Shabab Claims Victory

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Shabab Claims Victory

Post by Murax »

Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo oo guulo ka sheegtay dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka dhacay deegaano hoostaga Magaalada Kismaayo.
Posted: 10/6/2009 3:44:00 PM
Shabelle: KISMAAYO
Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda hoose ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa uu guulo ka sheegtay dagaaladii 48-saac ee ugu danbayay ka dhacay deegaano hoostaga Magaalada Kismaayo iyagoo sheegay in ay la wareegeen guud ahaan deegaanadii lagu dagaalamay.



Kadib dagaalo qaraar oo mudo 3-maalmood ah ka soconayay deegaanka Birta Dheer oo ilaa 60-KM dhinaca Galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda hoose islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamada Walaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka iyo Ciidamadii uu hogaaminayay Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe kuwaasi oo maalmihii ugu danbeeyay si wayn ugu hardamayay gacan ku haynta deegaanada Galbeed ee Magaalada Kismaayo ayaa Maamulka Walaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka faah faahin dheeraad ah ka bixiyeen dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka soconayay deegaanada Galbeed ee Magaalada Kismaayo iyagoona shaaca ka qaaday in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta deegaanada ay maalmihii ugu danbeeyay ka soconayeen dagaaladaasi.



Sheekh Xasan Yacquub Cali oo ah Madaxa war faafinta Walaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka oo maanta Saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in la so afjaray dagaalkii ka soconayay deegaanka Janaay Cabdale islamarkaana ay ku jabeen Ciidamadii uu watay Axmed Madoobe oo kamid ah Saraakiisha Ururka Xisbul Islaam sida uu hadalka u dhigay.



Inkastoo Madaxa war faafinta Walaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali uu sheegay in ay si toos ah u la wareegeen gacan ku haynta goobaha ay dagaaladaasi ka soconayeen ayaa hadana waxa uusan shaacin qasaaraha rasmiga ah ee ay gaysteen dagaaladaasi.



Hadalkani ka soo baxay Madaxa war faafinta Walaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka ayaa ku soo beegmaya xilli maalmihii ugu danbeeyay ay dagaalo ka soconayeen deeganada Galbeed ee gobolka Jubadda hoose gaar ahaan Magaalada Kismaayo islamarkaana dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanadaasi ay walwal iyo cabsi xoogan ka muujinayeen dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanadaasi.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Shabab Claims Victory

Post by The_Patriot »

Al-shabaab oo markii sedexaad jab weyn kala kulmay Janaay cabdalle
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhay jiida hore ee dagaalka ayaa noo xaqiijiyey in gelinkii dambe maanta jab weyn loo gaystay ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo si dhumaaleysi ah ku yimid deegaanka Janaay Cabdalle .

Saraakiisha noo warantay ayaa xaqiijisay in ciidamo aan badnayn ay saaka si dhuumaalaysi ah ku yimaadeen deegaanka Janaay Cabdalle oo ciidamadii ku sugnaa uga ruqaansadeen dhinaca magaalada Kismaayo balse markii laga war helay ay la kulmeen dagaal LABA DHABANLE AH kadibna halkaa cagta lagu mariyey.

Wararku waxay intaas ku darayaan in kolkii ciidamadii soo duulay la huwiyey dagaal laba dhabanle ah ay kala fiigeen iyagoo aan garanaynin jaho ay u cararaan maadaamo labada dhinacba lagaga soo afuufayo rasaas xoogan.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in wixii ka bad baaday ciidamadii duulaanka soo qaaday la sii caydhsanayey oo xaalkooda aanu ogaan doona kolka waagu dilaaco.

Dhanka kale Jabkan soo gaadhay Al-shabaab ayaa ku soo beegmaya iyadoo saacado kahor ay saxaafada ka shaaciyeen inay soo afjareen dagaalkii ay kula jireen ciidamada Xisbul islaam isla markaana ay qabsadeen xarumihii dhinicii kasoo horjeeday.Arintan ayaa waji gabax ku noqon doonta masuulkii shaaciyey inay Al-shabaab ay la wareegtay xarumihii ciidmada Xisbul islaam ay ku lahaayeen duleedka Kismaayo.

