ONLF going north towards harar and beyond.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Wararkii Maanta ee Ogaadeeniya.
Posted by geele on August 06 2009 08:06:13
Warar aan ka helnay ila kala duwan ayaa sheegaya in dagaalo Xoogan ay ka socdaan Gobalka Qoraxay gaar ahaan Degmada Qabridahar Dhanka bari Tuulada Ceel Xaar iyo Gobalka Dhagaxbuur Degmada Guna Gado halkaas oo Dagaalku uu u dhaxeeyo Ciidamada Itoobiya iyo Xoogaga ka soo Horjeeda ee Gobanimo Doonka ah ee ONLF.
Tuulada Ceel xaar ayaa u Jirtaa ilaa 10 Km Magaalada Qabridahar halkaas oo naloo soo sheegay in Ciidamada Tigreega uu Dagaal kadis ku dhacay ilaa hada ma jirto wax faah faahin ah oo ka soo baxday Isla warkan war u eg ayay Sheegtay Idaacada ICDS oo si deg deg ah uu warku u soo gaaray.
Dagaaladan ayaa ah kuwo ku sii Xoogaysanaya Gobalka Soomaalida Ogaadeeniya Mudooyinkan Waxaa Bishii na soo dhaaftay Bilaabmay Dagaalo Xoogan kuwaas ku baahay Dhamaan Gobalka Soomalida Ogaadeeniya.
Dhanka Kale Baabuurta Saaka ka baxday Magaalada Jigjiga ee u socday Harar ayay Ciidamada Jabhada ONLF ku joojiyeen meel u jirta 30 Km Magaalada Harar.
Horusocod

Re: ONLF going north towards harar and beyond.
thats we're the key is, attack harar and jigjiga base's, cut the supply line's coming in from addis ababa.....and am still waiting for djabuti railway to go up in flame's

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
War sxb, why the insults did I hit a nerve? 
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
Habar Xabusheed.. 
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
Hanqadh Harar is strategically signifant due to its proximity to the Red Sea in the North-East and the Indian Ocean..gaining absolute control will give ONLF the upper hand.. It's 6 and half hours drive from Addis Ababa and only 55kms away from Dire Dhawa and 200 miles from Haregisa.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
Dhiidhiyaa-dhiidhiyaa weeye sheekadu
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
ONLF will crush like WSLF.

Re: ONLF going north towards harar and beyond.
Shut your FAT cuban ass up!luis1 wrote:ONLF will crush like WSLF.
ONLF will crush the Xabash bastards..
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
Baby:I want to see your picture.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
luis1 wrote:Baby:I want to see your picture.
we know cuba won the war you dont need rubb it in sxb
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
Many somali here believe they won the war,but they dont have any proof?
Why???
Why???
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: ONLF going north towards harar and beyond.
Cuban u filthy animalluis1 wrote:ONLF will crush like WSLF.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 989 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 1231 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 8 Replies
- 2191 Views
-
Last post by hunterKING
-
- 2 Replies
- 648 Views
-
Last post by ciddhartha
-
- 31 Replies
- 3795 Views
-
Last post by Waachis
-
- 14 Replies
- 1200 Views
-
Last post by gurey25
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 59 Replies
- 5914 Views
-
Last post by Adali
-
- 31 Replies
- 3141 Views
-
Last post by mmohamed12
-
- 3 Replies
- 1553 Views
-
Last post by DawladSade