300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
Ciidamo ka tirsan urur diimeedka Ahlu suna waljamaaca oo ku biiray maleeshiyada Bare Hiiraale ee ku sugan degmada Doolow
Ilaa iyo 300 oo nin oo ka tirsanaa ciidamada Ahlu suna wal-jameeca ayaa la sheegay iney ku biireen ciidamo taabacsan Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ku sugnaa degmada Doolow ee gobolka Gedo sida wararku ay sheegayaan.
Ciidamadaasi ayaa beryihii u dambeeyay ka gudbayay inta u dhaxeysa degmooyinka B/Xaawo iyo Garbahaarey, halkaasi oo ay kaga sii talaabayeen degmada Doolow.
Madaxa ururka Al-shabaab ee Gedo Sheekh Ismaaciil Aadan Xaaji Cabdi ayaa isagu ka hadlay ciidamada Ahlu Suna wal jameeca oo la sheegay iney ku biireen kuwa xildhibaan Barre Hiiraale, wuxuuna tilmaamay in ciidamadaasi aysan aheyn kuwa wadaadada Ahlu Suna, hase ahaayee uu yiri ay yihiin ciidamo kale oo ku biiray wax uu ugu yeeray ciidamada Gaalada.
Sheekh Ismaaciil Aadan Xaaji ayaa intaa ku daray in wadaadada Ahlu Suna xiligan gobolka Gedo iney ayaga yihiin, cidii Ahlu suna ah dadku ay garan karaan, wuxuuna intaa raaciyay “Waa ciidamo meelo kale ay ka keeneen kuwii Gaalda ahaa ee awalba joogay Doolow, waana iska celin doonaa haddii ay nasoo weeraraan” ayuu ku goodiyay Madaxa ururka Al-shabaab ee Gedo Sheekh Ismaaciil Aadan Xaaji Cabdi.
Ma jirto hadal ka soo baxay mas'uuliyiinta ururka Ahlu Suna wal jameeca oo ku aadan ciidamdan la sheegay iney ku biireen kuwo horay u joogay degmada Doolow ee taageersanaa Xildhibaan Barre Aadan Shire.
http://www.xog-waran.com/xog-waran12April2009Dolow.html

- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
These people u calling mujahids are puppets to the Ethiopian just like Omar Haji Masalle was to them back in 1995-6.
History is just repeating itself, Barre is repeating the same mistake Omar Haji Masalle did by seeking support from the Ethiopian and attacking his al-shabab (al-ittihad) cousins.
History is just repeating itself, Barre is repeating the same mistake Omar Haji Masalle did by seeking support from the Ethiopian and attacking his al-shabab (al-ittihad) cousins.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
^^ get Ur Shegato ass outa of here U focking hutu
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
If u are fcking hutu and sheegato dont fcking scapegoat faggot. I'm noble Mareexaan ab ka ab.CoolPoisons wrote:^^ get Ur Shegato ass outa of here U focking hutu
U disgusting shyt stop following Ethiopian puppets blindly, and try to make use of ur intelligent independently- that's if u even got the slightest intellect which I doubt u have.
20 years of Barre Hiirale's empty promises is enough. He's the obstacle to the progression of the MR regions, and the sooner we get rid of him, the sooner peace and prosperity would arrive.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
Waryaa ha nagu kallifin in S-net war aan kugu qaadno ee suldaanka afka kala bax.Garbo_Gedo wrote:If u are fcking hutu and sheegato dont fcking scapegoat faggot. I'm noble Mareexaan ab ka ab.CoolPoisons wrote:^^ get Ur Shegato ass outa of here U focking hutu
U disgusting shyt stop following Ethiopian puppets blindly, and try to make use of ur intelligent independently- that's if u even got the slightest intellect which I doubt u have.
20 years of Barre Hiirale's empty promises is enough. He's the obstacle to the progression of the MR regions, and the sooner we get rid of him, the sooner peace and prosperity would arrive.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
Coolpoison, what is the point of joining this group? How do they benefit from joining misguided groups like al shabaab and ahlu morons? When did khat heads and moryaan militias became religious groups? It is not like any of them are fighting against non-muslims. Anyone marexaan that joins any of these groups is fockin moron and they deserve to be killed. 
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
^^ Ahlu Suna's Marehan. why do U think they call it Ahlu Sade Wal Jama. the kapo of Ahlu Suna in Galgadud's Marehan and the 1 in Jubaland's Marehan but focking Shabab's run by some IIdors and Cagdhers
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
You don't get my point bro. It doesn't matter what Al shabaab or Ahlu group are. None of them are fighting for a cause worth dying for. It is not like they are spreading islam since they are in a country that is already 100% muslim. They only bring destruction and more unnecessary wars to the already suffering Somalis that live in destitute conditions all over the country.CoolPoisons wrote:^^ Ahlu Suna's Marehan. why do U think they call it Ahlu Sade Wal Jama. the kapo of Ahlu Suna in Galgadud's Marehan and the 1 in Jubaland's Marehan but focking Shabab's run by some IIdors and Cagdhers
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
Waxaan la yaabaa kuwa magacyada diimeed wata oo leh Diin baa u dagaalamaynaa ama Diin baa faafineynaa with xabad. marka waa iga suaale soomaalida ay Diinta barayaan oo Diinta ku jirin waa kuma?
