BOON, boy stop dreaming the house in xamar is mine the soil is mine that said barre made in dhul dowladiid thats my xalaal goof i have leaved there for many years.if you come back you will be treated as Boon you are nothing more nothing less.
wallahi maba aqaan aniga waxaa aan maanta kaale doodo waxaa tahay dadka ugu liido midgaano oo kala bal urud aa dadkaada wax u dar maanta you are becking me for politic power. look as maslax saciid my is borsasihaheeda. war adiga hadaa ahaa lahaay maba hadli leheen
and dameer are will known in your land you have more dameer dhaqado there. you can lay.
in gedo and jubba there is 10 times dameers leaving there then anywhere ells in somalia.
and whats the differnt mareexan from jareer i see more pratty jareer then mareeexan.
this discussion is over you can have the last word. i feel i become walaahi more dirty by talking to your Boon as midgaan ful midgaan.
Ilma Siyad...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Ilma Siyad...
Back to Shacks and dameer. In 2006 you know what happened when even the unprofessional Maxaakiim started throwing you out of my properties. You and your children will start bringing caano to me like like last time but this time I am an American and my homes there are going to be vacation homes. That means I will only employ you 2 months out of the year. You will have to find other work. 
Re: Ilma Siyad...
Re: Ilma Siyad...
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Ilma Siyad...
Daarod-ku-Xaar
Maxamed Kaahin Feedhoole, (HY)
Gabaygani wuxu ka mid yahay silsiladda la magac baxday "Daarood ku Xaar".
Wuxu yidhi Maxamed Alla naxariistii janno ha siiyee;
Gugoo hooray geeloo dhaloo gubadadaa jooga
Degmada Gundheereiyo fadhida gumucyadii Heeryo
Iyadoo gudguda roob, halkii godanba uu buuxshay
Gidiigeedba Habar Yoonisoo gaafka wada joogta
Guutooyin idil beeshayada galiye Daaroode
Ku ga'leedhe siday doonayaan, guri dagoodiiye
Goodeey raggii maali jiray gurayey dhowr qaadye
Waa niman ilaahay ku gubay gaajo iyo oone
Iyadoo Guhaaday, afkii lagu gujaynaayo
Gabagabaha meeshii la dhigay la isku soo gaadhye
Gadhka layska saar keenadaan lala gabboonayne
Gildhigaan intii loo rakibay gaag yar laga reebye
Goonyaha ka kace waa qabiil go'aya maantaase
Gal xareeda dhiigii la mood galay jidhaamaaye
Geerida xaq weeye ninkii go'ayna loo aarye
Habar Yoonis geeleedu noqoy garay dhunkaaleede
Waatii Biciidyahan ku go'ay Gumare maantiiye
Car ha galo Galaadi iyo Hawd kor uga sii guurye

- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ilma Siyad...
War meeshan waa laisku soo hub qaatay.
Dagaalka sokeeye yaa ku gacan sareeya?
Dagaalka sokeeye yaa ku gacan sareeya?
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Ilma Siyad...
Gabaygan Aafo wuxuu ka hadlayaa sida jilibka Dhulmahante ay waagii Afweyne dalka baaba'sanayey ay tol, qaraabo, xidid, iyo xasaboba u tuureen ee uu ay midiiddinka ugu noqdeen Afweyne. Jilibkaas Dhulmahante waxay inta badan deris la yihiin Habar Jeclo oo xididnimo, qaraabo, Soomaalinimo iyo Islaamnimoba ugu gargaara marka ay waallidoodu jar ka tuurto. Waxa kale oo dhanka kale ku haya Majeerteen oo ay sida ay sheegtaan wadaagaan wada dhalasho. Dhulmahante waagii Afweyne labadaas qolo ayay ugu waxyeello badnaayeen iyagoo aan dantooda iyo siday hadhow noqon ka fekerin ee manfac (ciyi) hoday. Hubkii Afweyne siiyey ayay durbadiiba ku bilaabeen Majeerteen oo waagaas la baacsanayey ka gadaalna Habar Jeclo ayay weerar ku ekeeyeen iyagoo ku andacoonaya in ay dhul laga xoogay ay soo ceshanayaan.
