QOL - Dagaal si aad ah loogu naafeeyay Ciidanka gumaysiga oo ka dhacay Tuulada Lahelow.
Wararka ka imaanaya Gobolka Doollo ee Ogaadeenya ayaa sheegaya dagaal culus oo labo maalmoood ka hor ka dhacay Tuulada Lahelow oo ka tirsan Gobolka Doollo dagaalkan oo ay qaadeen Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ayaa Ciidanka Gumaysiga lagaga dilay 45 Askari Dagaalkii lagu diirsaday waxaa Tigreega laga furtay ee 20 qori oo 2 BKM tahay iyo Radio yaasha Ciidamadu kuwda xidhiidhaan.
Dhanka kale wararku waxay sheegayaan in ay CWXO ku qabqabteen 50 Dabaqoodhiga Ina Iley kamid ah meesha loo qaano Mula oo ka tirsan Degmada Qabribayax waxaana laga qaatay Qoryihii kadibna waa layska sii daayay sida ay xaqiijinayaan ilo xog ogaal ah Wiilashan ay khaldeen Gumaysiga & gacanraihiisa Ina Iley ayaa markii ay CWXO siidaayeen waxay u kala keceen reerahoodii laga soo ururiyay, arinatan ayaa Gumaysiga ku noqotay dharbaaxo culus waxayna ka markhaati kacaysaa awooda kobocday ee CWXO oo baryahan dambe dar-dar galiyay hawlgalada ka dhanka ah Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ee boobka & bariokicinta ku haya shacbka dulman ee Ogaadeenya.
fierce battle's in dolow
- Munique05
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2746
- Joined: Fri Jul 11, 2008 12:57 pm
- Location: mininka Hooyada drinkin qaxwo
Re: fierce battle's in dolow
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 602 Views
-
Last post by galia
-
- 6 Replies
- 695 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 386 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 587 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 2259 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 44 Replies
- 3692 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 26 Replies
- 2470 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 9 Replies
- 742 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 36 Replies
- 557 Views
-
Last post by BigBreak
