This sec. became calaacal section miyaa
Moderator: Moderators
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
This sec. became calaacal section miyaa
What's all this campaign Daahir rayaale this Daahir rayaale that? Its true he has done nothing for the pass 7 years. however, it's clear the other two candidates are unfit to lead this nation. I don't understand why you don't understand xaqiiqada intaa caadifiyada yaree caantaynka meel walba lasoo taagan tihiin
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
this reminds me of this scene in Qabyo ... Dowwwn,, Stupid Dooown.. Hisotry doowwwnnnn
start at 2:27
[youtube]b5j0fBWO1tY&translated=1[/youtube]

start at 2:27
[youtube]b5j0fBWO1tY&translated=1[/youtube]
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
Keyse_0208 wrote:this reminds me of this scene in Qabyo ... Dowwwn,, Stupid Dooown.. Hisotry doowwwnnnn![]()
![]()
start at 2:27
[youtube]b5j0fBWO1tY&translated=1[/youtube]
Down down james down down down jidhxun down down down dhaqanxumo down

Mustafa kiiko is down

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
always down boolice down only somalis

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
walahi sangub hooyadii wase waa COMEDIAN caadi ah.... History Baaadddd...Stupid Baaaad.. Always Baaaaadddd

and then he says 'Waryaa Guriga anaa leh, iiga bax gurigeyga'' Hadii kale "i hit i hit i hit"
This relates to the situation in S/Land today soo much

and then he says 'Waryaa Guriga anaa leh, iiga bax gurigeyga'' Hadii kale "i hit i hit i hit"
This relates to the situation in S/Land today soo much
Last edited by Keyse_0208 on Mon Aug 31, 2009 4:18 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
Keyse_0208 wrote:walahi sangub hooyadii wase waa COMEDIAN caadi ah.... History Baaadddd...Stupid Baaaad.. Always Baaaaadddd![]()
haaa loooooooool history down lol stupidh bad down

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa

Ilaah baan idinku dhaarshee miyaad weligiin aragteen Ahmed mahammed Mohamoud "Silanyo" oo:-
Campaigning, waxaasaan qaban doonaa hadii lay doorto?
Miyaad aragteen Isagoo u campaign graynaya hospitals, agoonta, schools and etc ama lacag u ururinaya?
Faysal ciyaala suuq ayaa xitaa haduu tuulo booqasho ku tago, dhakhtarka ama schools geeya kuraas ama lacag tabaruca.
Odaygan Silanyo lacaguu dadka ka guro mooyee miyaad aragteen isagoo sadaqad bixinaya?
7 sano ayaanu maalin qudha campaign samayn aan ahayn calaacal.com
Ma waxaan ku taageeraa waa nin reer sheikh Isahaqa ama waa Heavyweight SNM ?
C'mon give me a break iidoorow

Re: This sec. became calaacal section miyaa
lol sanguub the funny og duddy
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: This sec. became calaacal section miyaa
Warya rightwing , war niyow horta halkeed ku nooshahay ?
Silanyo sababtu agoonta lacag ugu ururin laha maxay tahay ?
Silanyo sababta u sadaqad u bixin laha maxay tahay ?
Silanyo is promising his people CHANGE in a better life , he is not in the business of BUYING votes .
Riyaale 's got 2 go !!
The reason I have switched from Udub , waan ku sheegi kara haddad rabto , I used to be a UDUB loyalist , ma'ogtahay ?

Silanyo sababtu agoonta lacag ugu ururin laha maxay tahay ?
Silanyo sababta u sadaqad u bixin laha maxay tahay ?
Silanyo is promising his people CHANGE in a better life , he is not in the business of BUYING votes .
Riyaale 's got 2 go !!
The reason I have switched from Udub , waan ku sheegi kara haddad rabto , I used to be a UDUB loyalist , ma'ogtahay ?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
SahanGalbeed wrote:Warya rightwing , war niyow horta halkeed ku nooshahay ?![]()
Silanyo sababtu agoonta lacag ugu ururin laha maxay tahay ?
Silanyo sababta u sadaqad u bixin laha maxay tahay ?
Silanyo is promising his people CHANGE in a better life , he is not in the business of BUYING votes .
Riyaale 's got 2 go !!
sahan , righwing wa muse abokor. ina dholayara uu muuqda wa iska muxafaad

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: This sec. became calaacal section miyaa
Waryee dhegayso , waxaad yeesha inaar , bahashan new nargeysa girl-ta la baxday yaan lagugu ag arkin , iska kala kaftan wiilasha , laakin yaaney ku baran , reer dhan bay magaca dhul kala dhacday taasi e 
Naag kale oo Isaaq sheeganaysa oo meelahan soo wadhatay arki maysid , marka iska ilaali !!

Naag kale oo Isaaq sheeganaysa oo meelahan soo wadhatay arki maysid , marka iska ilaali !!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
ma aniga war habarta wala ii dabba dhiigay , haa lol wa runta naag ba maha tanii miid maha baSahanGalbeed wrote:Waryee dhegayso , waxaad yeesha inaar , bahashan new nargeysa girl-ta la baxday yaan lagugu ag arkin , iska kala kaftan wiilasha , laakin yaaney ku baran , reer dhan bay magaca dhul kala dhacday taasi e
Naag kale oo Isaaq sheeganaysa oo meelahan soo wadhatay arki maysid , marka iska ilaali !!

Maxa ba lugu sameyaa qof ku daba dhigtay

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: This sec. became calaacal section miyaa
Bahal xuno qashin oo dariska ah oo beri hore meelahan soo geli jirtay bay ila eegtahay , cala kuli xaal yaaney ku sawirin ...xitaa kaadi ku shaydiska ayaan loo quudhin taaso kale 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
SahanGalbeed wrote:Bahal xuno qashin oo dariska ah oo beri hore meelahan soo geli jirtay bay ila eegtahay , cala kuli xaal yaaney ku sawirin ...xitaa kaadi ku shaydiska ayaan loo quudhin taaso kale

anbay ku tirahda canbarkayga ma cunsuridieyo

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: This sec. became calaacal section miyaa
Waryaa ilaahay yaqaan?
Ina dhoola yare iyo Buurmadaw midna anigu lama haysto, mana ihi qof shaqsi ku xidhan. Fikradayduna Musa abokornimo kuma salaysna ee waa sidaan wax u arko anigu.
Anigu teamka maanta haysta wadanka iyo kuwa raba inay kala wareegaan midna ma aaminsani inay yihiin kuwo wadan ka waxtar iyo waxqabad usoo wadaa. meeshaasi waa meel ilaahay iska wataa. Rayaale iyo kooxdiisu 7 sano ayay meesha fadhiyeen wax ala waxay soo kordhiyeed maan arag. Ahmed siilaanyona weli ma aan arag isagoo campaign samaynaya ama ka hadlaya agendihiisa aan ahayn kursi doon. Faysala waad aragtaan inuu yahay clown.
Ina-baxarow habarwadaag bal car keen waxaad ku cadaynaysid in Silanyo campaign iyo charity wadanka ku qabtay.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 377 Views
-
Last post by bashe19
-
- 43 Replies
- 6023 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 28 Replies
- 1208 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 6 Replies
- 506 Views
-
Last post by zingii
-
- 8 Replies
- 526 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by sahal80
-
- 5 Replies
- 599 Views
-
Last post by fanaanYG
-
- 12 Replies
- 950 Views
-
Last post by Gifted
-
- 23 Replies
- 923 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 9 Replies
- 751 Views
-
Last post by Spursman