http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=1084Ciidamo Ethiopian labo jiho ugu soo kala dhaqaaqay Buulo Burde
Ciidamo Ethiopian ah oo xalay faarujiyay qeybo ka mid ah magaalada Beled weyn ayaa labo jiho ugu soo kala dhaqaaqay Magaalada Buulo Burde oo ay gacanta ku hayaan Xoogaga Islaamiyiinta.
Ciidamadan Ethiopianka oo ku hubeysan Gaadiidka dagaalka iyo gawaarida Uralka ayaa ka baxay Galbeedka magaalada, waxaana ay u dhaqaaqeen Deegmaanka Buq Aqable.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamada ay si toos ugu wajahan yihiin Buulo Burde, iyadoo qorshaha yahay sidii ay xoog uga saari lahaayeen Xoogaga Islaamiyiinta.
Magaalada Beled weyn ayaa si weyn looga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan, waxaana qorshahan uu xoogisa yahay sidii Maamulka Dowladda ee Gobolka Hiiraan gacan loogu siin lahaa la wareegida Gobolka oo dhan.
Ciidamada Ethiopianka ayaa qeyb ka mid ah wali ku sugan Magaalada, kuwaasoo sida muuqata xoojinaya ammaanka, waxaana la dareemayaa dhiilo colaadeed oo ka jira deegaanada Gobolka
Ethiopians heading for Buulo Burde
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1156 Views
-
Last post by Cusmano
-
- 12 Replies
- 1509 Views
-
Last post by quark
-
- 4 Replies
- 616 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 33 Replies
- 2951 Views
-
Last post by Xaldoon
-
- 6 Replies
- 1501 Views
-
Last post by Xashi
-
- 14 Replies
- 1925 Views
-
Last post by original dervish
-
- 15 Replies
- 1479 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 346 Views
-
Last post by newsbot
-
- 7 Replies
- 675 Views
-
Last post by galia
-
- 5 Replies
- 731 Views
-
Last post by original dervish