ATHIOPIAN dhamaantood waa GUILTY xasuuqa shacab aan waxba galabsan.

al shabaab hadduu jihaadka ay sheeganayaan daacad ka tahay. maxay dadka dhexdooda uga dagaalamayaan AIRABOORKA yaa ka xiga, dagaal toos ah meey ku qaadaan. halka ay MADFAC HOOBIYE AAN CABIR LAHEEYN DADKA LAGU DHAMEEYNAYO.
Last edited by DR-YALAXOOW on Mon Sep 22, 2008 4:15 pm, edited 3 times in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by The_Emperior5 »

is nur cade on the xabshi side or on the Alshabab side :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by SahanGalbeed »

Wa kugu raacay anigu fikarada .
Dagaal caadi ah maxay ugu qaadi waayeen , hadday ka dhab tahay ?
I believe waa runta , mortar-ku horta banaankaa caad ayaabu targetkiisa ag mara , waaba se meel magaalo ah .
Nimanka aqli ma laha , Al Shabaabku , wallahi !
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by AbdiWahab252 »

Dr. Yalaxow,

Iyaga oo dhan ba naxariis laheyn.

Nacalad ba ku tal.
RED-SEA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 451
Joined: Mon Dec 10, 2007 8:14 am

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by RED-SEA »

SahanGalbeed wrote:Wa kugu raacay anigu fikarada .
Dagaal caadi ah maxay ugu qaadi waayeen , hadday ka dhab tahay ?
I believe waa runta , mortar-ku horta banaankaa caad ayaabu targetkiisa ag mara , waaba se meel magaalo ah .
Nimanka aqli ma laha , Al Shabaabku , wallahi !
2 jibuti nurses came straight to this topic once they heard amharo :lol: :lol: masters :mrgreen:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by DR-YALAXOOW »

NO NUUR CADE IS NOT ETHIOPIAN side. NUUR CADE waa nin nabadoon ah. dadaalka nuur cade iyo amiir sheekh shariif maskaxdooda. waxay international community ka dhameeyeen inay ETHIOPIANKA CIIDANKOODA kala baxaan SOMALIA.

KA DIBNA dawlad loo dhan yahay la dhiso.


laakiiin waxas oo dhan waxaa isku da.yaya inay fashiliyaaan. kooxda ka amar qaadata ALQAIDA EE AMIIRKOODU YAHAY CARAB USAMA BEN LADEN. KOOXDA LA YIRAAH SHABAAB.

HOOBIYAYAAL AAN LOO MEEL DAYIN ayey soo tuuraan. ONE SINGEL madfac airaboorka lama aysan helin al shabaab. dhamaan madaafiicdii al shabaab waxay dileen dad innocent ah.

gaaladiina UGANDES+AIDISLE ETHIOPIANS madaafiic aargoosasho ayey igana tuureen dad ayey ku dhameeyeen.

marka alshabaab haddii ay run sheegayaan maxay airaboorka si toos ah weerari waayeen. maxay u baqanayaan?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by SahanGalbeed »

Eeg hadda , aniga MID baan weligey la igu imanayn .
1/ magaca oo aan iska soo badilo
2/ Qabil ama dad kale oon dakeyga ahayn aan sheegto

NEVER la igu iman maayo taas ,hooyada iyo nijasti ku dhashay ba wase , waynu ku arkayna , Ilaah na ku ogahay , bartaana laguguy kashifay , love fooqal love !!
Red Sea ayabay la baxday , yaa Ilahi , kaaso kale ha inaga dhigin ,,amin !
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by DR-YALAXOOW »

xitaaa HESHIISKA JABUUTI ee ay LAST MINUTE ethiopianka diideen inay SAXIIXAAN. waxaa ku qorneeyd inay WHIT IN 30 DAYS AY dhamaaan CIIDANKA ethiopianka ka baxaaan MAGAALOOYINKA MOGADISHU. BALADWEYNE. BAYDHABO AY UGA BAXAAN MUDO 30 MAALMOOD AH. taas waxaa suurto galiyey MAHADI HAKA GAARTEE PM NUUR CADE AND RAIISAL WASAARE KU XIGEENKA AXMED ABDISALAAM IYO AMIIR SHEEKH SHARIIF.


ETHIOPIANKA LAST MINUTE AYEY DIIDEEN INAY SAXIIXAAN INAY WADANKA UGA BAXAAN 30 MAALMOOD.

TAAS WAA GUULWEEYN.


LAAKIIN KOOXDAN WAALAN EE DADKA DHAMEEYEY AIRABOORKIII DADKA LOOGU ADEEGEYNA ISKU DAYAYA INAY XIRAAN AL SHABAAB. MA RABAAN XAQIIQDII INAY ETHIOPIANKA BAXAAN, WAXAY RABAAN XASUUQA INUU SII SOCDO.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by AbdiWahab252 »

Dr. Yalaxow,

Wa ruunta. Nimanka Al Shabab aad ba laga neceb yahay Xamar. Marka la heelo waqti iin la diilo, wa la dila. Wa burcad oo naxariis laheyn.

Nur Caade mahan nin qalbi xun qaba sida Nacas ka Ali Ghedi.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by DR-YALAXOOW »

NUUR CADE wuxuu UNITED NATIONSKA iyo mareykanka ka dhameeyey inay ethiopianka iska baxaan. ka dibna CIIDANKA tfg+ciidanka maxaakiimta leeysku daro.

lana keeno ciidan qaramada midoobay. mudo ka dibna la sameeyo dastuur cusub. lana doorto madaxweyne cusub.


ethiopianka xalay last minute ayey diideen inay saxiixaan heshiiska. laakiin UNITED NATIONKA ayaa hadda whit in 2 weeks u qasbeysa inay midget milez zanaawi ciidankiisa la baxo.

dhibaatada waxay ka socotaaa AFBIIJO+SHABAAB waa dad dhiig raba inay cabaan. mana aha dad raba dawladnimo.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: airaboorka xamar shabaab vs axmaaro

Post by SahanGalbeed »

ethiopianka xalay last minute ayey diideen inay saxiixaan heshiiska. laakiin UNITED NATIONKA ayaa hadda whit in 2 weeks u qasbeysa inay midget milez zanaawi ciidankiisa la baxo.
Good to hear that if true !
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”