Leader Of Shabab Speaks
Moderator: Moderators
- American-Suufi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4851
- Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm
Re: Leader Of Shabab Speaks
did hyper say sheikh suufi his grandfather was suufi bid3a?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Leader Of Shabab Speaks
Why is THIS NOT MOVED TO CLAN POLITICS ????
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Leader Of Shabab Speaks
abdiwahaab the topic opener is a jeberti
most of the jebertis in here support the alshabaab movernment so this there way of doing things.
any good news from xammer that alshabaab is crushed they delete or move.
most of the jebertis in here support the alshabaab movernment so this there way of doing things.
any good news from xammer that alshabaab is crushed they delete or move.
- American-Suufi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4851
- Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm
Re: Leader Of Shabab Speaks
brainwashing nomads.AbdiWahab252 wrote:Why is THIS NOT MOVED TO CLAN POLITICS ????
hyper is cursing his own grandfather and believing kollombo smoking marijuana. a new world.
- Looyaan_Junior
- SomaliNetizen

- Posts: 767
- Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
- Location: Dhegahbur, Ogaden
Re: Leader Of Shabab Speaks
hyperactive wrote: lol and that was when he was moved from harar and before he ended up in mogadishu?
I am not sure but I think there was a war of some sort that took place Dhegahbur that is when alot of peole including your grandad left, could be wrong...
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Leader Of Shabab Speaks
i dont know brother but i know there was some kind of war out there that many people and sheikhs where forced to leave to somalia and some went to najd and hijaz.Looyaan_Junior wrote:hyperactive wrote: lol and that was when he was moved from harar and before he ended up in mogadishu?![]()
![]()
Yeah
I am not sure but I think there was a war of some sort that took place Dhegahbur that is when alot of peole including your grandad left, could be wrong...
- American-Suufi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4851
- Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm
Re: Leader Of Shabab Speaks
looyaan aka kolombo
pass the joint. hyper is greedy. he curses his own grandfather.
pass the joint. hyper is greedy. he curses his own grandfather.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Leader Of Shabab Speaks
Abubakar Zeylaci waxaad iga gaadhsisan , haddaad nin tahay bal wakaase islantii ku dhashay ugu kaalay Abaarso !
Kaasa wax u ah al kalaab-ta !
Kaasa wax u ah al kalaab-ta !
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Leader Of Shabab Speaks
Gudoomiyaha Kismaayo Sheekh Abuubakar Saylici oo sheegay inay qayb ka ahaayeen dagaalkii Muqddisho
Warkii 11-May-2009 iyo Qormadii: NEWS
Kismaayo(11 may 2009)-Guddoomiyaha Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Abubakar Saylici oo xalay shir jaraa'id ku qabtay magaalada ayaa sheegay inay qayb ka ahaayeen dagaaladii lagu hoobtay ee maalmihii ugu danbeeyey ka dhacayey magaalada Muqdisho,dagaalkaas oo u dhexeeya xoogaga muwaaqimada ee Alshabaab iyo xisbul-islaam oo dhinac ah iyo ciidanka daacada u ah madaxweyne Shariif oo garab ka hela ciidamada Afrikaanka ah ee ku sugan Muqdisho.
"Anagu hadal kaliya kuma ekin, ee waxaan nahay qeyb muhiim ah oo la safan mujaahidiinta safka hore ka dagaalamnaya ee xabadka u dhigaya xabada cadowga iyo kuwa muslimiinta ka mid ahaa oo dib uga laabtay, kooxdii ridowga oo diinta Islaamka ka baxda wuxuu Ilaahay u soo saaraa koox kale oo la dagaalama' ayuu yiri Sheekh Abubakar Saylici oo sidoo kale ku tilmaamay dawlada Shariif Ashahaado-la-dirir,kuwaasoo sida uu sheegay qandaraas ka soo qaatay gaalada.
Sida ay noo sheegeen dad ku sugan degmada Kismaayo waxaa maalmihii ugu danbeeyey ka baxay magaalada Kismaayo gawaadhida tiknikada ah,iyo ciidamo boqolaal ah,kuwaasoo u anbabaxay dhinaca Muqdisho.
Sheekh Saylici oo ka soo jeeda gobolada Somaliland ayaa hogaanka Alshabaab oo hada ka taliya gobolada koonfureed oo dhan ayaa u magacaabay inuu noqdo gudoomiyaha deegaankaas,kuwaasoo sida xaqiiqda ah soo celiyey nabadii iyo kaladanbayntii.
Sheekh Saylici ayaa sidoo kale ku eedeeyey dawlada Shariif inay taageero ka hesho cadowga ilaahay oo dhan,kuwaasoo ilaaliya meelaha uu ku dhuumaalaysto,waa sidoo hadalka u dhigaye,kuwaasoo uu ka wado ciidamada nabad-ilaalinta ee IGAD ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Arintu si kastaba ha ahaatee,waxaa dagaaladii ka dhacay Muqdisho loo awood sheegtay ciidamada dawlada,iyagoo laga qabsaday badanaa goobihii muhiimka ahaa ee ku yaalay Muqdisho.
Afnugaal News Desk.
Contact:xassand2000@yahoo.com
or info@afnugaal.com

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Leader Of Shabab Speaks
Inshallah soon enough Hargeisa iyo Gebliey ayuu ka qudbadayn 
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Leader Of Shabab Speaks
guys mind your own businesses its 20 yrs know for anyone with an iota of brain that Somalias case is Alhunaxristo.
what I can say is it is a Fitna annd the best thing to do is keep quiete and pray for our umah.
what I can say is it is a Fitna annd the best thing to do is keep quiete and pray for our umah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 126 Replies
- 707 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 12 Replies
- 819 Views
-
Last post by *Nobleman*
-
- 10 Replies
- 928 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 6 Replies
- 1223 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 2 Replies
- 458 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 3 Replies
- 491 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 5 Replies
- 533 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 5 Replies
- 555 Views
-
Last post by LobsterUnit