Markii Afweyne iska tegey, jilibkaas Dhulmahante waxay muteen qolyihii ay xumeeyeen iyaguna iyagoo Soomaalinnimo iyo Islaamnimoba xeernaya ayay gacantooda ka laabteen markii ay sidii Biciid jaban tallaabada hidin waayeen. 1991 kii ayay ahayd markii Garaaddadoodu baryootamayeen Burco ee "Abtiyaaloow" ay dadka ku beerlaxawsanayeen. Majeerteenna waxba uma sheegan ee wuxuu ku tashaday inuu sidii Afweyne u isticmaalay ay markooda ka faa'iidaystaan waxayna ugu baaqeen inay hoos yimaaddaan maamul goboleedka Puntland.
Gabaygu wuxuu kulansanayaa waxyaabahaas aan kor ku xusnay. Ogoow gabaygu ma saxna'e
Aafo - Xaaji Cabdil-Kariim Maxamuud Cilmi
Haddii gabay awoow leeyihiyo, Aabbe lagu sheego
Arbihii Salaan Maxamed, iyo erayadii Raage
Abyan iyo Ismaaciil Miriyo, oogti Cali Jaamac
ildab, iyo Gammuute, iyo Nuur, Aadan iyo Qawdhan
Afkii Maxamed Nuur, iyo Gahayr, ubatadii Faarax
Arartiisa waxa haybin jirey, Awgi Cali Dhuuxe
Marba dunidu ayniga danbay, aanadeed tahaye
Ajal dhimatay ugub kuu curtiyo, adiyo wiilkaaga
Aroortii la gaadhaaba waa, oday ka sheekeeye
Afyaqaanku taariikhda waa, ku andacoodaaye
Hadduunbaa ilaaq laga dhigtoo, aaran baa kacaye
Nimanbaa ujeedaddu la tahay, kaa anaa idhiye
Raggii hore in wuxu dhawri jirey, aasha dabadeede
Marbuu adiga kaa xidhanyahoo, kugu adkaadaaye
Albaab baa murtidu leedihiyo, ooda dhacameede
Akhbaartiisa goortaad heshaa, la anba qaadaaye
Aanbada salkeediyo markaan, eegay waxa jooga
Ashahaada buuxdiyo ninkii, run iyo iimaan leh
Ama alifka iyo suuradaha, ku intifaacaaya
Ama sida islaamnimadu tahay, aad u garanaaya
Ama sharaf masuul lagu ogyoo, beenta ka ajooda
Aan oday-ku-faan iyo badheedh, ku adyadoonaynin
Ama hadalka uu odhanayiyo, uurku kala leexan
Ama aan afuradiisu noqon, oon xun iyo booli
Ninkaasaa ummadi dhawrataa, la ogolaadaaye
Isaaq iyo dhulkayskuma hayaan, idhanka Daaroode
Asalkiyo hiddaha meel qudhay, wada ahaayeene
Afweyniyo Dhulmahantoow xornimo, waad arradiseene
Aasaaska diintiyo xaqaad, ka indha saabteene
Ammiin iyo Bukaasaha labaad, idinka weeyaane
Afrikada madow bay ku tahay, or iyo naanayse
Irmaantaada lama gawracdiyo, awrka kuu rarane
Afarta addin iyo dhoollahaad, uuska geliseene
Warsangeli ammaan kaama rabo, eegashiyo hiile
Ilbax buu ka yahay taasi iyo, eregta qaarkeede
Ragaan eedda kula geysanbaad, u irkanaysaaye
Malaa orodka wehel baad biddeen, aamuskaa darane
Aawiyo Majeerteenba waa, ubaxa Daaroode
Abtirsiimo looguma hanbayn, aarka Talareere
Oogada Garoowiyo, Qardhiyo, uur-cal iyo Bayla
Umulaha la dooxiyo guryaha, udubka loo saaray
Ooryaha la duubaye rag kale , la ogolaysiiyey
irdaa Boqorka nimankii lahaa, ooristiyo weerka
Agoonta iyo naafada jabtaye, loo arxami waaye
Inta dunida lagu uumman yahay, aakhirkiyo Shii-ga
Haddii inan ka hadho waa midaan, cidi illaaweyne
Ugaadeen Bullaaliyo, Digweyn, kuma arooraane
Indhaweyd horweyn kuma ekayn, Aara Reer Caliye
Afkaylagu gubee iyo la waa, agadi Haaruune?
