Indhacadde surrenders

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Indhacadde surrenders

Post by hanqadh »

Wardegdeg ah: Yuusuf Indha-cadde oo Hubkiisa iyo ciidankiisa ku Wareejiyay Xisbul Islaami
By Somalimirror on 10 May, 2009 7:25 PM in Main, Wararka

Yuusuf Indha-cadde ayaa goordhaw Hubkiisa iyo ciidamadiisaba ku wareejiyay Sheekh Xassan Daahir Aweys oo ka tirsan madaxda Sare ee Xisbul Islaami kadib shir muddo saacado ah ka socday Xarunta Warshadda Baastada o ay wada qaateen Sh.Xassan Daahir Aweys, Dr.Cumar Iman Abu-bakar iyo Yuusuf Indha-Cadde.

warkan ayaa waxaa xaqiijiyay Tv-ga Aljazeera oo afka carabiga ku baxa.

Wixii Faahfaahin ah oo ka soo cusboonaada arrintaas dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Indhacadde surrenders

Post by Captain24 »

War maa asaga laqabto oo la khaarijiyo? that wadaad thug has caused a lot of wars in Moqdisho and it's about time they kill that moryaan wadaad
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Indhacadde surrenders

Post by Rightwing »

RIP somalia
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Indhacadde surrenders

Post by hanqadh »

damnn sharif's f'ed whats he gonna do, theirs no baidoa to run to....he too might aswell surrender.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Indhacadde surrenders

Post by Cawar »

HG labadan wadaad beentaa mooyee , cid kale kuma jiraan miyaa?? away waxgaradkoodi, culumadoodi, nabadoonadoodi??

War ileen anagaa balaayo aragnay. Hadda Sharifkii abgaalna waa kuwaa u qoonsaday madaxweynanimadii.. :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Indhacadde surrenders

Post by Rightwing »

Hanqadh
Don't worry about sheikh sheriff. Isaga marhadii Airport, Dekada, iyo Xafiisyada dawlada AU u ilaalinsayso, halis kuma joro.
Last edited by Rightwing on Sun May 10, 2009 11:40 am, edited 1 time in total.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Indhacadde surrenders

Post by Captain24 »

If Al-shabab get hold of Moqdisho, we are doomed. I know they would try and attack Kenya, Puntland , Somaliland and Ethiopia. I am fearing they will be the New Taliban in the Horn
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Indhacadde surrenders

Post by Ayub21 »

:lol: indha cadda surrenders to whom?? his adeer xassan dahir :lol:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Indhacadde surrenders

Post by hanqadh »

Ayub21 wrote::lol: indha cadda surrenders to whom?? his adeer xassan dahir :lol:
word is al-shabab were about to woop his ass they had him surrounded but his former mates in hizbul islam negotiated with him to give himself and his possessions.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Indhacadde surrenders

Post by Captain24 »

Ayub, Abgaal has disappointed me. Half of them are with Al-shabab and few of them support the government :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”