Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Faroole iyo Burcad Badeed Isku Haysta Lacag Madaxfurasho ah oo Laga Qaatay Markabkii Talyaaniga ee Xeebta Laasqoray.
Kadib markii habeynimadii xalay ay Kooxdii Burcad badeedka ahayd ee ku haystay Xeebaha gobolka Sanaag gaar ahaan Degmada Laasqoray ay qaateen Lacag Madaxfurasho ah oo gaareysa Afar Milyan ayaa waxaa halkaasi Gaarey Wiil uu dhalay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole .
Wiilkaan oo lagu magacaabo Maxmed C/raxmaan faroole islamarkaasina ah wakiilka Burcad Badeedka Puntland ayaa maal mahaan Safar ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Wuxuuna Isagoo shalay Galinkii Danbe Soo gaarey Magaallada Galkacyo halkaasi oo diyaaradu ku Dajisey.
Maxamed C/raxmaan Faroole oo lacag Badan ay Xalay kasoo gashay Burcada ayaa lasheegay Lacagtaas in uu u qaaday Nin u horey uga Mid ahaan jirey Nabadoonada Puntland oo ay Madaxweynaha isku haybyihiin Balse hada ah Nabadoonka Burcad Badeeda, waxaana laxaqiijeyey inay saakay isaga iyo wiilka Madaxweynuhu u anba bexeen islamarkii uu gaaray halkaasi dhinaca Magaallada Garowe iyago Gawaari Dagaal lagu Galbinaayo.
Wiilkaan Burcad badeeda Maxmed Faroole ayaa markabkaan Laga lahaa Dalka Talyaaniga oo Muddo dhowr Bilood ah lagu haystey Xeebta Degmada Laasqorey wuxuu ka ahaa Maalgaliye Sare iyadoo Xiligii Markabkaasi gacanta lagu soo dhigay uu kusoo aadey Maalgaliyeyaashii Burcad Badeed oo lacagtii ka dhamaatay. Balse isagu uu markii danbe dhabarka u ritey Maagalinta Markabkaasi.
Dhawaan waxaa lagu Xiray Magaallada Boosaaso Fahad (Xanaano) oo ah Ninkii Lacagtii ugu Badneyd ka qaatay Burcad Badeed wuxuuna Xabsiga Weyn ee Magaallada Boosaaso ku jirey Mudo Asbuuc ka badan waxaana lagu siidaayey Amar kayimid Madaxtooyada Puntland kaasi oo kazoo fuley Maxamed C/raxmaan Faroole
Xafiiska dayniile Garowe
puntlands president's son the pirate of the government
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 404 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 6 Replies
- 946 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 650 Views
-
Last post by quark
-
- 8 Replies
- 933 Views
-
Last post by Sumubaridi
-
- 1 Replies
- 7 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 1 Replies
- 904 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 69 Replies
- 3937 Views
-
Last post by Caesar
-
- 15 Replies
- 1680 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 2 Replies
- 674 Views
-
Last post by SahanGalbeed
