Qiimaha Hubka Fudud Iyo Rasaasta ayaa Sare uga Kacay intii Awal hore lagu kala siisan jiray Suuqyada Lagu Gado ee Magaalada Burco, ka Dib markii Amaanka Magaaladaasi Gaadhay Heerkii Ugu Xumaa Xiliyada Habeenkii
Qiimaha Bastooladaha Noocyadooda Kala Duwan Iyo Qoryaha Fudud ayaa 10% Sare u kacay iyada oo qofwalbaa isku dayay in uu iibsado hub uu Naftiisa ku Seef gareeyo Ama uu Meheradiisa ku Ilaashado
Talaaboyinkana ayaa dadku Qaadeen ka dib Markii Haayadaha Amaanka ee Xukuumada Madaxweyna Daahir Riyaale Kaahin ku Guuldaraysteen wax ka Qabashad Amaanka Magaalooyinka waayay ee Somaliland Gaar ahaan Hargeysa Iyo Burco
” 24 Saacadood ee ugu Danbeeyay Wax Naloo keenay ilaa Sideed Qof oo Meelo kale duwan Midiyo Iyo Faashash Si Arxandaro ah Loola Dhacay, oo Cusbitaalka Naloogu Keena Qaarkoodna Halis Yihiin.” Sidaasi waxa Hadhwanaagnews u Xaqiijisay Mid ka Mid ah Kalkaalisooyinka Caafimaadka ee Cusbitaalka Guud ee Magaalada Burco
Sidoo kale Laba Habeen ka Hor ayaa Maydka Nin la Sheegay in Toori ay Qudha Kaga gooyeen Maafiyadan Hubaysani Lag Helay Xaafada Hodan Qaylo ee Degmada Faarax Oomaar, Kaasi oo aan Ilaa Iyo Hada Dilkiisa Cidna Loo soo Qaban
” Xaaladu Waxa ay Maraysaa Ku Nasiibso Dii la Sheegi Jiray Dawlad Iyo Boolis wax ka Qabanaayaana Ma Jiro Markaa Sidaasi ayaa Igu Kalifaysa In aan AK 47 Ibsado Badabeed aan Dabka Saaro Waxaan Garan waayo ” .Sidaasina waxa Yidhi Muuse Jaamac oo aanu kula Kulanay Suqa Hubka Lagu gado.
Tuugtan Maadhariinta ah ayaa la Sheegay in ay Dadka Toori Iyo Faash ku Hubsanayaan Inta aanay Baadhan ka Hor, Ka dibna ay Wax ka Helayaan Ama ka Waayayaan taasi oo ka Yaabisay Badiba dadka ku Nool Magaaladani Burco
Khasab weeye Habeen walba in ay Dhagahaagu Maqlaan Dhawaaqa Rasaasta Laysaga Caydhinaayo Tuug Manaxaan ah Taasi oo Siyaabo Teel Teel ah uga dhacaysan Daafaha Magaalad Burco
Suurta Gal mahaa in aad Lugayso Xaafadaha Magaalada Burco Wixii ka Danbeeya 930 Fiidnimo Hadii aanada Sidan Hub Aad Lafahaa ku Ilaaliso, Hadii aanay ku Heli Tuug Iyaguna Hubaysani
Haayadaha Amaanka ee Xukuumada Madaxweyna Daahir Riyaale ayaa iyaguna u Muuqada Mid ku Xashilmay Waxkaqabshada Masuuliyada Amaan Xumada Soo Foodsaarty magaalooyinka waaweyn ee Somaliland
Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
can you buy a gun in s/land
i thought that shid was illegal
i thought that shid was illegal
Last edited by abdikarim86 on Wed Jan 21, 2009 5:56 pm, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
Did you say Illegal. war inader we are talking about the somaliland this NSS Leader Riyaale have been in charge for the last 7 years....
Somliland was somaliland when RIP Cigaal was in charge since this idiot came to power, its gone down the drain, you can weapons every where in somaliland....
Somliland was somaliland when RIP Cigaal was in charge since this idiot came to power, its gone down the drain, you can weapons every where in somaliland....
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
its africa u can get guns from every where 
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
so liqaaye fill us the news whos da tension building against is it HY VS HJ
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
Duceysane.... No there is no beef between the 2 brothers, why would HJand HY fight? is there any reason for them? NO
Burao has become a warlord city, its not safe any more, thats what im hearig anyway, there is too many thiefs from Koonfurta somalia, and other lander thiefs joined to form some kind of maffia to terrorise the local population in Togdheer, but we aint having it, this HJ and HY we are talking about, and they are arming them selfs against this Maffia!!!
Burao has become a warlord city, its not safe any more, thats what im hearig anyway, there is too many thiefs from Koonfurta somalia, and other lander thiefs joined to form some kind of maffia to terrorise the local population in Togdheer, but we aint having it, this HJ and HY we are talking about, and they are arming them selfs against this Maffia!!!
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
well the burco police shud deal with those ciyaal mafia and throw them 2 toghdere river wen da water is flowing all the way 2 ethiopia and then sumthing will eat them lool well it depends which xafaad anyway every xaafaad shud deal wid their criminals and kick them out oops da article says hodan qaylo inte
wara tuugta we must kill them otherwise it will be lyk bosaso at night time 2 many jareer tugo robbing people
wara tuugta we must kill them otherwise it will be lyk bosaso at night time 2 many jareer tugo robbing people
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sixirka Hubka oo Kor uu Kacay Magaalada Burco Doorashada awg
Duceysane.. Police what police?
Togdheer is getting out of Hand, and if the so called goverment dont do anything about it, it will get out of hand, believe me and it will turn in to mogadisho of the North!!!!
Inader Hodan qaylo and Faarah oomar is were they found a dead body, but this thiefs are everywhere in burao, not on only on the Habar Jeclo side of the city so watch out
....

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 354 Views
-
Last post by udun
-
- 1 Replies
- 896 Views
-
Last post by kaliil
-
- 1 Replies
- 1011 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 9 Replies
- 535 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 27 Replies
- 3917 Views
-
Last post by AlpArsalan
-
- 41 Replies
- 2775 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 27 Replies
- 1880 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 41 Replies
- 2938 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 616 Views
-
Last post by Siciid85