CoolPoisons wrote:Xamud Bare Hirale wuxu qabtay iyo wuxuu yahay waa la yaqaana
laakin adiga what does Lelkase have? siyaasin Lelkase walige ma maqlin
Soon ku jirna. xaqiiqda ka hadal
Car hal siyaasi oo Lelkase ah who was major player in the last 20 years keen


Barre Hiraale muxuu qabtay? Kismayo 10 sano bu haysto and he did not even build a single school let alone anything else, he was to busy looking over his shoulders, protecting himself against the Cery Mafia he rolled with.Barre Hiraalaha sheegeysid maha kii 10ka sano Joodari Cery aha oo marba dhinca lo roogi jiray oo weliba barkinta la barkan jiray?
Barre Hiraale away maanta? dollo bu qaxooti ku yahay oo ka dheex oynaya asaga oo masawiir kismayo ah gacanta ku haysto oo markay qiradu ka badato madax intu saro faraha ku salaxayo

