Source:http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... ndon.shtml
Madaxweynaha Puntland oo ka dagey London
10 Jul 10, 2009 - 6:17:20 PM
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole iyo Wafti uu hogaminayo ayaa fiidnimadii Jimcaha ka dagey wadanka Ingriiska Magaaladiisa London.
Waftiga Madaxweynaha Puntland oo kasoo kicitimay magalada Washighton ee caraiga Mareykanka halkas oo ay muddo labo asbuuc ah ku joogeen booqasho shaqo ah ayaa garoonka diyaradaha Hitro waxa kusoo dhoweeyey dadweyne farabadan oo ka tirsan jaaliyada Somalida ee ku dhaqan wadanka Ingriiska.
"Booqashada Madaxweynaha ee wadanka Ingriiska ayaa waxa ayaa la xiriirta kuwii shaqo ee uu ku joogey wadanka Ingriiska islamarkana ula kulmi lahaa jaaliyadaha Somalida ee kala duwan" sidaas waxaa yiri xogheynta gaarka ah ee Madaxweynaha oo la hadley GO.
Madaxweynaha Puntland ayaa wararka sheegayaan in wadanKA Ingriiska kula kulmi doono hay'adaha samafalka ee tagera Somalia, xubno ka tirsan dowlada iyo Barlamanka Ingriiska.
Garowe Online,Garowe
Good to see the president arrived in good health. He was welcomed thru by puntland diaspora at the airport and has plans to meet the diaspora at the convention center next week, and holding meetings with development organizations that support somalia and meeting british delegations for talks.
The president had wonderful trip in washington lets hope he can match it in europe and score big time for puntland. We got U.S support on federal policy and support for our region in all aspects of development. The mayor of bossaso scored for puntland security development deals with e.u nations. Lets see what our leader can bring us out of london.
But so far so good. An excellent world visit.