Waayo Diinta waan ku wada dhalanay, waana nalagu soo barbaariyay, Marka yey barayaan Diinta oo ku kaliftay in dad masaakiin ah ugu dhintaan mowqifkaas ay wataan awgii?
Ummaddii intay xukun jacay noqotay bay waxay gaareen in Diintii qaab siyaasadeed loo isticmaalo. Waa laga yaabaa in kuwo mowqifkaas daacad ka yahay balse anigu waxay ila tahay in ay qaldanyihiin. Adigii waad ashahaadaneysaa kan aad la dirireyso wuu ashahaadanayaa kuwaa laisku kor dagaalayo way ashahaadanayaan, marka waxaa meesha ku dhimanaya kuna dhamaanaya waa isla idinkii un, dhiig muslimna idinka hari maayo.
Waayo Diinta waan ku wada dhalanay, waana nalagu soo barbaariyay, Marka yey barayaan Diinta oo ku kaliftay in dad masaakiin ah ugu dhintaan mowqifkaas ay wataan awgii?
Ummaddii intay xukun jacay noqotay bay waxay gaareen in Diintii qaab siyaasadeed loo isticmaalo. Waa laga yaabaa in kuwo mowqifkaas daacad ka yahay balse anigu waxay ila tahay in ay qaldanyihiin. Adigii waad ashahaadaneysaa kan aad la dirireyso wuu ashahaadanayaa kuwaa laisku kor dagaalayo way ashahaadanayaan, marka waxaa meesha ku dhimanaya kuna dhamaanaya waa isla idinkii un, dhiig muslimna idinka hari maayo.
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
Waa runtaa brother, ma ahan inaanu dhahno kani waa al-shabab ee hala dilo ama kan waa suufiye hala dilo, ama kan fikrad naga duwan buu wataaye hala dilo. Waxay aheyd MR in ay ka wada shaqeeyaan dadntooda guud ee asalka ah sida qobolka oo nabad iyo kala dambayn loo yeelo taas oo mustaqbalkooda hormar iyo barwaaqo u daadihinaysa.zingii wrote:Waxaan la yaabaa kuwa magacyada diimeed wata oo leh Diin baa u dagaalamaynaa ama Diin baa faafineynaa with xabad. marka waa iga suaale soomaalida ay Diinta barayaan oo Diinta ku jirin waa kuma?
Waayo Diinta waan ku wada dhalanay, waana nalagu soo barbaariyay, Marka yey barayaan Diinta oo ku kaliftay in dad masaakiin ah ugu dhintaan mowqifkaas ay wataan awgii?
Ummaddii intay xukun jacay noqotay bay waxay gaareen in Diintii qaab siyaasadeed loo isticmaalo. Waa laga yaabaa in kuwo mowqifkaas daacad ka yahay balse anigu waxay ila tahay in ay qaldanyihiin. Adigii waad ashahaadaneysaa kan aad la dirireyso wuu ashahaadanayaa kuwaa laisku kor dagaalayo way ashahaadanayaan, marka waxaa meesha ku dhimanaya kuna dhamaanaya waa isla idinkii un, dhiig muslimna idinka hari maayo.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: 300 Ahlu Suna join the Mujahids in Dolow
Taasi waxay ku dhici kartaa MR-Unity oo lahelaa, kadibna ilmahan wajiga duuban oo degaanada kale ka yimid in ay ku laabtaan meelaha ay ka imaadeen. Joogitaankood faaido nooguma jirto, waayo adigii bay kaa dhex shaqeynayaan oo wax garadkaagii & kuwii ku difaaci jirayba kugu diraya oo maalin caddey madaxa intay soo duubtaan kugu hordilaya caqiliintaadi.Garbo_Gedo wrote:Waa runtaa brother, ma ahan inaanu dhahno kani waa al-shabab ee hala dilo ama kan waa suufiye hala dilo, ama kan fikrad naga duwan buu wataaye hala dilo. Waxay aheyd MR in ay ka wada shaqeeyaan dadntooda guud ee asalka ah sida qobolka oo nabad iyo kala dambayn loo yeelo taas oo mustaqbalkooda hormar iyo barwaaqo u daadihinaysa.zingii wrote:Waxaan la yaabaa kuwa magacyada diimeed wata oo leh Diin baa u dagaalamaynaa ama Diin baa faafineynaa with xabad. marka waa iga suaale soomaalida ay Diinta barayaan oo Diinta ku jirin waa kuma?
Waayo Diinta waan ku wada dhalanay, waana nalagu soo barbaariyay, Marka yey barayaan Diinta oo ku kaliftay in dad masaakiin ah ugu dhintaan mowqifkaas ay wataan awgii?
Ummaddii intay xukun jacay noqotay bay waxay gaareen in Diintii qaab siyaasadeed loo isticmaalo. Waa laga yaabaa in kuwo mowqifkaas daacad ka yahay balse anigu waxay ila tahay in ay qaldanyihiin. Adigii waad ashahaadaneysaa kan aad la dirireyso wuu ashahaadanayaa kuwaa laisku kor dagaalayo way ashahaadanayaan, marka waxaa meesha ku dhimanaya kuna dhamaanaya waa isla idinkii un, dhiig muslimna idinka hari maayo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 535 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 6 Replies
- 764 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 329 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 12 Replies
- 1583 Views
-
Last post by edleh
-
- 10 Replies
- 143 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 805 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 11 Replies
- 1071 Views
-
Last post by snoop12
-
- 10 Replies
- 1156 Views
-
Last post by The_Emperior5