Breaking news... High level French Delegation arrive in SL

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Breaking news... High level French Delegation arrive in SL

Post by yawle »

War deg deg ah oo naga soo gaadhay magaalada Berbera ee Somaliland
Written by Qarannews
May 27, 2009 at 05:42 AM
Berbera,(Qarannews)-War deg deg ah oo hada naga soo gaadhay wariyaha shabakada qarannews uga soo warama gobolka Saaxil oo hada ku sugan magaalada Berbera ayaa noo xaqiijiyay in ay hada saacad ka hor ay madaarka caalamiga ah ee magaalada Berbera ay soo cago dhigatay diyaarad khaas ah oo laga leeyahay dalka Faransiiska, diyaaradaasi oo uu wariyuhu uu sheegay in ay siday wafti aad u culus oo ka socda dalka Faransiiska.

Shalay ayaa wafti uu hogaaminaayo madaxweymaha Somaliland waxa ay ku caraabeen oo u socdaaleen magaalada Berbera safarkaasi oo aan markii hore la sii shaacnin, hase ahaatee shalay subax ayaa diblomaasi ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee Somaliland waxa uu shabakda qarannews, u xaqiijiyay oo uu u sheegay in mudooyinka soo socda, war wanaagsan la maqli doono, gaar ahaan xaga Berbera, diblimaasigaasi oo shalay subaxdii hore noo waramay muu sharaxin ama nooma uu faah faahinin warkaasi la maqli doono isga oo ku dhaafay (it will be a good news).

Ilaa hada xaga xukumada wax war ahi oo diyaaradaasi iyo waftiga yimid ku saabsani kama uu soo bixin, dhanka kalena warar aanu hada helaynaa waxa ay sheegayaan in waftigani ay u socdaan balaadhinta dekada magaalada Berbera oo la doonaayo in si dhakhso ah loo balaadhiyo si looga hawl galo, hawlgalkaasi oo ah xaga ganacsiga iyo soo dejinta alaabooyinka baayacmushtarka iyo kuwa u gudbaaya wadamada geeka Afrika.

Waxii war ah ee ka soo kordhan waxa aad kala soco doontaan shabakada wararka ee qarannews.

Source Qarannews
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Breaking news... High level French Delegation arrive in SL

Post by The_Emperior5 »

Good news :sland: :up: i heard they wan to inlarge the port french investment but i will believe it when i see pictures Udub beryahaan ma amino and definitely not qarannews.com
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Breaking news... High level French Delegation arrive in SL

Post by MrPrestige »

good news :sland: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”