Walle iyo bille nimankii Irir la oran jirey way nooga adkaadeen xaga dacaayada.
Sababta aan sidaa u leeyahay waxay tahay, waxaan ku arkay mar aan tagay Yurub buug uu qoray nin Danmarki ah oo uu ku leeyahay "waxaan tagay Soomaaliya, waxaana i casumay nin Tarod ah.Wuxuu ii sheegay in Awowgii Tarod Ismaciil in ay walaalihi soo cayriyeen oo ay keenen Soomaaliya kadib markii la ogaadeen in wacal ahaa".Buugaas anigu, waan ka dacwooday.Ninki qorayna waxaan u diray warqad.Waxaa intaa ka sii yaab badan, waxay ku soo qoreen jariidad ka soo baxda Yemen in cashiirada al-Jabartiyiin loo yaaqaanay in ay daba-go'een oo aysan cidba ka noolayn.
Markii aan tusay in aysan dab-go'in oo ay Baarlamaanka Yemen nin ku leeyihiin, loona citiraafsan yahay in ay yihiin "Saada" iyo "Shariifnimana", markaa ayaa kuwoodii carabiga fahamyey ee Irirka ahaa isgarteen in beentoodii laga daba tagay.
Calaa ku xaal, waxaa loo baahan yahay in hadaanu nahay Tarood Ismaaciil in aanu ku dhaganaano asalkeena Caqiili-ga ah ee Haashimiga ah.Hadii lagu waydiiyo ethnic gee tahay, waxaad ku jawaabtaa Carabta Soomaaliya baan ahay.Marnaba, magacaagu yuusan ka harin magaca Carbeed.Hadii lagu waydiiyo sidee Carab ku noqotay luqadaadu hadaysan ahayn Carabi, waxaad leedahay "aniga asalkayga ayaa Carabi ah, sidaas baan Carabi ku ahay".
Ciyaalkiina, ha lagu baro iskuulka Carabi.Marnaba yaan luqadaan asalkeenii nalaka gooyey ee Kushitig iyo Hamatig loogu yeero ha barinina ee Maxa ga la yiraahdo.Ileen Soomaali waa dhul ee ma aha luqad ama awoowe laga so farcamaye..
Walle Nimankii Irir ahaa nooga adkaade xaga propaganda da.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Ghetto_Faarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Walle Nimankii Irir ahaa nooga adkaade xaga propaganda da.
Waa calako meel yuururtiyo canug an weynaane
Maandhow cayaayirka iga daa Carabi waa naage
Maandhow cayaayirka iga daa Carabi waa naage
Re: Walle Nimankii Irir ahaa nooga adkaade xaga propaganda da.
Weereydu ma toosteen hadaanan sidanin xoorreye.
Waryaa Cilmilaawe, gabaygaas waxaa ka horeeyey gabay kale, oo waatuu:
Wab markaan ka siyaa indhuhu wahab ka duulaaye.
Ma wareero man waasho naxariisna waan kala wareegnaye.
Tan iyo waadi Sanaag baan wabi ka jeexaaye.
Wad Idoor baa ku jira waana loo marage.
Maandhow waaysadayda isii iyadaan waayeel ku ahaye.
War ina Cabdulle Xasan qoomuluudi buu ahaa.Gabayadiisa oo dhan waxaa ku jira kalimadu uu ku muujinayo sida uu u jeclaa xubnaha hoose ee raga.Sow kii lahaa ma aha:
Waa niman candhada laga maro.
Idoor Ingiliis waa in uu wasaaye.
iyo kuwo kalee badan.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 683 Views
-
Last post by Kukri
-
- 14 Replies
- 2099 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 7 Replies
- 379 Views
-
Last post by Jam Street
-
- 4 Replies
- 473 Views
-
Last post by BestPlaya
-
- 5 Replies
- 1137 Views
-
Last post by noer
-
- 3 Replies
- 1231 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 0 Replies
- 184 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 12 Replies
- 777 Views
-
Last post by zaahidun