Ishinkiyo lo'dii kuma dhaqdaan, aagyadii Herere?
Abeer Celiye Kama foofiyaan, Obokha Doolloode?
Cabdulle-na aloos kuma degaan, aydi Xananeede
Aagaamihii kuma lisaan, aydintii Dalale
Ugubkiyo hablihi miigganaa, kuma aroostaane
Aftin iyo col bay uga qaxeen, arad-sankoodiiye
Iyagiyo Abboogaa xeryaha, laga ammuugaaye
Utuntiyo colaadday bartaan, eeradkii hadhaye

Abgaal iyo Xawaadliyo ragii lays af garanaayey
Oodaha Dudubliyo, bah Gidir, irir dhamaantiisa
Beelaha la kala iibsadee, oodda lagu meershey
Umarada xabsiga yuurutee, Jeelka ku abaaday
Ardaydiyo shaqaalaha baqtiyey, arag xumaantooda
Argagaxa saboolkiyo hantida, meelo kala aadday
Anshixiyo quluubtii dadkoo, kala ugaadhoowdey
Ehelkiyo bulshada wiiqantiyo, oosha kala guurtay

Goortii aslaha dawladnimo, agabta loo gooyey
Waataa abaar ku habsataye, oloshay maandeeqe
Anfac lagama dawdabo sidaad, ugu imaaddeene
Ubadkiyo barbaartay dhashaa, uubta loo qodaye
Abris iyo Gungume qaawanbaad, ku ibtilayseene
Aboorbaa gondaha kaga bixiyo, ibihi toosnaaye
Ogor iyo dhir bay daaqaysaa, lagu idlaadaaye
Abley iyo xinjiro duubanbaa, loo areerimaye
irdo iyo dhunkaalbay sidaa, eebo iyo dhiige
Ergo iyo wadaadday qabtaa, Eexashiyo dhaare
Caawana ardaa lagu gam'iyo, aaminkeed dhimaye
Goortay anaaniyo qabiil, oomman ku ahaatay
.....
Markaad aragto aayaha danbiyo, ara la'aantiina
Irdhadaa qabtaanbaad wejiga, ururinaysaane
Dabkaa ololiseenbaad haddeer, la anfariirteene
........Silsiladaha qarxaad, umal ka qaaddeene
Askartii qafaallayd hadday, amarki diideene
Abris iyo dugaag baa tihiin, lagu adeegtaaye
Aqoontiyo wax kuma qaadataan, aragti Diimeede
...........
Ayaxlaha sidoodii hadaad, ku il wiriirteene
kuwii aad abbaanka u siddaa, kaa inaabsadaye
Inaydaan waxbaba sii ahayn, haatan la ogaaye
Halka aramidii idin dhigtaa, uur-ku-taallo lehe
Sida igadh darkii laga eryaad, udullubaysaane
Intaan qaranku idin eersanbaad, dad u ekeydeene
Ikhtiyaar la'aanbaad tolmaha, u oggolaataane
Imikaad abaal nagu qabtaan, iinta kugu taalle

I like the Iidoor-Cagdheer war going on in the middle of Gedo section. 
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ilma Siyad...
Lately it seems gedo-section has become a battle ground for all(outsidersVoltage wrote:I like the Iidoor-Cagdheer war going on in the middle of Gedo section.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1138 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 1159 Views
-
Last post by santos
-
- 57 Replies
- 5565 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 631 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 33 Replies
- 3332 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 10 Replies
- 5256 Views
-
Last post by Waachis
-
- 24 Replies
- 2925 Views
-
Last post by Garaad_LQ
-
- 0 Replies
- 530 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 16 Replies
- 1556 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 16 Replies
- 2605 Views
-
Last post by balwarama