Bare Abdi Bare speaks

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Bare Abdi Bare speaks

Post by CoolPoisons »

Maamulkii dowladda ee Gedo oo qiray in iyaga iyo Ahlu Sunna ay weerar ku soo yihiin degmooyinka ay gacanta ku hayaan islaamiyiinta.

Maamulka dowladda ee gobolka Gedo ayaa qiray in iyaga iyo Ahlu Sunna Waljaamaca ay weerar ku soo yihiin degmooyinka ay gacanta ku hayaan xoogaga islaamiyiinta.



Afhayeenkii maamulka dowladda ee gobolka Gedo Barre Cabdi Barre ayaa qiray in ay jiraan dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ay ciidamada dowladda ka wadaan degmada Doolow ee ay ku suganyihiin kuwaasi oo ku aadan dib ugu soo laabshada gobolada Gedo iyo Jubooyinka oo haatan ay maamulaan xoogaga hubaysan.



Waxa uu sheegay in uu u soo dhamaaday tababar ciidamada dowladda islamarkaana ay doonayaan sidii ay dib ugu soo laaban lahaayeen goboladaasi isagoona sheegay in ay wada hadal la galayaan xoogaga ka arimiya haatan hadii ay diidaan la dagaalamayaan.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by CoolPoisons »

Xalay Marehan paltalk room was 250 people. Mujahid Bare heeso lo qaadeyey
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by Murax »

CoolPoisons wrote:Xalay Marehan paltalk room was 250 people. Mujahid Bare heeso lo qaadeyey

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by CoolPoisons »

Murax im not kidding

qolka waxa ku badna Marehanka tageersan Bare Hirale

most were Rer Dalal

Kuwa Shabab tageersana where 3. 1 Rer Ugas Shermake and 2 Rer Siyad
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by Murax »

:lol: :lol:

I've never been on it, but I've seen someone on it one time, funny place, lol.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by CoolPoisons »

akhyaar badan baa so galay. The Marehan rooms its all about siyaasad.

there was this 1 Rer Ali Husein with name kacaan but he left. Ina Xubey (Rer Siyad Husein) wuu so galay but laakin waa qaldaan waaxid. Gadabursi baa dhalay and he speaks like proper qaldaan.

There's this year 60 old Wagardha called Dhangad, asagana IIdor baa dhalay.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by zingii »

I noticed M-R rooms are clossed for the most part when things start going down back home specially kismayo, gedo, c/waaq the place is packed. But when things are all kool they mingle with others and stay off polatics but BASHAAL in QOLOLKA KAFTANKA. :mrgreen:
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by snoop12 »

i havent been paltalk for ages, but i would imagine but Rer Dalal cousins are partying for this new development :up:
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Bare Abdi Bare speaks

Post by Nabeela »

CoolPoisons wrote:Xalay Marehan paltalk room was 250 people. Mujahid Bare heeso lo qaadeyey
:clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”