Wararka xaqiiqada ah ee ku saabsan dagaalada ka socda Jubooyinka kala soco Dhanaan.com

06 Oct 2009
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Shabab Claims Victory

Post by The_Patriot »

Janay Cabadalla. (Afdheer) Tuulada Janey Cabdalla (Birta Dheer) ayey dib ula soo wareegeen xoggagga RaasKaambooni ee Xizbul Islaam dagaal ay la galeen Alshabaab kadib.


Ciidamada Xizbul Islaam ayaa la sheegay inay qaadi doonaan weerar ka dhan ah Alshabaab saacadaha nagu soo aadan taasoo la sheegay in qorshahoodu hadda yahay inay dib ula soo wareegaan magalada Kismaayo oo ay kasoo baxeen dagaal iyaga iyo Shabaab ku dhaxmaray gudaha magaalada.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Shabab Claims Victory

Post by Faranacab »

The_Patriot wrote:
Dhanka kale Jabkan soo gaadhay Al-shabaab ayaa ku soo beegmaya iyadoo saacado kahor ay saxaafada ka shaaciyeen inay soo afjareen dagaalkii ay kula jireen ciidamada Xisbul islaam isla markaana ay qabsadeen xarumihii dhinicii kasoo horjeeday. Arintan ayaa waji gabax ku noqon doonta masuulkii shaaciyey inay Al-shabaab ay la wareegtay xarumihii ciidmada Xisbul islaam ay ku lahaayeen duleedka Kismaayo.
Like Mareehaan guys in Snet Alshabaab are so desperate to win but they couldn't do though they have armed a lot of clan millitieas.

Laba dhabanle ayaa lagu kadiyey laakiin saddex dhabanle in looga dhigo ayey ahayd .. :lol:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Shabab Claims Victory

Post by hanqadh »

Murax not so fast :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Shabab Claims Victory

Post by The_Patriot »

J/Hoose or Jana CAbdale will be the Stalingrad of Shabaab.
Here are the best quotes I got from Somalia online members
The title is: Kismayo: alshabaab’s waterloo
There are many student of history on this site so I shall not narrate the historicity of the battle of Waterloo, nor shall I repeat the grounds for Duke of Willington’s initiative to position his army as he did or Napoleon’s rationale behind taking the risk he took to drive the British army out to the sea and knock the Prussians out of the war.

But I see parallel between alshabaab’s desperate wars against other Islamist components in and around Kismayo to the infamous defeat that was exacted on Napoleon troops.

As the preparatory effort of all out war against alshabaab continuous in Xamar, with Xizbul Islam effectively taking over Beledweyne, and Baydhabo being what it is strategically untenable if seriously attacked, Kismayo in theory is the only prize alshabaab can seriously contend to snatch, and reasonably defend. The region has been a known strong hold for their military basis and hide outs, and has the type of topography that could sustain a long drawn out guerilla war. Sensing some degree of seriousness from other Islamist components in Kismayo in terms of establishing a more unified administration, alshabaab started a war of choice to eliminate their opponents.

But their opponents are becoming stronger, and the war is taking other dimensions, which were initially not foreseen by alshaab. Xasan Aweys may be sheepish in all of this, but others are putting a serious and fierce fight to tackle alshabaab’s madness. What begun as a mere squabble about how to equitably divide the revenue from the Kismayo port, may indeed become the turning point of the religious wars in the south.
As I said many times before despite the novelty of alshabaab fighters, they will be killed as they killed, and this war will at minimum put many of them out of action, it will trap some, and detain them preventing spilling other Muslims blood in the name of religion. For those of them who are in the knowing this conflict may give them some pointers regarding the apparent deficit of wisdom and lack of sustainable strategy, others will see this absurdity for what it is, and may abandon the project. The utterances of Ina Yacqub could no longer be accepted credibly, his voice does not resonate. If he was the deliver of victory news from battlefronts before, he is now akin a man who breaches loft ideals while he reeks of hypocrisy.

