Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Digniin u Jeediyey Dawladda Itoobiy News/Articles
>Democracy in Puntland
>New Puntland president “to fight insecurity
>Democracy: Somali Style By Ali H. Abdulla
>Somalia: Puntland government warns candidates on security
>Seyoum says Al Shabaab given field to roam due to failure of TFG to lead it
>Range Resources bid to raise up to $1.5m
>Puntland presidential hopefuls: with whom shall we entrust the Presidency?
Waraysi Maqal ah
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>
Wasiirka Arrimaha Dibadda Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa dawladda Itoobiya uga digay in Ciidamo Maamul-goboleedka Puntland iyo cadowga Somaliland aanay ka soo tallaabin xuduudka Itoobiya, isla markaana aanay oggolaan in cadowga Somaliland ka soo tallaabo.
Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale waxa uu sidaa ka sheegay hadal uu toddobaadkii hore ka jeediyey degmada Yagoori ee Gobolka Sool oo laga sii daayay Telefishanka HCTV, halkaas oo uu ku soo maray kormeer la xidhiidhay hawshii diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee dalka ka qabsoontay.
Hadalka Wasiirka ayaa ka dambeeyey, kadib markii malleeshiyo ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland ay weerar ku qaadeen goobo loo qoondeeyey diiwaangelintii baaqatay ee magaalada Buuhoodle oo ku taal xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, kuwaasoo la sheegay inay ka soo tallaabeen dhinaca xadka Itoobiya, iyadoo halkaasna ka dhaceen rabshado lagaga soo horjeeday hawsha diiwaangelinta.
“Waxaannu digniin u jeedinaynaa xukuumadda Itoobiya oo malleeshiyaadka Puntland ee galay Buuhoodle ay ka soo tallaabeen xuduudka dhinaca Itoobiya, markaa Itoobiya waxaan leenahay xuduudda innaga dhexeeya u ilaaliya sida aannu annaguba dhinacayaga u ilaalino,” ayuu yidhi Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale.
Waxa kale oo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland ugu baaqay maamulka Puntland inay ilaaliyaan nabad-ku-wada-noolaanshaha iyo deris-wanaagga, isla markaana sida ugu dhakhsaha badan magaalada Buuhoodle ugagala baxaan malleeshiyada ugu talogaleen carqaladaynta, degannaanshaha iyo xasilloonida Somaliland.
Xigasho Jamhuuriya

Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
BS!
Aint somaliland another mini-ethio? Or is there a hiden message in there that send a signal to Melez just in case Silanyo wins?
Ps...so are the Idoor Defence Force on stand by?

Last edited by Ni Hao on Tue Jan 13, 2009 5:57 am, edited 1 time in total.
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
not really Ethiopia needs somaliland more then SOmaliland needs Ethiopia.
Ethiopia is using the largest sea port in the horn berbera Somaliland
Ethiopia is fighting o n l f in the somali region with in Ethiopia the only thing somaliland will do is let the o n l f attack Ethiopia from Somaliland. what does somaliland get from Ethiopia oo aan ahayn qaadka ka yimada Ethiopia nothing else.

- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
Fuc,k him !!
Ethiopia miyaanu Meles Zenawi ku odhan , aad baan u taagersanahay wax ka qabashada dowlada Ethiopia ay Somalia ay ku soo gashay iyo sidey Xamar xabashidu rabeen iney shicib-ka Somaliya u caawiyaan { or something like that}.
Fuc.kin disgraceful bay noqdeen kuwani !!
Ogadeenki dhana e sidaa loo laynayay , bay xabashi sanka uga gelinayaan, afar harti oo tacbaan ah na , Ethiopia ayay ku leeyihin inaga qabta .
War kuwan inagu ceebaayay meesha , ayaa inaga kaxeeya tolow ?

Xaaji_Xundjuf wrote:not really Ethiopia needs somaliland more then SOmaliland needs Ethiopia.
Ethiopia is using the largest sea port in the horn berbera Somaliland
Ethiopia is fighting o n l f in the somali region with in Ethiopia the only thing somaliland will do is let the o n l f attack Ethiopia from Somaliland. what does somaliland get from Ethiopia oo aan ahayn qaadka ka yimada Ethiopia nothing else.
You are underestimating the power of qaad. if they stop the jaad for two days there will sure be an uprising.
So, khiyaaliga sxb naga dhaaf oo runta ka sheeg.
Ina Baxar
harti gaagaabkad caayi miyeyna sagaal sano ku sidin naaska ka hor?..lol
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
hahahaha looooooool war jaadku keniya ba wuu ka baxa waliba ki miirada aanu ku miraamii jiiray kan dhadheer na lama cuneen besides in 5 years the somaliland jaad will be fresh for chewing.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
Waa ninka magaca chinese -ka la baxay , wuxu fuleynimo ka gaadhay .
Anigu hartida dhererkooda iyo iney gaabtan ba , wax ka maan sheegin , laakin "tactics" daciif ah baan ku sheegay nimankaa halka soo galay !!
Dowlada somaliland intaan ka sheegay ma arkaysid e HARTI meeshan ku soo qoray, ayuun ba ku muuqata sow ma'aha ?
Anigu hartida dhererkooda iyo iney gaabtan ba , wax ka maan sheegin , laakin "tactics" daciif ah baan ku sheegay nimankaa halka soo galay !!
Dowlada somaliland intaan ka sheegay ma arkaysid e HARTI meeshan ku soo qoray, ayuun ba ku muuqata sow ma'aha ?
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
Ila!...looolIna Baxar wrote:Waa ninka magaca chinese -ka la baxay , wuxu fuleynimo ka gaadhay .
Anigu hartida dhererkooda iyo iney gaabtan ba , wax ka maan sheegin , laakin "tactics" daciif ah baan ku sheegay nimankaa halka soo galay !!
Dowlada somaliland intaan ka sheegay ma arkaysid e HARTI meeshan ku soo qoray, ayuun ba ku muuqata sow ma'aha ?
how many other nick do you have yourself ina badh'gaabow?
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
no body can give warning to his boss 
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
sheekh-Farax-zero wrote:no body can give warning to his boss
At least you are honnest enough to admit and accept Malez as your boss.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
Ni Hao wrote:
At least you are honnest enough to admit and accept Malez as your boss.
Habashi can't be my boss
here is my prez

Re: Somaliland foreign minister warns Ethiopia.
SLAND looool warning ethiopia wallahi meles would go to hargeisa today and slap the shit out of every MP somaliland has........SLAND needs ethiopia not the other way around.....its the only state somaliland has that give's a small amount of respect as far as nationhood goes....berbera or whatever is controlled by ethiopia, sland i bet cant even raise the taxe's
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 631 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 1 Replies
- 1321 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 1965 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 10 Replies
- 996 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 14 Replies
- 1943 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 26 Replies
- 2610 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 64 Replies
- 6135 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 7 Replies
- 1133 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 23 Replies
- 1619 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 10 Replies
- 1231 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH