mayor of kismaayo visits jubada hoose iyo gedo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

mayor of kismaayo visits jubada hoose iyo gedo

Post by new-york24 »

Wafdigan oo hadda ku sugan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa soo maray magaalooyin iyo tuulooyin badan oo ka tirsan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.

Wafdiga ayaa magaalada Baardheere ku qabtay kulamo badan oo ay kula yeesheen dhinacyada kala duwan ee dadka magaalada ku nool iyagoo Muxaadarooyin gaar ah u qabtay qaybaha Bulshada sidoo kalena uga warbixiyay halka uu marayo Maamuka Islaamiga ah ee Kismaayo.

Sida ay noo sheegeen Masuuliyiin la socota wafdigan ayaa noo sheegay in safarkoodu uu yahay mid shaqo oo ay dacwadda ku gaarsiinayeen magaalooyinka iyo tuulooyinka miyiga ku yaal, waxana intaa ay ku dareen in dadkii ay la kulmeen ay aad usoo dhaweeyeen isla markaana ay la qaateen in shareecada Islaamka lagu xukumo dhammaan deegaanada goboladan.

Dhinaca kale waftigan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ciidamo Itoobiyaan ahi joogaan Gobolkan iyo sidoo kale kuwii Barre Hiiraale Midkoodna, halka ugu sokaysa ee ay ku suganyihiin ciidamadaas cadowguna ay tahay Doolow Itoobiya.

the good sheekh is working hard :up:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: mayor of kismaayo visits jubada hoose iyo gedo

Post by Captain24 »

I though Barre Hiiraale supporters run Baardheere? It appears the former warlord's power has reached an all time low
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: mayor of kismaayo visits jubada hoose iyo gedo

Post by QansaGabeyle »

did I just reply to this topic? :?
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: mayor of kismaayo visits jubada hoose iyo gedo

Post by new-york24 »

Captain24 wrote:I though Barre Hiiraale supporters run Baardheere? It appears the former warlord's power has reached an all time low
maya baardheere is run by sheekh Bare Maxamed Faarax.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: mayor of kismaayo visits jubada hoose iyo gedo

Post by Voltage »

Baardheere is the home of the resistance. :up:
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: mayor of kismaayo visits jubada hoose iyo gedo

Post by xoogSADE14 »

QansaGabeyle wrote:did I just reply to this topic? :?
Thats what I was thinking.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”