It’s already a waterloo politically and theologically, and it may as well be so militarily.
By Xinfaniin
The wars in the last couple of days have shown that Xisbul Islaam is a force to reckon with in jubboyinka. Many Al-Shabab youth and commanders have been killed and the fighting has been the most ferocious seen thus far, on both sides the death toll is high but who is the defeated and who is the winner. Even if Alshabab manage to somehow subdue Xisbul Islaam in jubboyinka it is a moral win for Xisbul Islam rather than Al-shabab as they won't go away. Kismanyo was Al-shababs only secure base without that they are lost and this is the beginning of the end for them.

I fancied the youth in Kismaanyo, they did a great job in pacifying the city and nearby environs but their downfall is their allegiance to foreign lead projects and agendas by questionable organizations based in Afghanistan and Pakistan.

Whereas Somalia has been a country in war for over two decades now it is not befitting for such a nation to be the base for a global project&agenda like the one the organisation envisioned which needs a true society and not a burnt out nation and people like that of Somalia.

The global agenda cannot work in Somalia. Now the Youth want to tell us that their leaders and scholars are the better ones. Why should I believe that a foreign jihadist somewhere else on the globe is more qualified on the matters of Somlia than a local Sheikh who knows and understand the happenings in Somlia.

The americans want cross border men, they are looking for those they are not interested in Hassan Dahir Aweys and Hassan Caballa Hersi as this are internal issues for the somalis to deal with, the US cannot attack those individuals on the basis that they are 'terrorists' but they can attack those that they perceived have bombed their interests and than ran away to Somalia to hide in it.

The two individual Somalis mentioned are men that have an affection with Somalia and Somalis and they were part of those segments although not doubtingly Hassan Cabdalla Hirsi is a extremist in the pure sense of the word and has been the earliest forms of what is today Al-shabab but nevertheless this has become global now and others have the power over the youth and not them, although they or he was the forefather of all those revolutions.

And this extremism and dependence of foreign leaders not in Somalia will ultemily bring down the Shabab.

Thus I have a plan for any coming President in the future. The Youth should be incorporated into the law enforcing agencies in the future republic of Somalia. I mean they have build an enormous and efficient security apparatus. I would definatley take the elite of those and build the core of the police force with them and sack all those moryaans currently employed. I would employ and incorporate former Al-Shabab para militaries and secret service agents into the police force modern.

But I would not incorporate them into the military most definitely. They Youth should be amnestied the core and professional amongst them and incorporated into the police force and other law enforcing agencies.

Long Live united Somali Republic (federal) inshallaah.
By Aw Muuse Ismaciil

Brilliant post :up:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Shabab Claims Victory

Post by hanqadh »

Patriot nimanka la sheegayo ee Kenya xuduuda fadhiya yaa wata sxb? koley xidig iyo gacan bay ku leeyihiin baan filyaa, ma ka war haysaa?
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Shabab Claims Victory

Post by ModerateMuslim »

long live al-shabab wal-mujahideen :up: and may allah disgrace their enemies and haters :down:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Shabab Claims Victory

Post by The_Patriot »

hanqadh wrote:Patriot nimanka la sheegayo ee Kenya xuduuda fadhiya yaa wata sxb? koley xidig iyo gacan bay ku leeyihiin baan filyaa, ma ka war haysaa?
wa kuwi useless kaaha ee cabdi Mahdi :down:
Mar dholoow bu huraale lajogey wa nin Xabashi ushaqenayo ee dhanta absamaha umajogo.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Shabab Claims Victory

Post by The_Patriot »

Somali-Star wrote:long live al-shabab wal-mujahideen :up: and may allah disgrace their enemies and haters :down:
warya dharbi jiif are you loving ex-dharbijifs vigilante murian turned wadaados.
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Shabab Claims Victory

Post by ModerateMuslim »

the_patriot,

by supporting them i'm supporting the kitaab and sunnah :up: you on the other hand.....
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Shabab Claims Victory

Post by The_Patriot »

Somali-Star wrote:the_patriot,

by supporting them i'm supporting the kitaab and sunnah :up: you on the other hand.....
Ok where did you learn it from I guess the Tablighi style i.e 3 days crash program. :down:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Shabab Claims Victory

Post by paidmonk »

Jannay Cabdalla, Wabeeneeye & Ciise Maxamud town, the grave of Hiiraale's followers soon to be the grave of Al-Shabaab. :som:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Shabab Claims Victory

Post by hanqadh »

The_Patriot wrote:
hanqadh wrote:Patriot nimanka la sheegayo ee Kenya xuduuda fadhiya yaa wata sxb? koley xidig iyo gacan bay ku leeyihiin baan filyaa, ma ka war haysaa?
wa kuwi useless kaaha ee cabdi Mahdi :down:
Mar dholoow bu huraale lajogey wa nin Xabashi ushaqenayo ee dhanta absamaha umajogo.
mar haduu kaas Hiraale xeerada dolow canjeero xabashida isla dhuuqeen, kaa sharkiisa eebe hanaga ilaaliyo.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Shabab Claims Victory

Post by hanqadh »

06-10-2009;
Ururka Xisbul Islaam ayaa guulo ka sheegtay dagaal culus oo xalay oo dhan ku dhexmarayey iyaga iyo kooxda Al-Shabaab deegaanka Jannaay Cabdalla oo galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

Afhayeenka Golaha Shuurada ee Xisbul Islaam Sheekh Ismacil Cadow oo la hadlay saxaafada isaga oo jooga deegaanka Jannaay Cabdalla ayaa tilmaamay in ay ka awood roonaadeen Kooxda Al-shabaab haatana ay gacanta ku hayaan Jannay Cabdalla sida uu hadalka u dhigay.

"Haatan anaga ayaa gacanta ku heyna Jannay Cabdalla,nimanka la yiraahdo shabaab ayaa nasoo weeraray waan iska caabinay guulo ayaana ka gaaray dagaalka aan ku jirno"sidaa waxaa yiri Sheeikh Ismaaciil.

"Dagaalka walaalahayaga nagu soo qaadeen marar badan bey ku jabeen, dhalinyarada ay soo qaldeen iyagoo rafaadsan oo jahwareersan ayaa mar kale waxay is fara saareen ciidamadeena waana caabinay"ayuu yiri Sheekh Cusmaaciil Xaaji Caddow.

Mr Caddow ayaa sheegay in dagaalka ay kaga qabteen maxaabiis u badan dhaawac, kuwaasoo uu tibaaxay inay daweynayaan, isla markaana Meydad tiro ahna ay aaseen sida uu yiri.

"Intii aan dhaawacyada u direynay goobaha caafimaadka, iyo meydadkii ay ka tageen aan aaseynay ayay mar kale na soo weerareen, Alle ayaa jabiyay"ayuu yiri Sheekh Cusmaaciil Caddow oo intaa ku daray in dagaalyahano aan Soomaali aheyn kaga dileen dagaalka Alshabaab.

Waxaa uu sheegay in Nin Kenyati ahaa iyo kuwa Cadaan ay dagaalka ku dhinteen, isagoo dhalinyaro kale oo soomaali ah uu sheegay in dagaalka gardarada ah ay ku le'deen si xushmad lehna ay u aaseen.

Si kastaba ha ahaatee dagaalka xargaha goostay ee u dhaxeeyay xarakada Alshabaab iyo Xisbul Islaam ayaa cirka sii galay, iyadoo aanay wali kala cadeyn mowqifka Hogaanka Xisbul Islaam oo ku aadan dagaalada.


Jubbada.com
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”